Sunday, January 21st, 2018
.

DEG DEG+AKHRISO: Dowlada Soomaaliya oo Ka Mamnoocday Kooxda Saadicuun Bil Xaqi Gudaha Soomaaliya

,
Published on April 20, 2017 by   ·   1 Comment

War qoraala oo ka soo baxay Wasaarada Awqaafta iyo  Arimaha Diinta dowlada Federalka Soomaaliya aya lagu sheegay in Wasaaradu daraaseysay  kooxdaas ogaatayna in ay tahay TAKFIIR-kii la asaasay 40 sano ka hor oo magaca badashay, dadkana ay u arkaan Gaalo.

Sidoo kale Wasaarada ayaa ayaa uga digtay xubnaha ka mid ah kooxdaas in ay dalka ka sameeyaan dhaqdhaqaaqyo iyo isku imaati, sidoo kale aysan soo saari Karin Bayaan.

Somaliland iyo Puntland ayaa horey Amaro lagu mamnuucayo ka soo saaray Urur diimeedka la macbaxday Al-saaciduun Bil Xaqi.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka.

.

Readers Comments (1)

  1. mingistume soo dag says:

    DOWLAD CUSUB YAANAN LAMA MARIN HABAABIN OO JIDKA AY KU SOCOTO LAGA LEEXIN OO ISBAARO
    LOO DHIGAN @
    ————————————————————————————-
    HERE ARE SOME FACTS @
    ————————————————————————————-
    1) Shabaab )before wuxuu urur-Dimeed shalay maxaakiimtii waxay lahaayen ROAD-MAP
    Maanta waa urur xag jira ah (unknown isbadalka shabaab ku dhacay (waad ogtihiin)

    2)Ganacsatada hawiye Ee (suuqa Bakaare ku iibiya hubka, culus, Qaraxyada, QORYAHA FUDUD, MIINOOYIN DHULKA LAGU AASO, HOOBIYAHA, MARADA AFKA LAGU DUUBTO,
    ———————————————————————————-
    INTAAS WAXA GADA OO KA BEEC-MUSHTARE (ganacsato hawiye muddo 30(years)wax dowlada
    ka dhalata Gayiga dalka somaaliyeed waa iyaga wax dalkaan sidaan u galay iyaga
    wax xamar ka socdo dilal qoorshaysan dhafoorjabis iyagu weeye(Argaxiso daban, Daahsoon)all guriyihii la dhacay 91 oo dhan iyaga iibsaday)Qiimo jaban una xalaaleey fududeyey(dowlada hoose oo waraqo oo been-abuur ah ay sameysteen(copy)

    GANACSATADA HAWIYE OO DHAQAALAH CULUS LEH AAN LA LOODIN(waxay ka Awood Badan Yihiin)DHAMAAN Qabaailka soomaaliyee oo dhan.@cadeyn marag madoonto mingistume
    weydi xog hoose oo la bixin waayey)waxay ka adag yihiin maanta sidaa hoos ku xusan
    —– ——– ——— ——– ——— ——– —
    1) Hawiye
    2)Daarood
    3)Dirta waqooyi)(isaaq)
    4)Digel& MIRIFLE
    5)CIIDANKA (AMISON)30,000
    AWOODA HOOS UGU DUUGAN SUUQA BAKAARE IYO MEEL KALE CIIDAN GAAR AH AYEY LEEYIHIIN
    MAALIN LA SOO FARAGALIYO BEY JAWAABI BIXIYAAN, CABDULAAHI YUSUF WIXII LA DAGAALEYEY IYAGA AYEY GAM HUB CULUS LAGA GARAACAY IYO TIGREE WEY KALA YAACEEN
    WEY SOO LAABTEEN HALKOODI AYEY KA MIISAYA, WABILAAHI TOWFIIQ.






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...