Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO VIDEO YAAB:Nin Shaah Wada Raga Iib Geynayey Oo la Qabtay

Published on April 21, 2017 by   ·   No Comments

Booliska Thailand ayaa qabtay nin isku dayay in uu dalka Laos u safriyo lix dhalo oo ay ka buuxaan shahwo rag.

Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in dhalooyinkaasi ay ka heleen boorso uu ninka watay xilli uu ka gudbi rabay magaalada Nong Khai ee ku taalla xuduudda waqooyi ee Thailand.

Booliska ayaa sheegay in ninka uu qiray in shahwada uu u waday Isbitaal taranka ka shaqeeya oo ku yaalla caasimadda dalka Laos ee Vientiane.

Dalka Laos ayaa waxaa aad ugu batay haweenka minkooda kireeya ee ilmaha u dhala dadka kale, ka dib markii arrinkaasi laga mamnuucay dalalka Thailand iyo Cambodia.

Shahwada ayaa laga qaaday rag Shiineys iyo Vietnamese isugu jira, sida ay booliska sheegeen.

Ninka ay boolisku hayaan oo Thailand u dhashay, ayaa sheegay in sanadkii lasoo dhaafay uu 12 jeer sidan oo kale shahwo ugu gudbiyay dalka Laos, sida uu shaaciyay wargeyska Bangkok Post.

halkani Riix Video yaab

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Madaxweyne Gaas Oo Adis Sababa Qorshe muhim Ujooga Oo la Kulmay Raysal wasaaraha Itoobiya.

November 22, 2017

DAAWO:Ruushka oo ka hadlay Dagaalkii 1977kii dhexmaray Soomalia iyo Ethoipia

November 22, 2017
Dagaal qaraar ayaa dhex maray Soomaalia iyo Ethiopia sanadkii 1977kii kaas salka ku hayay lahaanshaha  Dhulka hadda loo ...

DAAWO VIDEO:Qosol Faysal C.Warabe Oo Durba isbadaley Farmaajo Tageeray”Beeshayda I Codeysey Aniga.

November 22, 2017
faysal cali waraabe Ayaa Markii Ugu horeyey ka Hadlay Cida Dooratay Oo isaga U Codaysay,waxana Uu Sheegay Inay ...

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho Lagu dilay iyo Ninkii dilay oo lasoo Qabtay (Warbixin)

November 22, 2017

DAAWO VIDEO:Siyaasin Somaliland”Waa Maalin Madow Maanta Soomaliland”

November 22, 2017
Waxa waxaa Muuqanaya Inay Jiraan Siyaasin badan oo tageersanaa Xisbiga Wadani Oo muujinaya cabsida Ay ka Qabaan Doorashadii ...

SAWIRO+DHAGEYSO: Laba Ruux Oo Ku Dhaawacantay Shil Mooto Agagaarka Taalada Daljirka

November 22, 2017
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ...

(FAALLO): Maxay Ka Dhigan Tahay Farriintii Madaxweyne Farmaajo Ee Doorashadii Madaxweynaha Somaliland ?

November 22, 2017
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ...

DAAWO VEDIO: Suldaankii Muuse Biixi Ololaha Xoogan u galay oo maanta ka hadlay

November 22, 2017
Suldaanka guud ee Habar-AwalSuldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa ka hadlay ...

DHAGEYSO: RW ku-xigeenka Soomaaliya oo si Cajiib ah uga hadlay Guusha Muusi Biixi Cabdi & Sirta ka danbeysa Guushiisa

November 22, 2017
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed   ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane ...

DHAGEYSO: 7-Sano jir Wadnaha ka xanuunsan oo Caawimaad ka helay G/Taabid”Sawirro”

November 22, 2017
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta Guddoonsiiyay Visa Caafimaad Waalidka dhalay Wiil 7-Sano jir ah oo ...