Marqaan News Agency » War Deg Deg ah:- C/weli Ibraahim Muudey Oo Ku Horeeya Doorashada Gudoomiye ku xigeenka koowaad

War Deg Deg ah:- C/weli Ibraahim Muudey Oo Ku Horeeya Doorashada Gudoomiye ku xigeenka koowaad

Cododka ugu badan waxaa heysta haatan C/Weli  Shiikh Ibraahim Muudey oo ku horeeya doorashada. 88 cod

Waxaa ku xiga  Faarax shiikh C/qaadir  71 cod

Waxaa sadexaad ku jirta  Khadiijo Maxamed Diiriye 19 cod

Waxaa afaraad ku jira  Saciid Xueen Ciid 12 cod

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *