Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO VIDEO:wasiirada Gar Gaaarka Maryam Qaasim Oo Kaalin muhim ka Qaadanaysa Gar gaarka.

,
Published on April 19, 2017 by   ·   1 Comment

Xukumada Faderalka Soomaaliya Ayaa Furtay Goob Loogu talo galo In laga Maamulo Abaaraha Dalka Ka Jira Lagulana Xisaab tamayo Dhamaan Ha’yadaha Gar gaarka Iyo  Dadka Deeqaha Loo dhiibayo.

Wasaarada Gargaarka Xukumada Faderalka Soomaaliya Drs Maryam Qaasim Ayaa Sheegtay Inay Xaruntani loogu baaqayo Cid kasta Inay gar gaar gayso Iyadoona Loo marayo Sida Sheegtay  Masuulinta.

Wasaarada Gargaarka Xukumada Faderalka Soomaaliya Drs Maryam Qaasim Ayaa Sheegtay Inay ka Go’an tahay Inay gar gaarka Dadka Wada Gadhaan.

Halkani Riix Video Muqaalka

.

Readers Comments (1)

  1. mohamed sulub says:

    waxan layabanahay dawlada dfs,oo gargarka ladahsan,dadku waxay ubahan yihin gargar degedeg ah si dhibtada wax loga qabto,malinkasta waxad maqleysa wax aya labixinaya wax labixiyo oo muqada majoro.






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...