Tuesday, January 16th, 2018
.

NAXDIN: Nin Dilay Xaaskiisa oo uur Laheyd

,
Published on April 20, 2017 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya nin kamid ah dadka kunool Tuulo lagu magacaabo Tugaarey uu maanta halkaasi ku dilay xaaskiisa oo uur laheed.

Dadka deegaanka ayaa ku waramay in Ninkan dilka geestay uu muran soo kala dhax galay xaaskiisa , waxa uuna dilka xaaskiisa u adeegsaday qoray uu lahaa, gacan ku dhiiglaha ayaana ka baxsaday halka uu dilka ka geestay.

Haweeneyda la dilay ayaa magaceeda lagu sheegay Faay C/Qaadir , halka ninka dilka geestay isna magaciisa lagu sheegay C/Laahi Isaaq, waxaana la sheegay in gabadha la dilay ay uur laheed sidoo kale gabar ay u heesay ninka dilay.

Dilalka nuucaan oo kala ah ee salka ku haya maseerka iyo arimaha la xariira khilaafka u dhaxeeya lamaanaha ayaa kusoo badanaya Soomaaliya, waxaana dilalkan oo kale ay horey uga dhaceen magaalooyin dalka kuyaala.

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo & Wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray Dh/mareeb

January 16, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado ...