Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO:Deg Deg Xildhibaan Xidig Oo Cadeeyey Mooshinkooda “Cid Mucaarad Ma Jirto”

DAAWO VIDEO:Deg Deg Xildhibaan Xidig Oo Cadeeyey Mooshinkooda “Cid Mucaarad Ma Jirto”

Todobaadyadii u dambeeyay waxaa magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi shirar siyaasadeed ku lahaa qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Somalia, oo sheegay inay ku midoobeen madal ay ugu magac dareen Madasha Horusocod.

Guddoomiyaha Madasha Horusocod C/rashiid Maxamed Xidig oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inaysan aheyn madal si gaar ah dowladda mucaarad ugu ah, laakiin ay isu baheysteen horumarinta dalka.

Halkani Riix Video Muqaalka

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

One Response to DAAWO VIDEO:Deg Deg Xildhibaan Xidig Oo Cadeeyey Mooshinkooda “Cid Mucaarad Ma Jirto”

  1. Xaaji saalax says:

    DURBA MOOSHINKII MA BILAABMAY,ARMAAJAY WAXA KUSOO BAXAY XIDIG,DACAWA TIRI WALE REER AN OGAHAY GUURI WAA.KKKKKKKKKKK

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *