Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO VIDEO+Layaab: Magaalo Kutaala Somaliya oo Sharci Dhanka Guurka ah Laga Hirgaliyay Si weeyna loo soo dhoweeyay

,
Published on January 12, 2017 by   ·   No Comments

Maamulka Degmada Beled Xaawo Ayaa Soo Saaray awaamiir Culus oo ku aadan Guurka Ka dhaca Deeganadaasi.

Maamulka ayaa sheegay in 3 Neef ka badan aan La Qali karin Xaflada Guurka iyo in aan La qaadan karin 100$ Kabadan oo Sooryo Ah.

Waxa uu maamulka Mamnoocay Sidoo kale in Aan La dhigi karin Baraanburka iyo waxyabaaha Guryaha la dhigo Xiliyada Arooska.

Tilaabadan ayaa waxaa si aad ah u soo dhoweeyay Dadka ku Dhaqan Baled-Xaawo kuwaasi oo Sheegay in ay Tahay tilaabooyin lagu fududeeynayo Guurka.

Halkan ku Dhufo oo Daawo video

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...