Monday, December 11th, 2017
.

DAAWO VIDEO DEG DEG:Dowladda Soomaaliya oo Kenya u gudbisay dacwad ka dhan ah Xildhibaanada ku sugan Nairobi

Published on May 18, 2017 by   ·   1 Comment

Dowlada Faderalka Soomaaliya Ayaa Markii ugu horeyey waxay dacwad ka Dhan Ah Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya Ee ku Shiray magaaladda Nairobi mooshinkana Ka Wada  U Gudbisey dowlada Faderalka Soomaaliya,Warqad  Nuxur Ka Mid Ah Ay Soo gaadhey Marqaan Media Ayaa Lagu Sheegay warkani.

Safaarada Soomaaliya Ee kenya Ayaa Ka Codsatay kenya Inay la Socoto Abaabulka Xildhibaanadani Barlamaanka Ay wadaan Oo Meel uga Dhacaya Heshiiska wada Shaqeynta Dhawaan Kala Saxeexdeen madaxweynaha Soomaaliya Iyo madaxweynaha Kenya,Kaasi oo dhigaya Inay ka Wada Shaqeeyaan Xogta Arimaha Amaanka.

Mid ka Mid Ah  Howl wadeenada Safarada  Soomaaliya Ee kenya Ayaa Sheegay  Inay Dowlada Kenya  Warqadani uga Imaaday Soomaaliya Uga Codsanayso Hoteelada Ay ku shirayaan In laga Hor tago Xildhibaanadani barlamaanka Soomaaliya  Oo tiradooda Lagu Sheegay  100.

Kulan Dhawaan Ay yeesheen Xildhibaanadani Ayaa  la Sheegay Inay Xildhibaanadani Gudoomiye U Doorteen Xildhibaan Cabdirashid  Xidig,waxayna Dowlada Kenya  Laga Codsaday  Inaysan U Ogolaan Warbaahinta Inay Kulamadoosa Tagaan.

Dowlada Kenya Dhankeeda Waxay sheegtay Inay  Aad uga Xun tahay wax dowlada  Soomaaliya Lidi Ku Ah In laga Soo Abaabulo Magaalada Nairobi,Mana Aha Mid la Aqbali karayo Ayey Sheegtay Dowlada Kenya Dhankeeda.

halkani Riix Video Muqaalka

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (1)

  1. Moryaanta hala buufiyo sida kanecada.
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Ciilka habarkintiir haysa baan yaabay.
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂






WARARKA MAANTA

Daawo Muuqaal: Askarigii dilay Wasiir Siraaji iyo Arin Cuusb oo Maanta Ka Soo Baxdey Kiiskii Lagu Dilay Cabaas Siraaji…

December 11, 2017

DEG DEG: Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlay Xiisadda ka taagan M/Qudus

December 11, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Soomaaliya oo hadda kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu hadlay ...

DAAWO SAWIRADA: Xafladda daahfurka Qaamuuska Doorashooyinka oo ka socota Muqdisho

December 11, 2017
Maagalada Muqdisho waxaa ka socota Xaflad  lagu daahfurayo qaamuuska doorashooyinka iyo istiraatiijiyadda 5ta Sano ee soo socota. Munaasabaddaan ayaa ...

XOG: Farmaajo oo Amray inaan la dilin Hogaamiyaha ugu sareeya Al shabaab oo isagoo nool lasoo qabto

December 11, 2017
Warar hoose oo la helayo  ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu kulan Albaabada u xiran ...

XOG: Maxaa kala qabsaday R/wasaare Kheyre & Wasiiro ka cabsi qaba in xilalka laga qaado?

December 11, 2017
Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Wasiirada xukuumada Soomaaliya ay kulan ...

WAREYSO XASAASI AH+DHAGEYSO: Saameyn intee la Eg ayaa Shacabka ka soo gaarta dagaalada Ciidamada DF ku dhexmara Muqdisho? Maxaase soo noq noqa?

December 11, 2017
Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay waxaa dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ...

DAAWO VEDIO: Ciidamo ugu badnaa XDS oo la dejiyay inta u dhaxeysa Afgooye & Ceelasha Biyaha & Abaanduulaha oo Xog muhiim ah bixiyay+(Maxaa soo kordhay?)

December 11, 2017
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada ...

DAAWO VEDIO: Guddoomiye Jawaari oo Fariin Cajiib ah u diray in ka badan 500-dhalinyaro Soomaaliyeed oo hal meel isugu timid+(MUUQAAL)

December 11, 2017
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan ogolaan ...

WAR CUSUB+DHAGEYSO: Halkuu marayaa dhameystirka qorshaha isku dhafka Ciidamada ?

December 11, 2017
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan ...

DHAGEYSO: Wasiiro ka tirsan Somaliland oo Xanibaad la saaray & Xog ku saabsan Qorshaha ka danbeeya+(AKHRISO)

December 11, 2017
Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay warar saacadihii ugu dambeeyay oo soo baxay, kuwaasi oo ...