Marqaan News Agency » TOP NEWS+LIVE Muqdisho: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka

TOP NEWS+LIVE Muqdisho: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka

Xarunta Golaha Shacabka ee magaala Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka dhaceysa doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashadaan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ay goordhow ka bilaabaneysaa xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho oo ay u sharaxanyihiin 4 Musharax oo kala ah.

Musharixiinta ayaa baryihii ugu dambeeysay ku jiray loolan adag oo dhanka Xildhibaanada ah iyaga oo kulamo gaar ilaa xalay saqdii dhexe la qaadanayay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Lama oga natiijada lamana saadaalin karo waayo Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka xasaasisan tii sanadkii hore waxaana ay go’aamin doontaa ninka noqonaya Madaxweynaha Soomaalya.

Siyaasiin iyo madaxweynayaal maamul Goboleed ayaa hardan culus ugu jira in aanay soo bixin qaar kamid ah Musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

2 Responses to TOP NEWS+LIVE Muqdisho: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka

  1. Abdi maratoon Darwiish says:

    Gebrayaal iyo gurguurtayaal intay go aanka kuu gudoominayan
    Gobanimo inaad ku geeraartaa Godalkan ganbo qaadasho
    Ayaaa gudbooNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.
    Geesiyadaydii markii Godka Lagu Ganbeyey Miyaa sidii mesaga
    Laygadeeey. GoNdaha iyo Gadhka Miyaa isgeliyey. kuwii
    iGumaadeyey miyaaN gacaL moodeey GeLGeLiN Gorayba imha
    DhiGaaN MiyaaN gaNdoodsadaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaY
    GuuLdaradaydaaa Gaabiska igadoonshey miyaa cadwgaygii
    GuuNka ahaaa Go aanka ii gaadheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeY

  2. Dab La Ridey says:

    BERI DHOWEYTO OO AAN JABUUTI TEGAY AYAAN WAXAAN MAQLAY SHEEKO LA YAAB LEH. SHEEKADAAS WAXAY KU SAABSANAYD ”POLICE” DALKA DJIBOUTI. POLICE KA WAXAA LOO YAQAANAA ”’ POLICE NAAYAA ”’.

    HAATAN SHEEKADDA WAXAAN KU KEEBNAY BARLAMAANKA SOMALIYA WAXAA LOO YAQAANAA ”’CALL BOX”’ AFSOMALIGANA ”’ IGU SHUBO”’

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *