Sunday, January 21st, 2018
.

XOG: Yaa ku Guuleeysan Doono Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya

,
Published on January 12, 2017 by   ·   2 Comments

Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka socdo Doorashada Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka waxaana ku dhinac socdo Gudoomiye ku xigeenka Labaad.

Waxaa hadda Socota Codeeynta iyada oo ay Xildhibaanada Baarlamaanka ay u codeeynayaan Shaqsiga ay u Dooranayaan Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka.

Doorashadaan oo ah Mid Xasaasi ayaa dadka Falanqeeya Siyaasada waxa ay saadaalinayaan in Mid kamid ah faarax Sheekh Cabdu qaadir iyo Jeylaani uu Noqon Doono Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka.

Xildhibaano iyo siyaasiin Si Dhow u la socdo Siyaasada ayaa waxa ay Qabaan in doorashadaan uu ku soo Bixi Karo Xildh. Faarax Sheekh Cabdu qaadir oo ay si Dhow isugu Dhowyihiin Xasan Sheekh Maxamuud.

Shalay waxaa ku soo Baxay Doorashada Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo markale loo Doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Saacadaha soo socdo waxaa kala cadaan doonto Cida Noqoneeyso Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Marqaan Media Muqdisho

.

Readers Comments (2)

  1. cubeyd says:

    Mingiste xayle
    Farax ayaan rajaynayaa inuu guulaysto
    Qabyo ninkeedaa dhamaystira

  2. mingistume soo dag says:

    WIXII GUULEYSAN IYAGEY JIRTAA MUHIIMADU MEESHA MAKA SOO BAXAY HOGAAMIYE TOOS OO UMMADA KALA DAJIYA, OO XILKAS AH OO AQOON U LEH
    SHAQADA LOO IKMADAY AQOONTEEDA FULIN KARA.

    N/B: Athough a Good speaker of house commons is some what Subject,
    Most people Will Agree that a good speaker.






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...