Marqaan News Agency » DAAWO +SAWIRO:”;-;-Cali khaliif Oo gaadhay Widhwidh Iyo Ciidamada Somaliland Oo Fadhiisin Ka samaystay Duleedka magaalada…..

DAAWO +SAWIRO:”;-;-Cali khaliif Oo gaadhay Widhwidh Iyo Ciidamada Somaliland Oo Fadhiisin Ka samaystay Duleedka magaalada…..

Waxaa Maanta gaadhay Degmada Widhwidh Oo katirsan Gobolka cayn Cali Khaliif Iyo Waftigii Ka soo Amba baxay Magaalada laascaanood iyo Guutooyinka Tirsan Maleeshiyo Uu Horkacayo Horgal Mahad Canbaashe.

cali Khaliif Ayaa Gudaha Ugalay Iyo Maleeshiyaad ka soojeda Khaatumo Ee U Adeega maamulka Somaliland,Sidoo Kale Maleeshiyaad Kale Oo aan Dhalasho ahaan Kasoo jeedin deegaan Oo Ka Soojeeda Beesha Isaaq Oo safarka Ku wehelinayay Madax Weynaha Khaatumo Ayaa Fadhiisin ka dhigtay Duleedka Magaalada Widhwidh.

 

6

21CALI KHALIIF IYO MAHAD cANBAASHECALI KHALIIF IYO CIIDAMADA SOMALILAND

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

5 Responses to DAAWO +SAWIRO:”;-;-Cali khaliif Oo gaadhay Widhwidh Iyo Ciidamada Somaliland Oo Fadhiisin Ka samaystay Duleedka magaalada…..

  1. faraxaaji says:

    MAALINBA MAALINTA KA DANBAYSA INAAD KA SOORAYSO YAA FIICAN LKN HADAAD KA SII DARTO SOW AYAAN DARO MAAHA,

    FAYSAL BAA UGU SAHLAN OO WAXAANAY KU HESHIINAYN SHAASHADA ANIGA HALAYGA ARKO IYO KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK,

  2. Cunbush says:

    Ma maangaab madareemin baa mashxaradaaya.

  3. mingistume soo dag says:

    kkkkk Cali khaliif waxaad moodaa in sharcigii yaraa ee Qaxootiga
    la siin jiray markii ay is Dhiibaan oo kale ayuu maqaal ahaan ii la egyahay maanta.kkkkkk kkkkkk kkkkk. shalay dhulbahante wuxuu
    Ka Dhaadhiciyey haddii uu majeerteen saa inoo galeen maxaa na hoos
    Dhigay, laakinse film cali wato (waxaa markhaati cad inoo ah
    Reer/Buuhoodle Didmada ay kala hortageen cali khaliif.

  4. faraxaaji says:

    GUCLE ORODKA BEENTA AH WUXXU GOROF LAMEERAABA,

    WAAKAA GIRAANTII KU DHACAY GOOLA LOO QALAYE,

  5. faraxaaji says:

    GUCLE ORODKA BEENTA AH WUXXU GOROF LAMEERAABA,

    WAAKAA GIRAANTII KU DHACAY GOOLA LOO QALAYE,

    CALI HABLAHA WIDH WIDH KU SOO DHOWEEYEY MA CALAN BULUG AH BAYSITAAN?

    CALI WALEE FARXAD ARKI MAAYO ILAA UU HARGEYSA KU LAABTO, TAANA SIILAANYO AYAA KU SUGAYA OO UU MAR HORE XOOGAA KACUNAY,,,

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *