Marqaan News Agency » DHAGAYSO:Dhimashada Buuhodle Dadka OO 60 Kor U Dhaaftay,Wararkii Ugu Danbeyey

DHAGAYSO:Dhimashada Buuhodle Dadka OO 60 Kor U Dhaaftay,Wararkii Ugu Danbeyey

Dadka ku dhintay Cudurka Shubanka Ayaa kor u Dhaafaya 60 Qof sida Saraakiiha Cafimaadka U Sheegeen warbaahinta ,waxana Uu cudurka Gaadhey   Tuulooyin  Horay Uusan Cudurkani Ugu faafin Sida Wararka Sheegayaan.

Saraakiisha Cafimaadka  Oo ka Tirsan Degmada Buuhodle Ayaa Sheegay Inay Jiraan dadka Badan Intaasi oo ujiifa Isbitaalka Iyadoona Dadka Tiradooda Marka Laga Eego uusan qadayn xarumaha Cafimaadka Sida La Sheegay.

Halkani ka Dhagayso  Wararkii ugu danbeeyey

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *