Marqaan News Agency » XOG: Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka Carooday Doorashadii Jawaari+Go’aano Halis ahna qaatay

XOG: Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka Carooday Doorashadii Jawaari+Go’aano Halis ahna qaatay

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya Ahna Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Soomaaliya ayaa si aad ah uga Xumaaday Doorashadii maanta ka dhacday Muqdisho.

Warar Hoose oo Marqaan Media ay heleeyso ayaa waxa ay sheegayaan in Shariif Xasan Sheekh Aadan uu Jeclaa in la doorto Xidig.

Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Goordhow kulan la qaadan Doono Xildhibaanada ka soo jeedo Deegaanadiisa.

Waxa uu Sameeyn Doonaa Tilaabo ka dhan ah Xasan Sheekh Maxamuud Si aanu dalka Madaxweyne Markale uga Noqonin.

Waxaa halkaasi kui Djhamaaday Hankii Shariif Xasan ee uu ka qabay in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya.

Gudoomiyihii hore Ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa markale ku Guuleeystay Jagada Madaxtinimo Ee Wadanka Soomaaliya.

 

 

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

9 Responses to XOG: Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka Carooday Doorashadii Jawaari+Go’aano Halis ahna qaatay

  1. Dab La Ridey says:

    WAXAAN SOO XASUUSTAY GABAYGI SAYID MAXAMED CABDULE XASSAN ILAAHAY JANADDA HA KA WARAABIYEE…..

    SAGAAL NIN OO WALAALO AH SIDEENAAS
    SIDEED BAH GOONI TAHAY SIDIINAAS

    POLITICAL SHOWDOWN EE KA SOCDA SOMALIYA WAA MID RAG BADAN SIDEY WAX U ARKAAYEEN AY NOQOTAY ”COMPLETLY FALSE” TACTICS. SIDA SHAXDA UU CAYAARAY SHARIIF SAKIIN EE UU KU DOONAAYEY IN DAAROOD QAATO KURSIGA EELAYDA EE GUDDOOMIYAHA BARLAMAANKA.KA DIBNA ISAGU NOQDO MADAXWEYNE.

    NOW DAAROOD IYO HAWIYE AYAA ISKU SOO HADHAY,SIDA UU SHEEGAAYO AWOODQAYBSIGA 4.5

    QOLADDI MADAXWEYNE QAADATA TAN KALE WAXAY QAADANAYSAA PRIME MINISTER.

    THIS IS HOW WE DO IT…….!!!

  2. hibo says:

    daB laridey

    salaan
    Tan kale waa wax idin sugaayo reysalwasaarnimada madaxnimadana waa hawiye ee saas u ogoo eeboow

  3. hani says:

    Dab La Ridey
    Qalbiga daji caadi iska dhig yaan lagaa dareemin
    Hawiye lee soomaaliya ka talinaya marka sidaa ku seexo ku soo
    Toos

  4. boondheere says:

    HANI
    SCW ABAAY
    WAA KU SALAAMAY ANIGU WAXAAN DHIHI LAHAA MID KHEYR QABA TALADA ALLAHA NOOGU DHIIBO AAMIIN I DONT CARE WHO IS HE.

  5. hani says:

    Dab La Ridey
    Daarood aaway ?
    Mareexaan hawiye buu ka danbeeya
    Puklan hawiye shaxaad kiisa baa siyaasad u noqotay
    Dhul ma hante soomaali lan baa siday rabto ka yeesha
    Marka riyada aan rumoobi doonin iska yareeya waqtigii riyaa idinka dhumisay

  6. hani says:

    boondheere
    Salaan la mida
    aamiin mid qayr qaba

  7. cubeyd says:

    Mr garac
    Dalka waxaad ku leedahay wixii
    Iga soo hara marka inaad weelasha
    Xaafada xasan kii mayri lahaa soo
    Diyaariya intaad riyada iska daysaan

  8. Atoore says:

    Ku:Hani.
    Heedhee waxaad tahay qof an laba socon waxa laga hadlayo waxay yahiine yaa kugu yiri Hawiye madax kama noqonayo soomaaliya?
    Miskiin yahay waxaa laga hadlayaa oo la raadinayaa waa maamul wanaag iyo daacadnimo ee ma aha qabiil iyo waxa ku madax maray.Midkasta ha noqdo madaxweynaha soomaaliya,laakiin waxaa noo muhiima nin ummadda u kala xaq soora oo qabta shaqo dhab ah.Tan kale haddii uu Hawiye wax qabanayo muu xamar kaliya maamulo?Soo xamar ma aha meesha soomaaliya oo dhan ugu ammaan xun?Soo xamar ma aha meesha dadka la iska xasuuqaa sabab la’aan?Soo xamar ma aha meesha lagu laayo madaxda dawlad ku sheega meesha laga sheego?Ma wax loo wada jeedo baad qarin kartaa?Laga hadli mahayo qabiil iyo arimaha ku jaah wa reershay.

  9. cubeyd says:

    Atariisho
    Bacaac looma baahna dumarka haxagxagan
    Xoog&dhaqaalo waa lagaa hormaray
    Africa ninkii xoog leh ayaa kataliya
    Madaxweynuhu waa hawiye waana xasan
    Fad ama hafadin wax qabadkiisa hawiye
    Ayaa ogsoon cidkala wax lagawaydiin maayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *