Monday, December 11th, 2017
.

Maxaa kasoo baxay Kulankii Duqa Muqdisho ee Xildhibaanadda & Wasiirada Hawiye (Xalka G.Banaadir)

Published on May 18, 2017 by   ·   3 Comments

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa magaaladda Muqdisho Taabit Maxamed ayaa kulan aan caadi aheyn la yeeshay qaar kamid ah wasiirada iyo xildhibaanada beelaha Hawiye ee DFS.

Kulankan oo ka dhacay guriga dowladda hoose ayaa looga hadlay qodobo xasaasi ah oo ay kamid tahay maqaamka gobolka Banaadir iyo dhanka awood qeybsiga degmooyinka.

Wararka ayaa sheegaya in kulankan uu yimid xili la ogaaday in wasiirada iyo xildhibaanada DFS ay si weyn udiideen isbadal la filayo inuu duqa Muqdisho ku sameeyo maamulka degmooyinka oo uu kusoo daro dad ka yimid deegaano kale.

Ilo wareedyo ku sugnaa kulankaas ayaa sheegaya in xildhibaanada iyo Wasiirada ay ugudbiyeen Duqa Muqdisho inuu dhowro awood qeybsiga beelaha si looga fogaado in dalka uu ku laabto xaalado qabiil.

Dhanka kale, wasiirada iyo xildhibaanada ayaa Gudoomiye Taabit u gudbiyay cabasho ay ka wadaan odayaasha dhaqana taas oo ah in la raadiyo maqaamka gobolka Banaadir.

Ugu dambeyn kulankan ayaa kusoo dhamaaday in xildhibaanada iyo wasiirada ay si wada jir ah ula shaqeeyaan maamulka gobolka isla markaana kulamo kala war qaadasho ah mar walba la sameeyo.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dhawaan sheegay inuu doonayo in Muqdisho uu ka dhigo meel qurux badan.

 

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (3)

  1. Aklii xaraan ku naax ba kano kale la daaha…horta intay afkoda qurunka ee cambulada ku ruugan ay kala qadiin wa inay so bartaan wax ay caasimad ay tahahay. Mugdisho unuuka leh iyo xaaqi caasimada ban rabna.

  2. Hadaba caasimad waxey tahay hadiina aqoonin ilmo futo madoobeyal…caasimad wa magaalo ka dhexeysa muwadiinda wadanka. Hadiina rabiin inad la qabsadan Somali waxa ku daraysan mamuulka hirshabeele ama futadina madoob ba galinaysan. Saadbursi ma heelaysan nacala xaraan ku naxyashii indhaleen iyo abayoyinkiin ku yaal.πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚






WARARKA MAANTA

Daawo Muuqaal: Askarigii dilay Wasiir Siraaji iyo Arin Cuusb oo Maanta Ka Soo Baxdey Kiiskii Lagu Dilay Cabaas Siraaji…

December 11, 2017

DEG DEG: Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlay Xiisadda ka taagan M/Qudus

December 11, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Soomaaliya oo hadda kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu hadlay ...

DAAWO SAWIRADA: Xafladda daahfurka Qaamuuska Doorashooyinka oo ka socota Muqdisho

December 11, 2017
Maagalada Muqdisho waxaa ka socota XafladΒ  lagu daahfurayo qaamuuska doorashooyinka iyo istiraatiijiyadda 5ta Sano ee soo socota. Munaasabaddaan ayaa ...

XOG: Farmaajo oo Amray inaan la dilin Hogaamiyaha ugu sareeya Al shabaab oo isagoo nool lasoo qabto

December 11, 2017
Warar hoose oo la helayoΒ  ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu kulan Albaabada u xiran ...

XOG: Maxaa kala qabsaday R/wasaare Kheyre & Wasiiro ka cabsi qaba in xilalka laga qaado?

December 11, 2017
Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Wasiirada xukuumada Soomaaliya ay kulan ...

WAREYSO XASAASI AH+DHAGEYSO: Saameyn intee la Eg ayaa Shacabka ka soo gaarta dagaalada Ciidamada DF ku dhexmara Muqdisho? Maxaase soo noq noqa?

December 11, 2017
Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay waxaa dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ...

DAAWO VEDIO: Ciidamo ugu badnaa XDS oo la dejiyay inta u dhaxeysa Afgooye & Ceelasha Biyaha & Abaanduulaha oo Xog muhiim ah bixiyay+(Maxaa soo kordhay?)

December 11, 2017
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada ...

DAAWO VEDIO: Guddoomiye Jawaari oo Fariin Cajiib ah u diray in ka badan 500-dhalinyaro Soomaaliyeed oo hal meel isugu timid+(MUUQAAL)

December 11, 2017
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan ogolaan ...

WAR CUSUB+DHAGEYSO: Halkuu marayaa dhameystirka qorshaha isku dhafka Ciidamada ?

December 11, 2017
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan ...

DHAGEYSO: Wasiiro ka tirsan Somaliland oo Xanibaad la saaray & Xog ku saabsan Qorshaha ka danbeeya+(AKHRISO)

December 11, 2017
Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay warar saacadihii ugu dambeeyay oo soo baxay, kuwaasi oo ...