Marqaan News Agency » Warbixinta 29 Aqoon-yahanka Gobolka Cayn Oo Sheegay Inay Dhamaatay Dulqaadkii Cali Khaliif A

Warbixinta 29 Aqoon-yahanka Gobolka Cayn Oo Sheegay Inay Dhamaatay Dulqaadkii Cali Khaliif A

Apr 19, 2017 – jawaab

• Anaga oo ah inta baaqan ku saxeexan, oo ku hadlayna dareenka shacabka reer Buuhoodle debed iyo gudo;

• Markaanu eegnay khaa’inimada Ali Khalif ee isdaba jooga ah ee uu u gaystay SSC isaga oo la shuraaka ah maamul beeleedka Somaliland;

• Anaga oo aragna in dhulkii SSC intiisii badnayd uu gacanta u geliyay Somaliland degmada Buuhoodle mooyaane oo iyana marinkeedii uu hayo;

• Anaga oo la socona wadahadalka khiyanada iyo been beenta ah ee Somaliland uu la leeyahay oo hal u jeeda looga gol leeyahay oo ah in uu gobolada SSC u gacangeliyo cadowga isna abaalgud ku helo;

• Anaga oo aragna in markii Somaliland ay dagaal Buuhoodle wax kaga qaadiwayday ay muddaba u wakiilatay Ali Khalif in uu diradirale dagaal beleed ka dhax dhaliyo oo uu ku kala furfuro midnimada reer Buuhoodle si kadib Somaliland loogu gacan geliyo;

• In markii khiyaanadii Ali Khalif ee Buuhoodle shaqaynwayday ay hadda isaga iyo Somaliland wadaan qorshe kale oo ah in ciidamo beeleed loo qoro, kuwaas iyo militia Somaliland oo iswataana ay Buuhoodle soo weeraraan.

• Anaga oo aaminsan in cadowga ka soo jeeda gudaheena SSC oo Ali Khalif kow ka yahay ka daran yahay cadowga debeda oo ah Somaliland, oo reer Buuhoodle yaqaaniin sida la isaga caabiyo laakiin kan gudahay ku jaahwareereen;

• Anaga oo aragna in Ali Khalif ku xisaabtamaayo in uu suu doono xumaan iyo khiyaano ka gaysan karo Buhoodle isaga oo isku halaynaya xishoodka iyo dulqaadka reer Buuhoodle, oo uu isleeyahay waxaa laguugu xilanayaa ama lagugu xeerinayaa dhalasho.

• Anaga oo aragna dhibta Ali Khalif maanta abaabulayo in Alamtara soo dhaaftay, oo masiirkii shacabka Buuhoodle khatar ku jiro, arintu waxay maraysaa ma saasaa Ali Khalif lagu dhaafaa oo la sugaa inta uu Buhoodle cadowga u gacangelaanyo misse waa la iska qabtaa oo masiirka shacabka la badbaadiyaa?

. Anagoo ka duulayan arimaha kor ku xusan waxaanu aaminsanahay in mar hadii Ali Khalif ku caan baxay khaa’inimo, oo cadaystay belo iyo boqon gooyo uu ku hayo SSC guud ahaan, hadana Buuhoodle, in uusan mudnayn dulqaad danbe ee la iska qabta, oo haduu tag ku tegi waayo in markaa wuxuu ku tago la tuso;

waxaanu kale oo aaminsanahay danta omaddu inay ka horayso tan shakhsiga ah. Wixii Ali Khalif gacan ku siiya khaa’inimada, ama ku soo dhowaysta dana dhaqaale ama dhalasho in ay taariikh da umadda baal madow ka gelayaan.

Waxaanu marka ugu baaqaynaa shacabka reer Buhoodle in uu midoobo oo ay meel uga soo wada jeesto cadowgooda gudaha sida ay meel uga soo wadajeestaan cadwgoodsa debedda ee Somaliland.

Baqan waxa soo saaray waxgarad ka soo jeeda Buhoodle:

1. Nur Mahdi H Farah

2. Osman Hassan H Omar(Badawi)

3. Mohamed Ali Mire

4. Ahmed Mohamud Handule

5. Ismail Diriye Gamadiid

6. Abdi hassan Qambi

7. Mohamud Hassan H Omar

8. Abdirhaim H Omar Amay

9. Abdirasak H Omar Amay

10. Cisma Khayre

11. Ahmed Abdi Duale Darwish

12. Abdirashiid Omar Shacuur

13. Khatin Duale Qambi

14. Liban Mohamed Shariif

15. Mohamed Ali Qambi

16. Ibrahim Haji Adib

17. Mohamed Mohamud Joofay

18. Nur Mahdi H Farah

19. Hussein Mohamed Adan(Dhalandhool)

20. Faisal Ali Mas

21. Careef Abdi Qani

22. Abdirahman Osman yare

23. Ahmed Mohamud Hoosh

24. Ahmed Suleiman Hassan

25. Tani Ahmed Weli

26. Keif Ali Qambi

27. Carab Ahmed Godane

28. Ali Abshir Ismail

29. Mohamed Abdi Duale

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

5 Responses to Warbixinta 29 Aqoon-yahanka Gobolka Cayn Oo Sheegay Inay Dhamaatay Dulqaadkii Cali Khaliif A

  1. Barwaaqo says:

    Dagaal oogayaal.com

  2. Kayse says:

    Cali khalif galayr ma waxay dani dhafin wayday inay guri eey magan galo, nin idoor isu dhiibay waa nin eey isu dhiibay, maxaa darajo ka soo raaci maamulka qabiilka idoor, weligaaba ku dul meer, dhulbahante inay idoor isu dhiiban Waa midan dhacayn, midda labaad maamul beeleedyada somalia ka jira oo dhan waysku mid kan Idoor Waa kan qadhmuun, Waa Hal qoys ah , Waa idoor ido socod ku saarte kkkk kkk kkk

  3. Ahmed says:

    Kooxdan waxaan ku leeyahay kaalaya oo tusa wax uu ku tago. Shir jaraa’id lasoo saaro iyo magacyo meel lagu soo malmaluuqo horaa kheyrkiin uga daaleen. Intii wadahadalka iyo heshiishka kasoo horjeedaay badka is keena dhulal shisheeye haka soo booteynina sidii dhoocilihiiye.

  4. Maxamed says:

    Waa Dhabayaco waxay wadato iyo Niman Dibada kuu raxaystay, qarna Garowe laaga Kireystay.

  5. wiil hoog puntland@ says:

    To/ mohamed waxaan ku sheegaya oo aan kula talinaya sida hadalk aad u dhigtay horta waa
    La Qurux badan yes or no meel ma wada Galaan. siin iyo saad waa laga saar xaqiiq runta
    waxaa halkaas beesha dhulbahante maanta dhigay waa(baharsame iyo inta ku siyaasada ah)
    Eedeynta aad Garoowe ku maagtay anaa ka xaal marin lahaa haday jiraan laakin sheekad
    Ay waataan halka Qoys oo idinkoo dhan afka idiin dhigtay dhulbahant oo dhan tilaab ka
    Qaadi waayey oo sida ay doonaan idinka yeela maad ka hadashada intaad garoowe maageysid
    soo ma haboon in aad cali khaliif aad iska qabtaan iyo reerka oo ka dhashay (baharsame
    oo(Copy somaliland)haddii majeerteen Diideen oo walaalihiin ma xumo dadku wey isqaban
    oo khaladaad waa jiri oo waan ognahay laakinse wada dhashada ha xoorin. wabilaahi Towfiiq.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *