Marqaan News Agency » WAR CUSUB :Cabdikarim Guuleed Oo Sheegay In Xilka Qaadistiisa Puntland laga Soo Abaabuley

WAR CUSUB :Cabdikarim Guuleed Oo Sheegay In Xilka Qaadistiisa Puntland laga Soo Abaabuley

Cabdikarim Xuseen Guuleed  Oo Dhawaan Xil mooshin uga Qadeen Xildhibaanadfa Barlamaanka Maamulka Galmudug Ayaa Cadeeyey Inuu Xilka Qaadistiisa Yahay Mid lagu bur Burinayo maamulka Galmudug Waxana Uu Sheegay cadow galmudug Inuu ka Danbeeyo.

Waxa Uu Sheegay Cabdikarim Xuseen Guuleed Inay ka Danbeeyaan Dad Gaar Ah inkasta Oo uusan dadkasi Sheegin hadana Waxay U muuqanaysa Inay Puntland  Ku  Eedaynayaan galmudug Inay Mooshinkaasi lacag ku bixisay.

Cabdikarim Xuseen Guuleed Aya aWaraysi Siiyey Idaacadaha Muqdisho waxa Uu shegay inuu Dhawaan tagayo cadaado uuna Waxba Ka Jirin Mooshinkaasi  barlamaanka Xilka Uga Qadeena Yahay Mid dano badan oo siyasadeed ka Danbeeyaan.

Mar uu ka Hadlay Howlaha Lagu eedeyey  Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed Ee ahaa Inuu maamulka How;lahiisa waxba Ka Qaban waxa Uu Sheegay inaysan wax Shaqo socon karin Inta Doorasahda Dalka Ka Socdaan Muqdisho.

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

6 Responses to WAR CUSUB :Cabdikarim Guuleed Oo Sheegay In Xilka Qaadistiisa Puntland laga Soo Abaabuley

  1. Geele says:

    War ma doorashad soomaliyaa loo xilsaarey mlse galmudug buu xil u hayey klkkkkkkk

  2. Somali says:

    Kkkk geele,ADBA

  3. Atoore says:

    Asc.
    Qofka soo qoray qoraalka Marqaan been buu ku sheegay marka uu leeyahay puntland baa lacag ku bixisay in la bur buriyo maamulka galmudug.Puntland ayadaa lacag raadis ah oo ma ahayso lacago ay laaluush ku bixidi.Danse puntland uguma jirto duminta galmudug.

  4. boondheere says:

    WARYAADA REER MARQAAN NEWS
    MAXAAD UMMADDA ILAAHEY ISUGU DIRAYSAAN BAL WAAKAAS CABDIKRIN GUULED AFKIISA MIYAA LAGA HAYAA PLAND AYAA KA DAMBEYSO MOOSHINKA? WAA MAYA BILAAH CALEYKUM DADKA HA ISKU DIRINA XASARAD AAN MEESHA OOLIN HA ABUURINA WAA IGA TALO MAHAN ANSHAXA SAXAAFADA WAXA AAD SAMEYSEEN JAALAYAAL.

  5. Adduunyo says:

    Nin daad qaaday xumbo cuskay. Taasi waxay ka dhigan tahay ayadooba uusan meesha ka jirin wax maamula in dad kale lagu eedeeyo. Horta awalba wax maamul ah oo qorshaysan ma ahayn,ee wuxuu ahaa ka gaarsii aan doorasho ku galneeh iyo garab roortan iyo yaan lagaa badin,waana caadifadda iyo Garaad gaabnida reeraha qaribay iyo siyaasad xumadooda,ee lagu yaqiin. Caddaalad iyo hogaanna ka dheer,is maamul iyo kala danbayn, samir iyo xishood iyo ixtiraam.

  6. cubeyd says:

    Duniyo
    Ma afkaad kuciilbixi habaar
    Laygu kariwaaye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *