Marqaan News Agency » TOP NEWS+DAAWO VIDEO: Xiisada Soomaaliand oo Sii Xoogeeysatay&Shacabkii Soomaaliand oo ku hadaaqaya “Farmaajo ii geeya”

TOP NEWS+DAAWO VIDEO: Xiisada Soomaaliand oo Sii Xoogeeysatay&Shacabkii Soomaaliand oo ku hadaaqaya “Farmaajo ii geeya”

Waxaa sii Xoogeeystay Qilaafkii ka dhashay saxiixa heshiiskii Wareejiyay Ber Bera ee dhexmaray Soomaaliand iyo Dowlada Imaaraadka Carabta.

Waxaa arintaasi ka carooday Shacabka Soomaaliand kuwaasi oo sheegay in ay ka xunyihiin tilaabadaasi ay qaaday Soomaaliand.

Mid kamid ah haweenka Soomaaliand ayaa sheegay in u jeedka wareejinta ay tahay sidii Soomaliand iyo Soomaaliya ay isugu darsami lahaayeen.

Halkan ku dhufo oo Daawo Video

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

13 Responses to TOP NEWS+DAAWO VIDEO: Xiisada Soomaaliand oo Sii Xoogeeysatay&Shacabkii Soomaaliand oo ku hadaaqaya “Farmaajo ii geeya”

  1. Gabar Harti says:

    Waa la idiin geeynaa don’t worry, kkkkkkkk

    Somalia ayaad ka tirsantihiin waana madaxweeynihiinii, lkn waa inaad heestii GUUL WADOW FARMAAJO soo diyaarisaan marka hore.

  2. Ali Mohamed says:

    To: Ayeeyo Majeerteen

    Akhlaalaaqdaa kuugu yar. Majeerteen waxba ma helin marka hadda waxii ka dambeeya shaqadiina waa Iska dir.

  3. Ali Mohamed says:

    Isku dir.com

  4. Barwaaqo says:

    Gabar Harti

    Fahamka sida qofka Somalilanderka ah loo fahmo ayaa kugu yar! Gabadhani wax kalay ka hadlaysaa.

  5. Boondheere says:

    Dr ali mohamed
    Scw Sxb
    Beryahaan xamar ayaan joogaa waxaan rabaa inaan ka mid noqdo new cabinet ee ka waran? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adiga imaaw wasiirnimadaada banaanka waaye. Waa ku salaamay.

  6. Barwaaqo says:

    Waxaan odhan lahaa Madaxweynaha cusub ee Somalia haka digtoonaado dadka siin doona talooyin khalad ah oo ha isku dayo inuu Somalia nabadgalyadeeda iyo dawladnimaddeeda soo celiyo. Waxaan ka maqlay dad badan oo reer Somaliland ah in qabiilka Mareexaan ay ugu fiicnaayeen qabiiladdi taageersanaa Afweyne ee ay dad kale magacooda dileen sidaa darteed Farmaajo haka duwanaado adeerkiisii dalka halaagay. Haduuse isku dayo inuu soo fara-galiyo arimaha Somaliland waa jabkiisa.

    • Waran says:

      BaRwaaQo
      Runtii waad geesmartay ee runta ka hadal oo xageebuu ku yaalaa dalkan aad ka sheekaysid ee wata magaca SOMALILAND ma dream uun baad ku jiraysaa inta noloshaada ka dhiman soow kii maanta adeerkaa SALEBAN GAAL kala diray isaaqii ee feedhka layskala daaley iyadoo saxaafadu xaadir tahay iska daa awoowe riyada oo dawlada farmaajo soo dhower

  7. Ali Mohamed says:

    To: nabadoon Boondheere

    Salaan diiran ka dib. Kkkkkkkk waa sax in aad jago cabinet raadsatid xaq baa u leedahay kartideedana waad leedahay. Ha is dhaliilsanin ku dadaal. Kkkkkk
    Anigu waxan isu diyaarinaayi in madaxweyne Xassan doorashadiisa labaad la shaqeeyo oo aan waddanka soo gaaro laakiin calafkaas ma dhacin marka had da waan baaqday.
    Formaajo ii geeya wali imahayso. Kkkkkkkk
    WAIT AND SEE.

  8. Boondheere says:

    Dr ali mohamed
    Scw eebow
    1980maadkii waxaajiri jiray us tv programme oo la dhihi jiray
    Win or loos or withdraw marka nolosha ayaa iska sidaasa you will win in the future in shallah waa ku salaamay.

  9. Kayse says:

    Kkkk kkk kkk warbal bal eega habartan barwaaqo kkkkk kkkk kkk Waa soo bargo’day markaasay farmaajo ka tustay,kkkk kkk kkkkkkk naa Dee farmaajo Waa kaa yar yahay salla calee siil-aayo ayaad isku age tihiin isaga fiiri pls. Asxaabtaadii afwayne ayay wada raaceen Waa halaagsameen, Ina cigaal iyo hebel tuur iyo raggii dhooyo lahaa ee kula dheesha ahaa sow ma dhammaan , marreexaan miyaad weli xasuusataa 21 sano kkkk kkk kkk rag fiican oo hablaha u roon bay ahayeen, adigana barwaaqaad ahayd bari wayn kkkk kkk maxaad isku dhididdeen kkk kkk kkkk xasuus hore calaashaan cawayskii kkkk kkk kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *