Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO YAAB LEH:Xildhibaanad Dowlada Soomaaliya Oo S/land kasoo Jeeda Oo ka Jawaabtey Sadex Nin isku mar Guursadeen

DAAWO VIDEO YAAB LEH:Xildhibaanad Dowlada Soomaaliya Oo S/land kasoo Jeeda Oo ka Jawaabtey Sadex Nin isku mar Guursadeen

Xildhibaanadani oo lagu magacaabo Huda Axmed cali ayuu boqorkeeda Ku eedeyey sadex nin inay wada Guursatey.

Waxayna ka Jawaabtey hadalkaasi oo ku Tilmaamtay inuu ka Danbeeyo ninkii horay usoo furay oo boqor Soomaliland jooga Ahaa.

Huda Axmed cali Ayaa Sheegtay inay caado u tahay ninkeeda Dhaqanka noocaasi Ah.

halkani Riix Video Muqaalka

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

One Response to DAAWO VIDEO YAAB LEH:Xildhibaanad Dowlada Soomaaliya Oo S/land kasoo Jeeda Oo ka Jawaabtey Sadex Nin isku mar Guursadeen

  1. Xaaji saalax says:

    XASSAN KHEYRE OO LA SHEEGAY INUU GOLIHIISA WASIIRADA MAGACABAYO SANADKA 2019KA WAA LABA SANO KABACDI NINKII NOOL,KKKKKKKKKKK.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *