Marqaan News Agency » DEG DEG :Doorashada Ugu Xiiso Badan Oo Gordhow Furmaysa Muqdisho Magacyada Gudoomiye Kuxigeenada Kowaad Iyo Labaad

DEG DEG :Doorashada Ugu Xiiso Badan Oo Gordhow Furmaysa Muqdisho Magacyada Gudoomiye Kuxigeenada Kowaad Iyo Labaad

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha shacabka ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorashada Guddooomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, maadaama horey ay u shaaciyeen Guddiga Qaban Qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn loo adkeeyay, gaar ahaan xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya sidii ay u dhiiban lahaayeen codadkooda, oo ay u siin lahaayeen shaqsiga ay u arkaan in uu mudan yahay xilkan.

Xilka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa u tartamaya ilaa 6 Musharax, waxaana ay kala yihiin:-[wp_ad_camp_3]

1.Jeylaani Nuur Iikar.

2.C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.

3.Faarax Sheekh C/qaadir.

4.Khaalid Macow C/qaadir

5.Saciid Xuseen Ciid.

6.Khadiija Maxamed Diiriye.

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *