Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO:Siyaasi caan Puntland Ah”cabdiwali Gaas ha iscasilo,Waa Ceeb Inuu sii joogo,Waa Madaxweyne Ugu talo Xumaa”

DAAWO VIDEO:Siyaasi caan Puntland Ah”cabdiwali Gaas ha iscasilo,Waa Ceeb Inuu sii joogo,Waa Madaxweyne Ugu talo Xumaa”

Siyaasi Cabdi Waranjaan  Oo ku sugan magaalada Garoowe Ayaa Eedayn usoo jeedeyey madaxweynaha Puntland cabdiwali maxamed cali gaas waxaana Uu ku dhaliilay inuu yahay madaxweynaha Ugu tayo Xumaa.

Dhinaca kale Siyaasigu waxa uu ka hadlay Is xulafaysi Siyaadeed oo u dhexeeya Madaxweynayaasha Xasan Shiikh Maxamuud, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Cabdikariin guuleed

Halkani Riix Video Muqaalka Daawo

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

11 Responses to DAAWO VIDEO:Siyaasi caan Puntland Ah”cabdiwali Gaas ha iscasilo,Waa Ceeb Inuu sii joogo,Waa Madaxweyne Ugu talo Xumaa”

  1. mingistume soo dag says:

    NIN WALIBA XIL KA QABTA EED CUSKAY
    ———————————-
    Akhiristow: in the name of Alah@ ilaa Baa Mahad iska leh ninkii Amin Awood leh@ nin waliba oo xil Qabta EED qaad. horaa loo yiri
    Nin Xil Qaaday EED cuskay gaas isagaa soo raadsaday MARKA HORE
    SOMAALIDU WEY DHOOHAN YIHIIN WAA WAX LA OGYAHAY,WAAYO
    SHALAY NINKII AAD DOORATEEN MAXAA SAAKAY KEENAY IN AAD SANAFTAAN.
    1)SHALAY ANAA DOORTAY MAANTA ANAA DIIDAY? XAGGE KA SOCOTA SHEEKADAAS,WAA WAX LAGU QOSLO(KKK KKK KKK).ayaan u ARKAA.

    2)XAGEE QAMUUSKA KAGA TAALAA HA/MAY MAY/HA SOMAALIDU WAA CAYNKAAS MEEL LOO RAACO, AND MEEL LAGU HOGAAGO MA LEH.

    3)XASAN SHIEKH, GAAS, SHARIIF SAKIIN, GUULIED ISKA YIMID, SIILAANYO, AXMED MADOOBE, COSOBLE, DAMAJADID, INTAA OO KOOX
    ISKAMA YIMAADEEN HADDII AAN LA DOORAAN(XILDHIBAAN LAALUUSH QAATAY BAA KUWAAN GORADA NOO GASHAY OO NOOGA DHUUNTAY. ALOOW
    SAHAL-AMUURAHA NA HOR-YAAL MINGISTUME(Waan isku leenahay xumaan,and wanaag).

  2. Atoore says:

    Asc.
    Soomaali badan waxaa caado u ah kii waayo waxuu isagu rabay in uu noqdo mucaarad jeebkiisaa.Haddiise uu helo waxuu rabay waa kii ammaana maamulkaas xataa haddii uu maamulku yahay mid aad iyo aad u liita.Dadka noocaasa baa ku badan soomaalida.Waxaa la ii sheegay nin jooga wadankaan an anigu hadda joogo oo soomaali ah in uu Gaas ku yiri sigaara aniga ii sii NOOC KA MIDA BEECMUSHTARKA KA JIRA puntland.Waxaana la yiri Gaas waxuu yiri kaligaa in aad qaadatid ganacsigaas xaq ma aha.
    Ninkii hadda waa mucaarad ka sheekeeya Gaas.Midkalena halkaan buu ka tagay oo Gaas ugu tagay Garoowe oo saan maqlay uu ku yiri shaqo i sii.Ninkuna qiyaastii waa nin ka weeyn 60 sano ama ku dhow 70 sano.Adigu ninkii shaqo sooma helin.Hadduuna meelahaan mucaaradnimo fidiyaa baa la sheegayaa.Marka waa saas mucaaradnimada soomaalidu oo kii waaya wax uusan xaq u lahayn waxuu noqonayaa mucaarad takooran.Hadda kan kor ka hadlaya haddii bari uu Gaas ku yiraahdo meel hebla baad masuul ka tahay ama war bal intaan sii qabso waxuu tirin lahaa Gabayo iyo Heeso wada ah Guul wadoow Gaas.Bal doqonnimadiisa waxuu Gaas ku eedaynayaa Xassan Shiikh bay wada shaqeeyaan.Haddii uusan la shaqayn Xassan yuu kaloo la shaqayn lahaa?Qofkiise Xassan la shaqeeyaa ma dambiilaa?

  3. axmed says:

    KANI WAXBA MA AHA, WAA KURSI RAADIS ,IYO LAALUUSH CUN, WALIGIINA SIADAAS BUU AHAA, MARXUUM CABDULLAHI YUSUF ,WAGII UU BOSASO JOOGEY ,AYAA XIRI LAHAA OO UUKA CARARAY. WAA NIN LA YAQAAN QIIMA MA LAHA.

  4. boondheere says:

    ATOORE
    SCW SXB
    SALAAN KA DIB WAA KUGU RAACSANAHAY NINKII XIL WAAYO WAA MUCAARAD KII LA SIIYANA AMAAN AYAA KA SOO BURQATO SOO DUUDUUB WAA WADA CALL BOX.WAA KU SALAAAMAY.

  5. cubeyd says:

    Atariisho
    Marka gaas air waxlaga sheego difaac
    Ayaad isla soo mutuxdaa xasana intaa
    Eed baad ladaba joogtaa waayaabe shaqo
    &lacag miyuu kuu diiday xasan wanaag8sa anagaa aragnay

  6. Idman says:

    Waxaa ila la yaaba ninkan waashay war yaa warkaaga nacasnimo maqlin. Mudane gaas wuxuu noo qabtay nina ma qaban. Adeer afkaaga aan runta la barin madaxweyneheena noo dadaalaya nooga jee

  7. Atoore says:

    Ku:Cubeyd.
    Itaalkii waxuu kaaga soo haray cay iyo xumaan.War waadan waxba kala aqoone anigu qof wanaag suubiyey kama abaal daro.Xassan Shiikhna waligay wax xun kama sheegin shaqsiyaadkiida iyo arimihiisa hoose.Laakiin waxaan ka hadlaa wax qabad la’aantiisa iyo wakhtiga uu iska lumiyey.Miskiin yahoow Xassan isagaa soo hor istaagay soomaali oo dhan.Saas darteed qofkii soomaali ah oo dhaliila wax qabadkiisa waajib buu u leeyahay in uu dhaliilo.
    Calaa kulli xaal haddii ad wax isku haysid adigoon dadka caayin la rayi wadaag.

  8. Adduunyo says:

    Nin xil qaaday eed qaadyee heeyaa . Howlaha arladaah haddii lagagu aamino ummadda u shaqee iyo adeegaa lagaa rabaa . Ha is oranin cidi kuma arkaysee afka buuxso. Ha is oranin cidi kuma arkaysee ina adeerso. Howl iyo sinaan ayaa lagaa rabaa. Madaxweyneyaashii Puntland ama Soomaaliya soo maray oo dhan mid aan eed lahayni ma jirto,marka idinka maxaa idin tusiyey oo kaliya Cabdiwali? Cabdiwali waxaa soo fuud saaray caqabado badan,sida Cabdiraxmaan Faroole dhibaatooyinkii u ka tagay dagaallo is daba joogtaa,abaaro ba’an, siyaasado qalloocan, dastuur la Marin habaabiyey,doorashooyin laaluush lagu bixiyey,dad badan oo uu damac siyaasadeed uu ku jiro,odayaal aniga mooyee aan wax kale marin iyo dadka oo dhan oo sidaas u badan iyo wax yaabo badan oo jira. Marka waa nin xil qaaday eed qaadyey heeyaa. Bal aan simirno oo sugno inta uu xilka uga hartay,

  9. cubeyd says:

    Atore&atariisho
    Kuma caayin nacasyahow qofkii reer
    Puntland ah ee gaas waxka sheega maxaad isaga u eedaysaa wardoqonyahow
    Waxqabadka xasan waa cadceed cidna
    Sacab kuma qarin karto warninkani
    Waa halyay Hawiye usoo baxay

  10. cubeyd says:

    Maalituu dalka madaxka noqday ilaa
    Maanta jabarti oo idil cabaadkii baa
    Kadhamaaday xasan waa halyay dhulka
    Hawiyana mudan intaalo looga dhiso
    Waayo wuxuu Somali tusay waxaad tihiin
    Waa halyey qaran waahalyey hawiye

  11. cubeyd says:

    Duniyo
    Waxba haxayeeysiin ninkaan madaxa ka
    Xanuunsan waxba soo kordhinmaaye
    Madaxda somalida kale maad nabadgelisaan waa adinka xagxaganayee
    Nin waalana kadhigaya inuu bada maceeyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *