Wednesday, November 22nd, 2017
.

(Video) Dhulbahantoow Mid Idinka Reebi Maayo ‘Tuugii Ciilqabaha Ahaa…..

Published on April 21, 2017 by   ·   3 Comments

Goobtu waa Laascaanood, waa wasiirka Madaxtooyada Somaliland, waa nin Cali Barre, Muse Abokor, Habarjeclo, deegaan ahaan ka soo jeeda degmada Oog, Sool, waa dhulkii dhulbahante 20kii sano ee u danbeyay laga qaaday,

maantana Laascaanood buu ka dhex hanjabayaa, kuyeeeh “dhulbahantoow inaan idin layno oo mayd badan dilo baa noo hadhay, waayo caqli dhulbahante ma lihidin , waay u ahaatay, waayo koox ciilqabeyaal ah ayaa maanta Somaliland u afduuban yahay. wuxu ku hanjabayaa inuu guutooyin ciidan ah uu haysto, uuna ku ciil bixi karo maanta..!!

Halkan Ka Daawo

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (3)

  1. Hassan says:

    Waa jareer xun oo qarmuun. Laakiin Dhulbahante ayagaa meeshaa is dhigay

  2. mingistume soo dag says:

    walee”@ Ninyahow Dhulbahante Aqoon uma lihid hadalka ka Soo yeeray Caqli xumo inay
    Kula tahay ugu sheega kana Quusan maayo tan iyo Waaga aakhiraade Qiso aan soo Dhugtay kuu Qadimayaye Adiguna Qabuul Dheh. Qorshaad maanta la timid oo Afkaaga
    Kaga tiri waan idiin leyn Horta Taasi dhulbahante kama QABTO.OGOOW SOMAALIDU WAXAA
    QIXIYEY MAANTA Qaarad kala Geeyay Qabyaalad intay Tahay mayla Qiraysaan Qaxar iyo
    Dhibaato inuu Yahay halaag QOORTA LOO SUDHAY.(ku waano Qaado)(Gefkii ka dhacay)Ninyahow weersan.

  3. Cali says:

    Qabiilkan waaa dadkii ugu horeeyay ee jad iyo shiishad dhul somaliey kula dhex xaragooda ilaa manta umadii dhan ay suntas bartaan. lkn hada shekada jaad kaliya mahan ee balwad kale oo an cidu aqoonin baa uqarsoon sababta ah ninkan siduu u hadlayo uma hadlan ciyaalka 6 jirada farasal cali dhurway wan arkay kana wan arkay kuwa kalena warkoda wan maqlay waba dad 100 sano ka hor wada washay






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Madaxweyne Gaas Oo Adis Sababa Qorshe muhim Ujooga Oo la Kulmay Raysal wasaaraha Itoobiya.

November 22, 2017

DAAWO:Ruushka oo ka hadlay Dagaalkii 1977kii dhexmaray Soomalia iyo Ethoipia

November 22, 2017
Dagaal qaraar ayaa dhex maray Soomaalia iyo Ethiopia sanadkii 1977kii kaas salka ku hayay lahaanshaha  Dhulka hadda loo ...

DAAWO VIDEO:Qosol Faysal C.Warabe Oo Durba isbadaley Farmaajo Tageeray”Beeshayda I Codeysey Aniga.

November 22, 2017
faysal cali waraabe Ayaa Markii Ugu horeyey ka Hadlay Cida Dooratay Oo isaga U Codaysay,waxana Uu Sheegay Inay ...

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho Lagu dilay iyo Ninkii dilay oo lasoo Qabtay (Warbixin)

November 22, 2017

DAAWO VIDEO:Siyaasin Somaliland”Waa Maalin Madow Maanta Soomaliland”

November 22, 2017
Waxa waxaa Muuqanaya Inay Jiraan Siyaasin badan oo tageersanaa Xisbiga Wadani Oo muujinaya cabsida Ay ka Qabaan Doorashadii ...

SAWIRO+DHAGEYSO: Laba Ruux Oo Ku Dhaawacantay Shil Mooto Agagaarka Taalada Daljirka

November 22, 2017
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ...

(FAALLO): Maxay Ka Dhigan Tahay Farriintii Madaxweyne Farmaajo Ee Doorashadii Madaxweynaha Somaliland ?

November 22, 2017
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ...

DAAWO VEDIO: Suldaankii Muuse Biixi Ololaha Xoogan u galay oo maanta ka hadlay

November 22, 2017
Suldaanka guud ee Habar-AwalSuldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa ka hadlay ...

DHAGEYSO: RW ku-xigeenka Soomaaliya oo si Cajiib ah uga hadlay Guusha Muusi Biixi Cabdi & Sirta ka danbeysa Guushiisa

November 22, 2017
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed   ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane ...

DHAGEYSO: 7-Sano jir Wadnaha ka xanuunsan oo Caawimaad ka helay G/Taabid”Sawirro”

November 22, 2017
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta Guddoonsiiyay Visa Caafimaad Waalidka dhalay Wiil 7-Sano jir ah oo ...