Marqaan News Agency » TOP NEWS+XOG: Faroole iyo Sh.Shariif oo Kulan Is Afgarad ah Dhexmaray+ Maxaa looga hadlay

TOP NEWS+XOG: Faroole iyo Sh.Shariif oo Kulan Is Afgarad ah Dhexmaray+ Maxaa looga hadlay

Wararka Marqaan Media uu ka helayo magaalada Kampala ee caasimada dalka Ugandha ayaa sheegaya inay ku kulmi doonaan halkaas Musharax Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed (Faroole) Madaxweynihii horre ee Puntland iyo Musharax Shiekh Shariif Sheikh Axmed Madaxweynihii horre ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Kulanka labada musharax oo ah mid aan horey loo shaacin ayaa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay sheegayaan inuu ku qotomo doorashada Madaxtinimada dalka Soomaaliya gaar ahaan sidii isu tanaasul uu u dhex mari lahaa Cabdiraxmaan Faroole iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Wuxuuna kusoo beegamayaa kulanka Shiikh Shariif iyo Cabdiraxmaan Faroole xilli horey uu ugu guuldareystay Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid dalabkii uu ku doonayay inuu ugu tanaasulo Musharax Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole.

Musharax Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynihii horre ee Puntland ayaa galinkii horre shalay safar uga kicitimay magaalada Garowe, Wuxuuna maanta uu uga sii gudbay Nayroobi oo uu xalay ku hoyday magaalada KAMPALA ee xarunta dalka Ugandha.

Dhinaca kale Musharax Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Kampla ee xarunta dalka Ugandha, Halkaas oo ay ka mid yihiin arrimaha uu u tagey balanta u dhaxaysa isaga iyo Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed (Faroole).

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

19 Responses to TOP NEWS+XOG: Faroole iyo Sh.Shariif oo Kulan Is Afgarad ah Dhexmaray+ Maxaa looga hadlay

  1. hani says:

    Shaxaadka puklan ma dhamaado miyaa

  2. Dab La Ridey says:

    Caqliga hawiya laba arimood waa laga MASAXAY.

    1-SOMALIYA IN AY TAHAY DAL AY WADAAGAAN SOMALI OO DHAN
    2-MUUQADISHO IN AY TAHAY CAASIMADDI DALKA SOMALIYA

    NINKI HADLA IYO BILCAANTI HADASHA WAXAY SOO QORAYAAN IN SOMALIDU MUUQADISHO U YIMAADAAN SHIXAAD. WAXAAD MOODAA HAWIYE IN UUSAN FAHANSANAYN DAWLAD SOMALI WADA LEEDAHAY IYO CAASIMAD SOMALI WADA LEEDAHAY.

    SHARIIF BIIJO ISAGAAN MAANTA WAXBA HAYSAN OO DERBI JIIF AH MUXUU TARI KARAA QOF KALE.

    SABABTAAS BAA LOOGA MAQLAA ILJEEXDA IYAGOO LEH

    ”22 SANO AYAA DAAROOD WADANKA NAGU GUMEYSAN JIRAY”

    CAQLIGA NOOCAAS AH EE AY KU DOONAYAAN IN AY SOMALI MEEL AMA WADAN KA DHEXEEYO.

  3. Somali says:

    Kkkk Futo maxaad uga reebaysaa AF DHASHO in uu isaguna jiko jiif yahay,waakaas uu jiko hawiye dhex jiifo,kkkkkkk,,

  4. hibo says:

    daB laridey

    adigoo atana iga ah eynu kaftamno min fadlan Naga daay Qabiilka aad toos u abaareysid Qasatan Qabiilka habargidir habargidir waxey leedahay sheeikh iyo shariifba culumodiina iyo cuqaal salaadiin oona waxba ku heysan laxifaal tam qeebta fadhiku dirirka ah walaalkii daB laridey masaaxadi kaftanka wey kala carareen adoo raali iga ah Naga joojiya dagaalka hoose ee kan kaftan marqaan inoo fura adiga iyo walaalaheyga Mr NABAAL Scorpion iyo walaalkey Mr somali dhanka hoosana waan ku soo reebey mahadsanidin fhamaantinaba igana raali noqda

  5. Somali says:

    HIBO HUDOON,waad mahad santahay waa arin fiican lakiin reerkaa oo aan yur llaayska dhihin ma aqaan sida lagula noolaado,waa reer ayagoo dhan suuroonaayo makala taqaanid nikooda iyo naagahooda kkk waa qabiil dhan oo sidii dumarkii u dhaqma,mar walaalaay kuwan meel ayaan saaraaynaa,kkkk atariisho saw ma arag sida aay u suurooto,futo la ritay sow ma arag sida oo u suuroodo,Alcoholic cawad sow ma arag sow u suuroodo waxaa xooga yar roon Mingis dhabe oo.isaguna la beesha ah kkkkkkk

  6. hibo says:

    walaale somali

    magacaga ayaa ka turjumaaya nabda boowe anaga waxaan suuro u daynaa hablaheena rageenana waxaanku naqaaney waxgaradnimo iyo iyo kala danbeen marka hala yaabin waxaase ka wanaagasan in la iska daayo haduuba tagey heerkaa hadalki raganimada Mana doonaaya in ey heerka tagto

  7. Boondheere says:

    Hibo shankaroon
    Scw salaan sare waa tii galmaax.
    Caawa waxaan kuu dooranay madaxa duubabka duubkooda I don’t care n imamka waxey rabaan ha sheegaan.

  8. Dab La Ridey says:

    @ BOONDHEERE

    SALUTO IL CAPO.

    MALAAQ CABDULE GALMAAX WAA TOP TEN.

    WLC BACK MALAAQ,WAXAAN KUGU SOO DHOWEYNAYAA”RED CARPAET”

  9. Dab La Ridey says:

    @ hibo

    Marka Hore Salaan Sharaf Walaasheey !!!

    Marka Xiga Intaas aad Garatay iljeex oo dhan haddi la isku daro ma Garteen walaahi. Awelba qashinkan Habaaraneey idinkaa caqli iu ahaa Hadana idinkaa indho u ah.

    Xagayga Waan Kaa Qaatay waana kaa Ogolaadsay sharaftaas aad soo jeedisay Laakin REER aan Ogahay ma deynayaan XAARAANTA. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Nabadoonimadaada waan kaa ogolaaday haddi la helo

    1-Habaaraneey oo si sharaf leh u hadlaysa(kolay dhici maysee)
    2-Habaaraneey oo aan ku Faaneyn Xaaraan iyo tuuganimoiyo Burcad badeednimo (kolay dhici maysee)
    3-Habaaraneey oo ummadda Nabad geliso(kolay dhici meysee)

    intaas aan soo sheegay haddi HABAARANEEY laga helo DOIYAAR baan ahay xagayga.

    Adigaana Xabad Joojinta U.N. ka noqon doona.

    hibo sharaf baan kugu Ogahay walaahi !!!

  10. hibo says:

    daB laridey

    hadaan wada hadlaaney boondheere asagaa ku soo siin tel keyga mar kaas ayaan siwagaansan uwada sheegeysan

  11. hibo says:

    boondheere
    mahadsanid amaanta aad imaantey aboowe boondheere kkkk iimaanka duubsi waa lama taabtaan kkkk hibona waa habar halkaan wax uun ku xarxariiqdey

  12. boondheere says:

    DAB LA RIDEY
    SCW SXB
    WAR NINYAHAW WAABA KAA YAABAY SIDAAD CIDA U KALA TAQAAN MAR HADAAD SHEEGTAY CABDULLE GALMAAX GACANAAN KUU TAAGAY MIDOO CABDULLE GALMAAX AH MAAD KUHEYN JIRTAY?KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAA ISKA CAADI XUMAAN ULAMA JEEDO SHUKAANSI LEE AMA WARSANGELIGA KOONFURMAAD TAHAY OO ISKA DHIGAAYO KAN WAQOOYI.FIIRI MESSAGE AYAAN KUU DIRAY 88LASTS WAA KU SALAAMAY

  13. boondheere says:

    HIBO SHANKAROON
    AABAY WAA KU SALAAMAY
    XAAD KU DIIDEE HADAAN DUUBKAA DHIGAY BALADKAAN UK ISLAAMO AYAA XUKUMO SIDA QUEEN ELIZABETH THE SECOND IYO PRIME MINSTER THRESA MAY.MARKA SOMALIA MAAHAN MEESHA AAD DUUBKA KA NOQEYSID WAA YURUB XAMAR WAXAA XANAAGAYO
    REER IMAAM
    REER UGAAS
    REER ISLAAW
    REER MALAAQ
    REER WABAR IYO MALAAQ BOONDHEERE BUG KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.

  14. Dab La Ridey says:

    @ Boondheere

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Dhulka

  15. boondheere says:

    DAB LA RIDE
    SCW SXB
    DHULKA DHULKA DHULKAA DHULKA AYNU KA DHAWRNOWAXYEELADA EE .HEES WADANI AH HADA MAXEYKA GARANAYAAN CIYAALKAAN QURBAHA KU KOREY ANAGU WAXAAN AHAAN JIRAY DEE KAADIRIINTII XISBIGA .XHKS DID YOU GET THE MESSAGE?

  16. cubeyd says:

    Suldaan garac
    Iljeex waa kuwa jabartigii waaweynaa
    Maanta inay tuugsadaan kuqasabtay
    Xoolaha ay iljeex kaqanimaysteen
    Gaaladii jabarti anaga xalaal buu
    Noo yahay laakin seynta jabartiga maxay haystaan iyagaaba dhuxulaysata ah masaakinta gumaysiga kujirta

  17. cubeyd says:

    Afwaliijo
    Ma wuxuu rajaynayaa inuu guriga
    Sheeq shariif shaaqi Kanoqdo isagoo
    Cimrigaas ah ilaahow qaatumada noo
    Hagaaji

  18. GABAR GALMUDUG says:

    Doqon la riday
    dabafeete saaqid waligee wax nabad ah igma heleesid
    yaan laguu madaxweenen,doqon nuucaga oo kale wax nabad la yiraah
    ma jirto bal dadka kaa dhigay in adiga aad waxaa tiraah eey wax noo dhimeeso,aan aragno halka aad ku danbeen,adigoo ina guumed
    oo meel lagaa yaqaan ama lagaa qadariyo aad ka laheen,cida somalia
    oo maseer HG ku dilatay maan nabad kaa rabaa,war cawaanta waros
    ninkii gumeesto iyo ninkii rarto ayee u nacamleeyan.Adigaa habaaran marna mj ku leh marna isaaq ku leh.Adoon baqtiye waxaa hayso soo xariiq waxaan karbaash aheen kuma haayo,nabad ma jirto

  19. GABAR GALMUDUG says:

    Doqon dabafeete la riday
    Nabad ma jirto garac laafyo xume uusdheere nacas,marqaan ku
    dhex balaq balaqleey,qaraar waxaa dhegaahga ka badatay HG HG HG HG HG,nacas ma ragaas sida fiican edabta ubaray mj iyo daaruud oo dhan,maad kula sahlan,nacas dugaag waxba iga daran kuwa ku leh
    qabiilka jooji war haa joojin ee noo wad,koleey aniga kuma deenayo
    dabafeete.xab joojin ma maqli karo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *