Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO VIDEO: 4-askari oo ka tirsan ilaalada Hanti dhowraha Qaranka oo loo qabtay dilka Wasiirkii howlaha Guud & RW Kheyre oo Meydka Wasiirka ku booqday Villa Somalia..

Published on May 3, 2017 by   ·   No Comments

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaabka loo dilay Wasiirkii howlaha guud iyo guryeynta Xukuumada Ra’iisal wasaare Kheyre,waxaana hada warar aan helay sheegayaan in afar askari loo qabtay dilka Marxuum Cabaas Siraaji.

Inkastoosi dhab ah loo ogeyn cida sida rasmiga ah uga danbeyska dilka Wasiirka,balse warar warbaahinta ay baahinayaan ay sheegayaan in ilaalo ka tirsan Hanti dhowraha guud ee Qaranka lagu tuhmayo dilka Marxuum Siraaji.

Ku dhawaad afar askari oo ka tirsan ilaalada Hanti dhowraha Qaranka ayaa loo qabtay tuhunka dilka,waxaana jira mashquul caawa ka jira madaxtooyada Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha Soomaalia,Guddoomiyaasha Aqalka sare iyo Golaha Shacabka ayaa gaaray Cisbitaal lagu hayo meydka Wasiirka oo ku yaalo gudaha madaxtooyada Soomaaliya.

Waxaa socda baaritaan lagu ogaanayo xogta dilka Wasiirkii howlaha guud iyo guryeynta Xukuumadda Soomaaliya.

 

 

 

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO:Beesha Gabadhii lagu kufsaday Boosaaso oo Hanjabaad culus dirtay

November 21, 2017
Beesha ay ka dhalatay Faa’isa oo Todobaadyo ka hor Askari ka tirsan Ciidanka Puntland uu ku kufsaday Magalada ...

DAG DAG: Maraykanka oo Duqayntii ugu cuslayd ee fuliyo ku dilay In ka badan iyo dhimashada oo…

November 21, 2017

DAAWO:-DEG DEG Burco Oo Ay kaqaraxday Iyo Xabada toos u dhacaysa Mudaharaad kasocda

November 21, 2017
Waxa magaalada Burco caawa Ka Dhacaya rasaas Iyo wadooyin la Gubayo wax yar uun kadib markii lagu Dhawaaqay ...

DAAWO VIDEO :Faysal Waraabe UCID IYO KULMIYE Waa Isku Kitaab ,Ilahayba Cirro Nooga Hiiliyey,Guusha waanu wada Leenahay.

November 21, 2017
faysal cali waraabe Oo In badani lagu tuhmayey Inuu yahay Mid tageerayey Xisbiga Kulmiye Oo isaga Magac U ...

DAAWO:Farmaajo iyo Emaaradka oo ka wada hadlay arimo Xasaasiya

November 21, 2017
Wasaaradda arimaha Dibadda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay safarka Madaxweyne Farmaajo ee  Emaaraadka Carabta ayaa sheegtay in Madaxweynaha ...

DAAWO VIDEO LIVE:Qaabkii Muuse Bixi cabdi Oo madaxweynaha Somaliland Loo doortay..

November 21, 2017
waxa Loogu Dhawaaqay Madaxweynaha Soomaliland  Inuu yahay Musharaxa Xisbiga wadani Ee soomaliland,kadib natiijada Laga Sugayey. waxa la Sheegaya Inuu ...

DAAWO VEDIO: Ka dib ku dhawaaqista Guusha Muusi Biixi & Xaalada Hargeys+War maka heysaa F/C/Waraabe & C/raxmaan Ciro

November 21, 2017
Guddiga Komooshinka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay madaxweynaha cusub ee Shacabka Somaliland shantana ee soo socota hogaamin doona. Muusi ...

DEG DEG: Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo lagu dhawaaqay & Xisbi lama filaan oo ku soo baxay

November 21, 2017
Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee somaliland. Gudoomiyaha Guddida ...

DHAGEYSO: Ehalada Faa’izo Cabi oo lagu Kufsaday Boosaaso oo Cadaalad dalbaday+(Qorshe la dejiyay)

November 21, 2017
Qaar ka mid ah ehelada Faa’iso Maxamed Cabdi Xayi oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa mar kale ...

Farmaajo oo booqday Taalada Shuhadada Ciidamada Imaaraadka (SAWIRRO)

November 21, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taalada loo ...