Marqaan News Agency » TOP VIDEO: Cabdi Rashiid Xidig oo Afka Furtay kadib markii laga Guuleeystay &Xildhibaano Qiyaanay+Eedeeyn u jeediyay jawaari

TOP VIDEO: Cabdi Rashiid Xidig oo Afka Furtay kadib markii laga Guuleeystay &Xildhibaano Qiyaanay+Eedeeyn u jeediyay jawaari

Cabdi Rashiid Maxamed Xidig oo u sharaxanaa Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya hayeeshee laga Guuleeystay Ayaa Eedeeyn Kulul Jeediyay.

Xidig oo Olole Musharaxnimo oo aad u weeyn ka waday magaalada Muqdisho ayaa mid kamid ah Shirarkiisa Jaraa’id waxa uu eed dusha uga tuuray Jawaari.

Xidig ayaa sheegay in Albaabada loo xiray Xildhibaanada Kulankoodii waxaana uu sheegay in isga oo arintaasi ka badali lahaa haddii La Dooran lahaa.

Dhanka kale Warar Madax banaan oo Ay Marqaan Media heleeyso ayaa waxa ay sheegayaan in Xidig ay Qiyaaneeyn Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya kadib markii Qaar kamid ah Ay lacago ka qaateen oo ay u Codeeyeen Jawaari.

Halkan ku Dhufo oo Daawo

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

4 Responses to TOP VIDEO: Cabdi Rashiid Xidig oo Afka Furtay kadib markii laga Guuleeystay &Xildhibaano Qiyaanay+Eedeeyn u jeediyay jawaari

  1. xaaji saalax says:

    Mar hadii lagaa adkaado waa lahaneeyaa,xidig hadalkiisii hore wuu haneyay,hadalna waa ka hore kkkkkkkkkk

  2. Cismaan Cawad says:

    LOSING THE PLOT:

    Forward:

    Whenever I present my humble opinions and constructive criticisms on this forum, I do so in utmost honesty and sincerity. One cannot of course please everyone all of the time, so the best advice is to accommodate the opinions and perspectives of others you do not agree with. After all, we all are entitled to express what is on our minds as a natural right. No hard feelings folks, so cheer up and relax – or chilax.

  3. Cismaan Cawad says:

    LOSING THE PLOT:

    All this hullabaloo surrounding the farce in Mogadishu really beats me. We all know too well that neither is there a real and democratic election taking place here nor is this country at a stage to hold such elections. What is therefore transpiring in Mogadishu is nothing more than recycled garbage of rotten politics. All these are self-styled thugs who have either imposed themselves or been super-imposed upon the Somali nation and people. They are mere symbols of the deep tribal and clannish divisions have crippled former Somali Republic. They represent only their self-interests and the whims of the ignorant and bigoted Somalis who see the world through the tinted tribal prism.

    (cont…)

  4. Dab La Ridey says:

    XIDDIG IS A BORN IDIOT. WHAT A LOSER.

    GOOD FOR HIM !!!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *