Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO VIDEO: Ciidamada Puntland oo u Gurmaday Buuhooodle Gar gaarna ka qeeybinaya

Published on April 20, 2017 by   ·   13 Comments

Ciidamada PSF ee Puntland ayaa ku wareejiyay maanta Masuuliyiin ka tirsan Baarlamanka iyo Xukuumadda Puntland deeq isugu jirta Daawo,Biyo iyo Caano oo loogu tala-galay in la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen abaaro iyo cuduro oo ku nool deegaano ka tirsan Degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn.

Deeqdaan oo ahayd mid ciidamadu kusoo iibiyeen qeyb ka mid ah mushahaarooyinkooda ayaa noqonaysa gurmadka ay maalmihii u dambeeyay Ciidanka PSF ku taakuleynayeen dadka iyo qoysaska ku nool deegaano ka tirsan Gobolada Nugaal,Karkaar, Mudug, Bari iyo Sanaag.

Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo ka hadlay wareejinta deeqdaan ayaa si weyn ugu mahadceliyay saraakiisha iyo ciidanka PSF oo ay ku amaaneyn in kaalinta 1aad uu ka galay caawinta dadka ku waxyeeloobay abaarta ka jirta dalka.

Halkaan ku Dhufo oo Daawo Video

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (13)

  1. mingistume soo dag says:

    Ciidanka PSF Ee Commandoos birta calashada waxay maanta mudan Yiihin ku mudan howsha
    Ay maanta Qabteen ummadadood hayb-wadaag la Yihiin waxaan idiin leeyaha Guuleysta
    Oo meel Roon Mar. u soo Gurmada soo baday khayr alah idiinsiyo maanto kale Yaa kal
    Haro. ALOOW ABAARTA NAGA Qaad oo noogu Badal Barwaaqo iyo roob mahiigan oo waxba na
    Yeelin oo Barakeysan Aamiin yarabi.

  2. Ababina says:

    Ciidanka psf waxay baal dahab ka galeen howsha gurmadka abaaraha ka jira guud ahaan dalkeena ilaahay ha ka abaal mariyo wanaaga ay samaynayaan iyo gurmadka ay fidinayaan dadkooda cisbitaalada u jiifaa shubanka iyo gaajada abaarta ka dilaacay

  3. Xaaji saalax says:

    AFAR KARTOON OO BIYO AH AYAY MEEL CIDLA AH KU DAADIYEEN,KKKKKKKKK.
    WAR MEESHA KUTUUR OO NAGA ORODSII KULAHAA ,TOLOW MAXAY KA CARARAYAAN,KKKKKKKKKKKKKKKKKK.

  4. Jamaal says:

    Ciidamada Puntland Waa ciidan U Adeega Shacabka Puntland Illahay Ha Dhowro Aamiin.

    Aaway isaaqii afka qarmuuna ee laha buuhoodle xukunaa markay arkeen ciidanka puntland waa kala carareen. Waxaa uso jeedin lahaa ciidanka puntland ugurmada dhamaan shacabka puntland. Dhulbahantena waxaa lee yahay Walaalkaa Puntland ruux Kuu DhaamoMaleh Ee iska Jira Namiimiyaasha isaaqa ee ka dhex faaiidaysta beesha harti.Midnimda hala adkeeyo. Isaaq waxa ku filan Puntland .

  5. Xaaji saalax says:

    AFAR KARTUN OO BIYO AH MEEL BAADIYA AH LAGAGA CARARAY MIYAA KAALMO AH,KKKKKKKKKKKKKKKKKKK.
    WALEE BOQORTOYADA MS FILIMKEEDA WAA COMEDY,KKKKKKKKKKKKKKKK.

  6. Ababina says:

    Maasha Allaah guul iyo gobanimo askari dhididkiisa gartay inuu shacabkiisa ku caawiyo waa wax Alle loogu mahad naqo

  7. Barwaaqo says:

    Staged event at some where near Garoowe. Dhabayaco filimadda Hindidda aad bay u daawataa kkk.

  8. Jaamac says:

    @Xaaji saalax

    Waad ogtahay reer puntland saa gob ku abtirsada boqortooyo fac wayn ,waad ogtahay reer baadiyihii iidoor ee abaaraha kasoo hayaamay sida gobonimada leh ee puntland loogu soo dhaweyay.

  9. mingistume soo dag says:

    Barwaaqo@ Marwo Qaaliga ahayd horta salaan Gobeed tix yar oo gabay
    a)Gaaridii loo xishiyo Gabadh loo AAYO.
    b)Raaliyo Garaad Badan.
    c)midna Magac Qoys Gashay Guur Muteyste.
    ————————————————————————————
    INTAAS OO AMAAN AH WAXAA ISKA LEH (GABDHEEN BARWAAQ)MUDAN.

  10. Xaaji saalax says:

    JAAMAC
    WAR IIDOR MAY AHEYNE KUWII AAD ODHANJIRTEN HARTI BAANU ISKU NAHAY BAY AHAAYEN,KKKKKKKK.
    MIYAANU WAALANAHAY MARKAANU DHABAYACO KU QAXAYNO,KKKKKKKK

  11. Jaajuumoow says:

    Reer Baadiya meeshaan waxuu ka dhigtay meel lagu ceeytamo oo aan xishood laheen. Kheer ninkii suubiyana xanta oo caaya, waxaa tahiin ba dad xumaha jecel oo wanaag ba aan rabin. Maxaa Soomaali kaa dhigay ayaan ba is dhahaa ileen dad kaan oo kale ayaa ka mid ah oo xumaan jecel.

  12. Dablariday says:

    Ciyigii Waa Kabaryay!!

  13. Libaaxmudug says:

    Psf ilaahoow ii daah






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Madaxweyne Gaas Oo Adis Sababa Qorshe muhim Ujooga Oo la Kulmay Raysal wasaaraha Itoobiya.

November 22, 2017

DAAWO:Ruushka oo ka hadlay Dagaalkii 1977kii dhexmaray Soomalia iyo Ethoipia

November 22, 2017
Dagaal qaraar ayaa dhex maray Soomaalia iyo Ethiopia sanadkii 1977kii kaas salka ku hayay lahaanshaha  Dhulka hadda loo ...

DAAWO VIDEO:Qosol Faysal C.Warabe Oo Durba isbadaley Farmaajo Tageeray”Beeshayda I Codeysey Aniga.

November 22, 2017
faysal cali waraabe Ayaa Markii Ugu horeyey ka Hadlay Cida Dooratay Oo isaga U Codaysay,waxana Uu Sheegay Inay ...

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho Lagu dilay iyo Ninkii dilay oo lasoo Qabtay (Warbixin)

November 22, 2017

DAAWO VIDEO:Siyaasin Somaliland”Waa Maalin Madow Maanta Soomaliland”

November 22, 2017
Waxa waxaa Muuqanaya Inay Jiraan Siyaasin badan oo tageersanaa Xisbiga Wadani Oo muujinaya cabsida Ay ka Qabaan Doorashadii ...

SAWIRO+DHAGEYSO: Laba Ruux Oo Ku Dhaawacantay Shil Mooto Agagaarka Taalada Daljirka

November 22, 2017
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ...

(FAALLO): Maxay Ka Dhigan Tahay Farriintii Madaxweyne Farmaajo Ee Doorashadii Madaxweynaha Somaliland ?

November 22, 2017
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ...

DAAWO VEDIO: Suldaankii Muuse Biixi Ololaha Xoogan u galay oo maanta ka hadlay

November 22, 2017
Suldaanka guud ee Habar-AwalSuldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa ka hadlay ...

DHAGEYSO: RW ku-xigeenka Soomaaliya oo si Cajiib ah uga hadlay Guusha Muusi Biixi Cabdi & Sirta ka danbeysa Guushiisa

November 22, 2017
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed   ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane ...

DHAGEYSO: 7-Sano jir Wadnaha ka xanuunsan oo Caawimaad ka helay G/Taabid”Sawirro”

November 22, 2017
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta Guddoonsiiyay Visa Caafimaad Waalidka dhalay Wiil 7-Sano jir ah oo ...