Marqaan News Agency » DHAGAYSO PUNTLAND”anaga Iska Leh Garoonka Galkacayo Galmudug Malaha”

DHAGAYSO PUNTLAND”anaga Iska Leh Garoonka Galkacayo Galmudug Malaha”

Galkacayo(MMN)-Wax Garad kasoo jeeda Gobolka Mudug Puntland ayaa  ka Hadlay muranka Garoonka  cabdulahi yusuf Ee muqdisho inay  wada isticma;laan ganacsiga Galmudug Iyo Puntland Sida Ay Galmudug Raadinayso.

waxay Sheegeen Odayaashani Inaysan Sheegan karayn garoonka  Ku yaala Dhanka Galmudug hadii galmudug Sheegato garoonka  Galkacayona inay U Arkayaan Arin lagu bur Burinayo  Heshiiska Laba Dhinac ka Dhaxeeyey.

Nabadoon Cabdisalaan  Ayaa Sheegay Inuu yahay Garoonka cabdulahi Yusuf garoon  Ay leedahay  Puntland galmudugna Aysan Iska Hortaagi karayn balaadhin la Doonayey In lagu sameeyo garoonka,taasi oo cabasho ka Keeneen Galmudug.

Maal mahii ugu danbeeyey Ayaa Xiisad ka Taagnayd magaaladda Inkasta Oo labada Maamul wada .

Halkani Riix Dhagayso

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

13 Responses to DHAGAYSO PUNTLAND”anaga Iska Leh Garoonka Galkacayo Galmudug Malaha”

  1. Xaaji saalax says:

    DEE HADAY LEYIHIIN HA DHISTEEN XAAY LA QAYLINAYAAN,KKKKKKKKK.

  2. Atoore says:

    ASC.
    Dad an camal lahayn baa ku badan xaafada Baraxley.Waa dad ka shaqeeya xumaan iyo xaasidnimo kaliya.kama wado dadkoo dhan ee waa kuwa ka hadla garoonka dayuuradaha ee gaalkacyo.Waa run oo haddii ay dhisanayaan garoon dayuuradeed galmudug maxaa ka quseeya reer puntland?Jawaabtu waa waxba.Saas darteed nimanka ka soo tanaagooda xaafada Baraxley way qaldan yahiin ee camal ha yeesheen.
    Garoonka dayuuradaha ee Gaalkacyo qiyaas waxaa la bilaabay 1946.Waligoodna reer galmudug ma ay maamulin oo kama ay shaqayn oo lug kuma lahaan jirin ee maxay maanta u leeyahiin waxbaan ku leenahay.Haah oo wax way ku yeelan karaan.Sababtoo ah way ka dhoofaan oo ku soo dagaan oo ka ganacsadaan oo dadkay la mid yahiin.Laakiin reer Puntland waxaysan qaadan Karin anagaa leh garoonkaas.Waligoodba garoon ma ay yeelan ee ma kan bay hadda yeelanayaan?

  3. Hassan says:

    Barxley waxay noqotay cancer kuyaalla magaalada Gaalkacyo iyo gobolka muddug. Waraabuhu rabaayad ma noqdo kuwa meesha joogaana waa la mid. Waxaa wax laga xumaada ah in dagaalkii Gaalkacyo ka dhacay uu joojiyay Cabdiweli Gaas kaas u diidayna dadka iyo ciidamada Puntland inay Cancerka ka nadiifiyaan magaalada. Xalka ugu dhow ee magaalada gaalkacyo kaas buu ahaa, ha ahaado mid dhib badan oo dhiig islaam ku daadanayo laakiin islaamku wuxuu qabaa in daalimiinta layska qabto.

    Reerkaasi waxay 26 sano ee lasoo dhaafay ku mameem xaraan, boob, iyo falxumo kastoo qof bani aadam ahi ka xishoodo. Waxay weerareen: Gaalkacyo, Kismaayo, Baydhabo, Gedo, iyo xataa Xamar ooy kuxasuuqeen kuway isku qabiilka ahaayeen.

    daanyeeradaas ma fahmaan wax aan ka ahayn afcas marka inta idaacadaha laga hadlayo layska daayo xaaqin ha la mariyo nijaasta baraxley.

  4. cubeyd says:

    Hassno
    Adigaa baryootamayey cumar xalweyste u yeertay hadana waxaa leedahay gaas baa naceliyay gaas dalkaba waa kacararay maba joogin hada yaa gacmaha ku haya car waakase bal dhagax yar kor uqaad niic looma b

  5. cubeyd says:

    Atariisho
    Galkacyo waxaa lagaaga jarayaa xaqaad reer bariga masaakinta kagashay dhac&boob adigaa kawada bari lacagta aad xooga uga soo qaaday masaakintaa aniguna waa inaan kaasiiqaadaa madaarka gaalkacyo

  6. Cubeyd
    Marka hore intada furiin afkada oo cambulada ku cuntid waxa ficaan in aad kaqaatid xaaniya buurundeska kugu ilaaliso cadado

  7. Habroyìin badan ba waasa habarwalaan,habarguusjecel laakin habroyinka waqooyi waxa ka jecelahay
    habarta gobolada dhexe ee habarkintiir waxa ku jecelahay kintiirka laga majariin.

  8. Habroyìin badan ba waasa habarwalaan,habarguusjecel laakin habroyinka waqooyi waxa ka jecelahay
    habarta gobolada dhexe ee habarkintiir waxa ku jecelahay kintiirka laga majariin.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Xasan says:

    Salaamu caleykum. Ilaahey kabaqa iyo maalinta qiyaame. Ogaada maalinta qiyaamaha Puntlang iyo galmudug waxba idiin qaban meyso ee camalkiinna ayaa wax idiin taraya. Maanta fursad ayaad heysataan. Dadkan xumaanta soo qoraya ma ahan soomaali ee waa dad bartay sida loo qoro af somaaliga. Hadda kahorna waan arkay nin Ithiobian ah oo aanu deris aheyn oo maalin walba wax kusoo qora websetka isagoo caaynaya qabiilada somalida qaarkood islamaraana ey ujawaabayaan kuwa kale oo iska dhigaya somaali. Caqligu hashaqeeyo yaan leysku kiin dirin. Galmudug iyo puntland waa dad walaalo ah oo muslim ah oo masaajid ama guriga ilaahey kuwada tukada oo hal imaam leh. Walaalayaal aduunyada fitnadeedu maanta waa sida daadka roobka dad badan ayeyna qaadeysaa ee ilaah kamegen gala oo jannada haloo shaqeysto

  10. Libaaxmudug says:

    Adeerayaal war baad haysaane galnus xataa ha isku daydo inay dhaqdhaqaaq samayso tii horay dhabanada la hayaane balan waxaan ku qaaday baraxleey dambe inasn la arag oo ay dambas noqoto eeraboorka wixii hawshiisa ah waa muqadas

  11. Libaaxmudug says:

    War ma af baa wax la iiga qaadayaa mise galnus baa iska kay celin kadha war soow kuwii dhaawacooda uu dhurwaagu cunayey ma tihidin shalay ee bisinka bisinka ku waashay ma taangigiu baa rabtaan inasn madaxa idinka mariyo girl mudug abaayo qaska sacabka saaro guskaygii weynaa waa kacsaday markuu hadalkaaga maqlaye kkkkk

  12. cubeyd says:

    Dawaco mudug
    Inaad fulay tahay oo anaad rag iska dhicin Karin waxaa cadaynaya inaad dumar caysaan nin raga gabar macaayo
    Waxaan kuwaydiinayaa aaway maxjarkii&wadadii ma awood cusub baa kusoo korodhay afxumo colaadna waxkuuma tarto nabadna waykaa fogaysaa
    Balantayadu waa airporka

  13. Cubeyd
    Nin burundiyeska dhabta ugu fadhiya ba tahay yaa uu bootaneysa??? Kkkkkkkkkkkk
    2016 ma iloowday? 650 khanisiinta habarkintiir ba gaantayda ku maqaan?? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *