Marqaan News Agency » DHAGEYSO:-Falanqayn ku saabsan soo laabashada Kooxaha Burcad Badeedda

DHAGEYSO:-Falanqayn ku saabsan soo laabashada Kooxaha Burcad Badeedda

Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxaa dib usoo xoogeystay falalka afduubka maraakiibta ee ka dhaca xeebaha Soomaaliya.

Waxaa la afduubtay dhowr doon iyo markab, waxaana tani ay kordhisay walaacii maraakiibta ay ka qabeen ku safarka biyaha ku dhow Soomaaliya.

Halkaan ka dhageyso Dooda arintaas ku saabsan

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *