Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO FADEEXADA:Qabiil Hargaysa Aabaha Dhalay Siyaasi dhalinyar oo shaaciyey in wiilkiisa loo xidhay Adoo Habar-Awala Waddani

DAAWO VIDEO FADEEXADA:Qabiil Hargaysa Aabaha Dhalay Siyaasi dhalinyar oo shaaciyey in wiilkiisa loo xidhay Adoo Habar-Awala Waddani

Siyaasinta Hargaysa Ayaana Waxba Isku reeban Mar marka Qaarkooda Waxana Ay Shaaciyey Fadeexada Ka jirta Magaaladda Hargaysa Heerka Ugu danbeeyye Gaadhey  Qabiilaysiga.

Dad Badan markay Aykaan  Sadexda Xisbi Ee ka Jira Soomaliland Oo isku beel Ah Ayey la Yaaban lakiin sadexadaasi xisbi laftooda Ayaa Qabiil kuwada Jooga Oo midkasta Gobolkiisa Ka Kale Uu ka Xigsadaa,Sida Hargaysa,Burco Oo u kala Xigsadaan.

waxa Uu Abahan Dhalay Wiil Ay Xidhay Maamulka Silaanyo oo lagu xidhay Adigoo habar Awal Ah Sidaa U Gashay wadani Siduu Sheegay.

Halkani Riix Video Muqaal

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

2 Responses to DAAWO VIDEO FADEEXADA:Qabiil Hargaysa Aabaha Dhalay Siyaasi dhalinyar oo shaaciyey in wiilkiisa loo xidhay Adoo Habar-Awala Waddani

  1. Xaaji saalax says:

    DEE WAA MEEL DIMUQRADIYADU BIYO DHIGTAY,SIDEEDABA MARKA AY DORASHO SOO DHAWAATO XARARADU WAY ISKA KACDA,MARKA AY DHAMATANA HALKEDI BAY KU NOQOTA,

  2. mingistume soo dag says:

    Xaaji Saalax adigana wiilkaga madaxa sare maro yar uga Adoo habaryoonis oo Wadani AH
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    Awalba faysal Cali waraaabe ayaa odhan jiray anigoo ciida Gale ah hargeysa anigaa
    Iska leh wuxuu ku YIRI SIILAANYO FAYSAL OO KU DHAGA HADLAYA HABARJECLO.KKKKKKKKKKKKK.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *