Tuesday, November 21st, 2017
.

XOG XASAASI AH: Barlamaanka Soomaaliya oo maanta go’aan aan la fileyn kasoo saaray Mooshinka Saldhiga Berbera ee Imaaraadka! (Maxaa Cusub?)

Published on April 19, 2017 by   ·   10 Comments

RIIX  HALKAN SI AAD U AKHRISO WARBIXINTA OO DHAN

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (10)

  1. Barwaaqo says:

    Waxba ma cusba’ee Farmaajo waxa Emaraatku ku yidhi Berbera ma xukuntid Dee dalka Somaliland la yidhaahdo ayaan heshiis la galay. Somali Republic waxay burburtay 1991.

  2. Kayse says:

    Barwaaqo kkkkk kkkk kkkk kkkk meeqa caqaar baad soo liqday? Habar oo idoor oo qayilsan sheeka qudhmuunaa kkkk kkkk kkkk kkkk kkkk kkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkk kkkkk kkkkkk imaarat wuxu yiri zabiiland 1991 somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ka go’day Waanu heshiinnay kkkkk kkk kkkk kkk

  3. Ali Mohamed says:

    To Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya

    Mudane waxaan kuu sheegaa taariikdha qaranka Soomaaliyeed kuu qori doono adigaa gacantaada ku haysato marka wax aad la timaado wanaag iyo xumaato ayaa lagu qori doonaa oo buuga taariikhda laguugu xusi doonaa.

    Intaad xukunka haysid wali lama gaarin 100 maalmood, sal fudeedkii lagu yaqaan qabiilka aad ka dhallatay ee Daaroodka ah waxeeu kuu bixiyeen ‘KASTUUME HAWIYE’.

    Ilaa iyo haddana wax gaar ah aad Hawiye u sameysay ma jiro oo waxaad ku mashquulsaneed isbadal goalaha wasiirada iyo xil wareejin oo ah kulligood danaha Soomaali oo dhan.

    Kastuume Hawiye waa shaabad ee reer tolkaada damac sanyahiin in eey kuugu dhajiyaan ula jeedadana waxa weeye hadii aad Daarood wax u qabanin shaabaddaas ayaa kuugu dhaceyso marka kor iyo hoos Daarood maahane cidkale wax ha u qabanin.

    Waa ciyaar siyaasadeed oo reer tolkaada rabaan in eey kuugu hantiyaan oo culeys siyaasadeed iyo god laguu qodaayo. Ama Daarood wax sii ama orodoo na dhaaf.

    Mudane Madaxweyne adigee kuu taala in aad kala dooratid ciyaarta reer tolkaada ama danta Qaranka Soomaaliyeed.

    Kastuume Hawiye markii lagu leeyahay maxaad ilaa iyo hadda Hawiye u qabatay? Hal sheey xataa ma jiro.

    Laakiin ilaa iyo hadda Dekeddii Berbera waad ka qeylisay middi Boosaasan waad ka aamustay baan haynaa. KKKKK

    Ilaa iyo hadda waxaad muujisay in aad tahay Daarood oo u eexday Maxamuud Saleebaan markaad dekeddii Boosaaso ka aamustay.

    Waa Qalidkii koowaad aad gashay ilaa iyo hadda waana qalad weyn ka dambeysa Qabyaalad.

    Kastuumo Maxamuud Saleebaan ama Kastuumo Majeerteen.
    Reply

  4. Ahmed says:

    Mooshinkaasi inaanu meel gaadheyn waa nigii markii lasoo hadal qaadayba sheegay. Waxa keli ah ee ay Dawladu iska badbaadishay waa in Mooshinkaas oo aanu Saxarada iskaga soo bi’inay uu jawaab ahaan ugu soo noqdo. Dawlado kalena waxaanu ka kireyn doonaa saldhigyo horleh oo Milatari sida Jabuuti oo kale. Kiro wanaagsana waanu ka qaadi doonaa. Dawladan Farmaajo iyo Labada Baarlamaan ee Muqdisho ka jiraana wax aliyaale wax ay naga qaadi karaan ayaa iska yar. Ama ha buuqeen ama ordeen ama korka ha kaadjeen. Ganna. Waxa ay ay Somaliland ka guri karaan ayaa iska yar.

  5. Ahmed says:

    Keyse

    Maxaa Mooshinkaas la table gareeyay (miiska hoostiisa) la dhigay kaaga soo baxay. Waatii bug bug taada, bac bacdaada iyo cabaadkaagii aanu ka seexan kari weynaye. Mooshin baa la keenayaa. Markaasaa heshiishkani meesha ka baxayaa iyo kan iyo keer.

    Alla maxaad sidii dhoocil yar oo cuqdadaysan oo kuwaad necbeyd baa wax lagu sameynayaa lagu yidhi qeyladaadii iyo sawaxankaagii laga fadhiyi kari waayay.

    Maanta maad ooyi ileyn wax kale kuuma yaalaane? Imikaad qosol gariir nagu waaleysaa. kkkkkkkkkkkkk

    Kii shalaytoole kulahaa intaan saxarada iskaga masaxo ayaan adiga kuu dhiibayaa si aad Farmaajo jawaabtaa waafiga ah u gaadhsiiso waa aniga. Kan maanta Ooy ku lihina waa aniga. kkkkkkkkkkkkkkk xaaladu waa isla halkii uun.

