Marqaan News Agency » WAR DEG DEG:Wareega Kowaad Ee doorashada Yaa Ku horeeya? (LIVE VIDEO)

WAR DEG DEG:Wareega Kowaad Ee doorashada Yaa Ku horeeya? (LIVE VIDEO)

Waxa Gaba Gabo ku dhow Wareega Kowaad Ee Cadaynta Doorashada Gudoomiayaha Barlamaanka Soomaaliya Waxana Ku tartamaya Ilaa Afar Xildhibaan,Hada Waxa Gaba Gabo ku dhow Wareega Kowaad Ee  cadaynta Waxana Loo galayaa Tirinta Codadka.

Hadii Musharaxa Ugu horeeya UU Helo ilaa 37  Xubanaha Barlamaanka waxa Uu noqnaya Gudoomiyaha Barlamaanka wareeg kalana Looma Gudbayo lakiin waxa  Hadoo Kale isku Soo Hadhaya Labada musharax Ee ugU codad Badan.

Sida Hada Ka Muuqanaysa  Cadaynta  lama Ogaan Karo  Shaqsiga Ku Horeeya Lakiin tirinta Codadka  Ayaa Hada Bilaamanaysa Oo laga Ogaanaya Shaqsiga Ugu horeeya Toos U Socota.

hadaba Update toos Ula Soco Tirinta Codadka ..

Halkani Riix Live U daawo

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *