Wednesday, November 22nd, 2017
.

DEG DEG DAAWO VIDEO:Dabxoogan Oo Suuqahii bakaaraha Caawa ka Kacay

Published on April 21, 2017 by   ·   2 Comments

Agaasimaha gurmadka dag-dagga ah ee gobolka banaadir C/qani Max’ed ayaan ka wareysanay goor-dhow isagoo ku sugan Suuqa Bakaaraha si aan wax uga weydiino dabka ka kacay gudaha suuqa iyo qasaaraha uu geystay inta uu la eg yahay,

Dabkani xoogan Oo Xili Habeen Ka Kacay  Magaalada Muqdisho gar Ahaana Suuqa Bakaaraha Waxa Ka Dhashay Qasaare Xoogan.

waxana Goobjoogayaal u Sheegayaan Marqaan Media iNu Ahaa Dabkani mid Xoogan Oo samayn badan Ku Yeeshay Suuqa.

Halkani Riix Video Muqaalka

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (2)

  1. hibo says:

    walee xoolihi xoogsade Heer xukun ku noolaa gubid KU haayo Heer xoogsadoow xoolahiini hadaadan xukun ku nool abaarta adan ka saari xoogsadoow xoolahiini dass eyey U dhamaan berina waa suuqa bacaad xoogsadoow ogow xoolahiini xukun ku nool itaal daran ayaa sidaas Mär waliba u gubayo

  2. mingistume soo dag says:

    Goodbye Suuqii Bakaare Ma Ogtahay Dhibaatada uu ku hayo suuqaan Bakaare shacabka Dagan Goofka mogadisho iyo dowlada cusub Ee farmaajo waa halka laga soo weeraro
    Magaalada xamar xool inta badan waxaa iska urir-Dimeedka shabaab(100%) hantida Taal.
    1)waxaa lagu iibiyaa hubka culus and hubka fudud,Bambooyin jidadka la dhigo,
    2)lacation laga dhibaateeyo shacabka xamar and maamulgoboleedyada hubka lagu soo Weeraro halka Ay KA yimaadan.

    3)Ganacsada hawiye Ee Xaaraan ku naaxyada Dowlad Diid ee shabaabka gafuurka duubta
    Argagixasada halka Saldhiga u AH(BASE MILITARY OF TERRORISTE).
    WAXAAN DOWLADA KULA TALIN LAHAA IN CAGTA LA MARIYO CADAWGA UMMADA SOMALIYEED
    SUUQAAN BAKAARE DALKA MEESHA UU KA DAGI LAYAHAY WAA SUUQAAS XAARANTA AH.






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Madaxweyne Gaas Oo Adis Sababa Qorshe muhim Ujooga Oo la Kulmay Raysal wasaaraha Itoobiya.

November 22, 2017

DAAWO:Ruushka oo ka hadlay Dagaalkii 1977kii dhexmaray Soomalia iyo Ethoipia

November 22, 2017
Dagaal qaraar ayaa dhex maray Soomaalia iyo Ethiopia sanadkii 1977kii kaas salka ku hayay lahaanshaha  Dhulka hadda loo ...

DAAWO VIDEO:Qosol Faysal C.Warabe Oo Durba isbadaley Farmaajo Tageeray”Beeshayda I Codeysey Aniga.

November 22, 2017
faysal cali waraabe Ayaa Markii Ugu horeyey ka Hadlay Cida Dooratay Oo isaga U Codaysay,waxana Uu Sheegay Inay ...

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho Lagu dilay iyo Ninkii dilay oo lasoo Qabtay (Warbixin)

November 22, 2017

DAAWO VIDEO:Siyaasin Somaliland”Waa Maalin Madow Maanta Soomaliland”

November 22, 2017
Waxa waxaa Muuqanaya Inay Jiraan Siyaasin badan oo tageersanaa Xisbiga Wadani Oo muujinaya cabsida Ay ka Qabaan Doorashadii ...

SAWIRO+DHAGEYSO: Laba Ruux Oo Ku Dhaawacantay Shil Mooto Agagaarka Taalada Daljirka

November 22, 2017
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ...

(FAALLO): Maxay Ka Dhigan Tahay Farriintii Madaxweyne Farmaajo Ee Doorashadii Madaxweynaha Somaliland ?

November 22, 2017
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ...

DAAWO VEDIO: Suldaankii Muuse Biixi Ololaha Xoogan u galay oo maanta ka hadlay

November 22, 2017
Suldaanka guud ee Habar-AwalSuldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa ka hadlay ...

DHAGEYSO: RW ku-xigeenka Soomaaliya oo si Cajiib ah uga hadlay Guusha Muusi Biixi Cabdi & Sirta ka danbeysa Guushiisa

November 22, 2017
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed   ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane ...

DHAGEYSO: 7-Sano jir Wadnaha ka xanuunsan oo Caawimaad ka helay G/Taabid”Sawirro”

November 22, 2017
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta Guddoonsiiyay Visa Caafimaad Waalidka dhalay Wiil 7-Sano jir ah oo ...