Marqaan News Agency » Waxaa Bilaabatay Doorashada wareegi 2-aad Yaa u gudbi karo wareega Labaad la soco

Waxaa Bilaabatay Doorashada wareegi 2-aad Yaa u gudbi karo wareega Labaad la soco

Waxaa  gordhow bilaabatay Doorashada wareegi 2-aad ee iyadoona la sii anba qaadayo doorashada waxana ila ahaatan natiijooyinka saxda ay kala wataan musharixiinta ay yihiin.

C/weli Sheekh Cali Muudeey oo Wareega Koowaad helay 111 Cod

 

Faarax Sheekh C/qaadir oo helay 94 Cod

 

Khadiija Maxamed Diiriye oo heshay 27 Cod

 

Waxaana lagu wadaa in wareega ay Gudbaan.

 

Dhinaca kale Musharaxiinta kala ah

 

Saciid xuseen  Ciid oo helay 17

 

Khaalid Mocow oo helay 7 Cod

 

Jeylaani Nuur Iikar  helay Afar Cod

 

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *