Tuesday, November 21st, 2017
.

DAAWO VIDEO:Cabdixakim Camey”Diyaarad Puntland Fasax ka Haysan Buuhodle Ma Tagi karto”

Published on April 20, 2017 by   ·   7 Comments

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Punt;land oo waraysi Siiyey Idaacada daljir Ayaa ka Hadlay  Diyaarad gar gaar wadey Oo Sida La Sheegay maamulka Puntland Uu diidey Inay ka Degto magaaladda Buuhoodle Kadibna Ka Degtey  Garoowe.

cabdixakim camey Ayaa Sheegay inay Diyaarada wadey dad Cadan sida UU Sheegay Loogana Baahnaa Inay Puntland sii marto sida Uu Sheegay lakiin Aysan Siimarin Puntland Sidaasi darteeda Amarka Loogu soo Rogey.

Buuhoodle Waxa Ka jirta Xaalad abaar Xoogan ilaa Hada Puntland Ayaana Wax gar gaar Muuqda U muujin dadkaasi waxayna Dad badan isku Hayaaan sababta Maamulka Puntland uu u diidey Inay Gar gaarkaasi  Tagaan deegaanka.

Halkani Riix Video Muqaalka

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (7)

  1. Xaaji saalax says:

    CAQLIGII DHABAYACO WAKASE ARKA GARGAARKI IYO RASHINKI LOO SIDAY DADKA TABALAYSANA SIYASAD BAY GELIYEEN,KKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  2. Ababina says:

    Dalku xuduud buu leeyaha waana khasab in lala socdo cir iyo dhul waxa soo gelaya iyo waxa ka baxaya balse diyaaradaha ethiopia sida aanay dhulka halka ay doonaan ogolaasho la’aan uga degi kari ayaanay somaliyana uga degi karin

  3. cubeyd says:

    Dadka shuban biyoodka&haraatka&gaajada
    U dhimanaya in dawo&cuno&biyo u dhimanaya miyaa fasax u baahan nacaskaan oo kale ayaa madaxnimo sheeganaya m/saleeban ayaa ku amray inuu cunoqabateeyo deegaankiisa&dadkiisa hadii kale garoowe joogimaayo

  4. mingistume soo dag says:

    Dalku waa federal dadkuna waa federal BUUHUUDLNA WAA FEDERAL WAX DHIBAATO HABA YARAATE MA JIRTO WAA BEEN IYO HUUHAA MAALIN KASTA DIYAARADO GARGAAR WADA AYAA KA DAGA
    DHAMAAN GOBOLLADA DALKA ABAARTA DARAN KA JIRTO CIDNA ISBAARO UMA DHIGAN KARTO GARGAARKA DEG DEG DALKA WUXUU KU JIRAA XAALAD GURMADA YAANAN LA ISKU QALDIN SIYAASADA
    FOOSHA XUN EE KA JIRTA GEYIGA SOOMAALIA.

  5. Atoore says:

    KU:Cubeeyd-Huutuu.
    Miskiin yahoow kuwaad habeen iyo maalinba ad la dabo taagan tahiin Bomka iyo Holaca dad ma aha miyaa?War adiga hadalba kuuma yaal ee ka dhuumo meel looga hadlo af-soomaali.Because you are a Rogue.Mooryaan baad tahay.Malaayiin soomaaliyeed baad disheen oo dhaawacdeen oo ad bliliqaysateen oo ad kufsateen oo ad Isbaarooyin u dhigateen.War maxaad ka hadlaysaa ma adigaaba qof Jira ah?
    Dhaqan iyo caado baad u leedahiin in aydnaan arkin ama dareemin qaladaadkiina.
    That is why I call you Hutu and Rogues.

  6. Atoore says:

    KU:Xaaji-Marduuf.
    Doqonnimadaada aniga oo aqaan waxa ad tahay iyo waxa ad iga mudan tahay baad I sii riixaysaa.Mooryaan hadduu heli karo wuu ku bililiqaysan lahaan.Adiguna waad qaraabaysatay.Wa Mooryaan haddii uu il kaa helo for sure harkii buu raranayaa AQALKAAGA CARUURTANA UU KA KUFSANAYAA ee ka fogoow ruuxaas lama soo dhaweeystee.Bal weydii Cubeeyd Huutuu oo ku dheh waryaa ma I taqaan kaan ahay?
    Jawaabtiisu waa ar xaan kaa aqaan mahaan kugu arkee.Miskiin yahoow xumaan iyo xasidnimo waxba iigama qaadi kartid ee KARAAMADA HA ISKA XUMAYN.Waa Xaaji Saalax.

  7. Axmed Cadde says:

    Atoor cayda rabeen personal attack jooji qofwalba fikirkisa waa u xor aqlqaqda iyo nidamka ilaali raiyigagaa ka hadal
    Foolxumo waa tan in la siyasadeyo gargaarka ina camey alaad batahy raiyigaga mahaan ee ragga ku yeerinayaa magaran wayday inad ku qancisid buuhoodle deeq iyo gargar bani adam nimo halala gaaro wakugu fooxlumo iyo ceeb inaad aqbashid waxa ay ku yeeriyeen ina Gaas oo cadowtnimada shacabka khaatumo qarsan aad afahyeen u noqtid dabadhlif horgalba tahy taarikhda qormaysa buhoodlena buqland waxba kama aha waxbana laga waydin maayo wana ku mahadsantahy inaa sida u hadashid waza natuustay cadowtnimada gamuurtay ay nagu hayaan buqland Deeqaha ay cuni jireen aya halyeey cali khalif kaso oowday immisa sano jeebka ku shuban jireen alle idin ma gaargaro fashiliki isbaaraada ina camey uu garowe u dhigtay wuu ku fashilmay






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...