  6. Kayse says:

    Ahmed idoor Waa eey kkkk eeyna Waa faddaro inta aadan ila hadlin afka iska cleaned garee, runtu Waa ku dhubtaa , beenta aya dawo kuu ah, riyo ku nool baad tahay, wejiyo xun idoor kkkk kkk kkk kkk ilmo ido socod ku saarte kkkkk kkkk kkkk kkkk adiga Ahmed sow adigii bararaha hargaysa idaha ku fuulayay adoo sakhraansan kkkk kkk kkk kk kk kk kkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkk kkkkk kkkkkk idoor ido socod ku saarte kkkkvkkkkkkkk kkkkk kkkk kkk berbera iyo imaaraat bay ku dul meeraysataa, aaway qarannimaddii iyo huuhaadii kkkk kkk kkk kkk kkk 30 sano ayaad afqadhmuun isla hor dhoobantihiin kkkkk kkk kkk kkk sow ma qajilaan kkkkk kkk kkk kkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkk kkkkk kkkkkk marxaladda maanta idoor ku sugan yahay qof garan unbaa idin yaqaan kkkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk

  7. Kayse says:

    Ahmed dhuusada cesho, adigoo futo qaawan lama faano, fiiri hortaada kkkkk kkk kkk motion kii Waa yaallaa wallaahi kkkk kkk kkk inaan caad baajin kartaa jirin,booqashadii madaxwayna dawladda federaalka somalia mudane maxamed c/llaahi Farmaajo uu ku tegay imaaraatka ayaa arrintaa laga heshiiyay,imaaratku waxay hoosta ka xarriiqeen in midnimada iyo qarannimada somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ay tahay waajib muqaddasa,laakiin waxay madaxwaynaha ka codsadeen in la tixgeliyo heshiisyadii Ay maamul beeleedyadu hore u galeen, arrintaasi Waa mid dhab ah, farmaajo wuxuu aqbalay ballaarinta dekedda berbera laakiin waxa meesha ka baxay saldhiggii military..- qofkii arrintaa aan ku qancin ha isoo waco aniga kkk kkk kolleey idoor Hadal madeeqee halgaad baa deeqda kkk kkkk kkkk

  8. mingistume soo dag says:

    To: Allow Garaad iyo Garasho na sii @ali mohamed abaal raaga Rag baa leh mid Baaqna
    Haween Baa Leh Mid soo Dhakhsada XOOLAHA LEH. ABGAALKII DAAROOD SHALAY KU GALAY
    OO HEERKA MAANTA AAD JOOGTID KU GAARSIIYEY XAG GANACSIGA KA HORMARIYEY SOOMAALIDA
    INTEEDA KALE.KKKKKK KKKKKK KKKKK HORAA LOO YIRI HAWIYE CEEBBBBBBBBBBB KAMA BAQO
    WUXUU BAQAA (CAYDH)WAAN KU JAWAABI LAHAA LAAKIIN IIMA DHIGANTID (GOB)BAAN AHAY GUN
    MA AH.(AFKA DAY)>WOW WOW

  9. mingistume soo dag says:

    ALLOW YAANAN KU JIHAADIN ODAY GUDOOMIYE KU SHEEGA EE FADHIGISU MOGADISHO MOSHIIN
    MACNAHA HORTA MA YAANAAN KOONFURTA MOGADISHO ERAY MOOSHIN)JAWAARI IYO XILDHIBAANADA
    MARTIDA U AH(HAWIYE WAALAN OO AAN WAXBA GARANEYN DASTUURKA DALKA U YAALA.HADDII
    RUN SHEEGAYO JAWAARI HAWIYE DEKEDII IYO AIRPORT)(SALDHIG MILITARY TURKEY)AYEY SIIYEEN
    OO IIBSADEEN ANIGA MINIGISTUME BAAN MARKHAATI IYO CADEYMO OO MARAG-MADOONTO
    ————————————————————————————-
    1)BAARLAMKA IYO XILDHIBAANADA HAWIYE AYAA XOOG KU HEYSTA
    2)GUDOOMIYE JAWAARI ISAGA LA HEYSTA OO XOR MA AH MAANT(GACAN HAWIYE AYUU KU JIRAA)
    3)MOOSHINKA DANTA LAGA LEEYAHAY IN LAGU CURIYAAMIYO HORUMARKA BEELAHA KU AFTIRSADA
    SOMALILAND AMA(DIRTA WAQOOYI)OO HAYBWADAAG NALA AH IN LAGU CURIYAAMIYO HORUMARKA KA JIRA (HARGEYSA)AND (BERBERA)AND (SLDHIGA BERBERA)INTABA WAA LAGA SOO HORJEEDA
    TAASI QIIL U NOQON MEYSA (SADBURSIGA KA SOCOD KOONFURTA OO AAN DOONEY HORUMAR BEELAHA KALE IN AY HORUMARAAN(XAQ WAXAY U LEEYIHIIN DIRTA WAQOOYI HORUMARKOODA AAN
    KALA TASHAN NIN KA YIMID KOONFURTA OO WAX SHAQO AH KU LAHAY OO AH ISKA HADLE INNA IGARE.(KA TASHADA KOONFURTA WAXAB MA YAALIN OO XITA NIDAAM DOWLADEED KAMA JIRO)
    HA KU HABSAAMIN EE DANTIINA GARTA(SOMLILAND)(DIRTA WAQOOYI)WAA WAQTI LUMIS.

  10. Kayse says:

    Mingistume so deg sidii orgigii ayaad u hadashay kkkk kkk kkk kkk ri’ garle kkkk kkkk kkk kkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkk kkkkk sac gusle kkkk kkk kkk kkk Geri ooman baa tahay kkkk






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...