Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO FADEEXADA:Hargaysa Xaaska Masuul Soomaliland Oo Amina Awaris Gurigeeda Ka Dhacday,Ogaadeen Baad Tahay Darteeda.

DAAWO VIDEO FADEEXADA:Hargaysa Xaaska Masuul Soomaliland Oo Amina Awaris Gurigeeda Ka Dhacday,Ogaadeen Baad Tahay Darteeda.

Xaaska Gudoomiyahii hore Ee bakiga Maamulka Soomaliland oo Ah gabadh U Dhalatay Beesha Ogaadeen Ayaa waxa Gurigeeda waxaa ka Dhacday Xaaska Madaxweynaha Soomaliland Amina Waris Sida Warbaahinta Ka Sheegtay.

Gabadhani Ayaa Sheegtay Inay Gurigeeda Ay dhisatay kadibna Looga saaray Gurigeeda Inay tahay Ogadeen Aysana Guri ku yeelanayn Magaaladda hargaysa,markii Shalay baabur booolis U tageen Gurigeeda.

“Shalay Ayaa Ciidamo Boolis Ah I Afduubeen waxana lagu yidhi Warqadani saxeex Inaad Gurigani uga Baxayso 7 bari,hadii kale waanu ku xidhaynaa,Taliyaha Jooga Saldhiga Koodbuur Ayaa Yiri hal maalin Loogu dari mayo Wqaana Amar naga Sareeya Ayery Dhaheen Ayey Tiri” Amran Maxamed suldaan  “.

Amran Maxamed suldaan  Ayaa waxa ka Dhintay Gudoomiyahii hore Ee Bankiga Maamulka Soomaliland,Waxayna Sheegtay sababta Guriga  Loga Saaray inay tahay Xaaska Madaxweynaha Soomaliland oo iyadu guriga Khasab Uga Saartay.

Amran Maxamed suldaan   Ayaa Sheegtay Falkani Inuu yahay Midaysan filanayn in Maamulkii  Ninkeeda U Shaqeynayey Iyo beeshii  Caruurta U Dhashay Inay Guriga Uga Saraan inay tahay Beesha Ogadeen  Oo Ku Qasban tahay Inay ka Baxdo.

Halkani Riix Video Muqaalka Yaab

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

4 Responses to DAAWO VIDEO FADEEXADA:Hargaysa Xaaska Masuul Soomaliland Oo Amina Awaris Gurigeeda Ka Dhacday,Ogaadeen Baad Tahay Darteeda.

  1. Atoore says:

    Asc.
    Haddii ay run tahay sheekadaasu waa ceel iyo fashil ku yimid reer soomaalilaan oo dhan.

  2. mingistume soo dag says:

    Gar Allay Taqaanee waad helin Gurigaagii bal isdajiye ku Qabso ku Qadimeyside waa Maadeys Aduunyadu Dadkuna Matalayaan.
    ————————————————————————————-
    Ma OGTAHAY GABADH YAHAY @
    MA OGTAHAY SARSUUR Daahan Baa Dibinka Yaallaaye. @
    MA OGTAHAY DALLUUN Baa Qodan Dooxa Hargeysa Hortaada Ahe. @
    MA OGTAHAY GABADHAY IN AAD Door Heshaan Lagula Doonayne. @
    ———————————————————————————-
    Wada Mariid Aasan oo Aqal Hargeysa ku Yaala.

  3. Kayse says:

    Kkkk kkkkk kkkk kkk kkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkk kkkkk kkkkkk waxan hore idinku sheegay in maamul beeleedka idoor aysan u qalmin nidam dawli ah iyo democracy, qabyaaladda iyo cuqdadda haysana Ay ka wayn tahay tii Ay ku mutaysan lahaayeen ictiraaf, wuxu qadhmuun aan u qalmin xataa in lagu dhex safro, taasi waa midda caalamku u aqoonsaday inay yihiin hal qoys ah oo isku reer ah, idoor diin la’aanta ayaa saldhig u ah faldambiyeedyada maalin walbo ka dhaca deeganna ay maamulaan, waxan ka xumahay dadka somaliyeed ee Ay idoorku maalin walba ku dhibaatanayaan dhulkooda hooyo, idoor taariikh baa u qorantay, Waa mid ay dhaxli doonaan cawibxumadeeda.

  4. Dab La Ridey says:

    Qolo Walba Mooryaan Wey Leedahay Somalida Ceeb

    kuma aha Laakin sheekadan ha loo Hubsado Dhaqanka lagu yiqiinay Isaaqa ma aha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *