Sunday, January 21st, 2018
.

TOP NEWS+DAAWO: Madaxweyne Guuleed oo Si Deg Deg Ah ugu laabtay Cadaado kadib markii Xildhibaano ay Xilkii ka qaadeen+Amaro Culusna Soo Saaray

,
Published on January 11, 2017 by   ·   3 Comments

Madaxweynaha Galmudug Mudane Abdikariim Xuseen Guled ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweyey Magalada Cadaado Madaxweynaha oo uu wehlinyay Godoamiyaha maxkmada sare ee Galmudug ayaa waxaa Garoonka kusoo dhaweyay Madaxweyne Kuxigeenka galmudug IYO Santor abshir bukhari

sidoo kale ciiidmada kala duwan ee galmudug ayaa qeyb ka ahaa ,dhankakale dadweyne ka kalyimid dagmooyinka galmudug ayaa qeyb ka ahaa

madaxweyne guled ayaa sheegay in aan loo dulqadan donin amnidaro iyo qalqal waxana uu shegay in uu faryo ciidamada amaanka in ay adkeeyaan amaanka deeganada galmudug.

Cabdulaahi Xaashi Roob’day 

Afhayeenka Gal-Mudug

.

Readers Comments (3)

  1. Adduunyo says:

    Nin daad qaaday xumbo cuskay. taasi waxay ka dhigan tahay ayadoonba uusan meesha ka jirin wax maamula ah in dad kale lagu eedeeyo. Horta awalba wax maamul ah oo qorshaysan ma ahayn, ee wuxuu ahaa ka gaarsii aan doorasho ku galneeh iyo garab roortan iyo yaan lagaa badin, waana caadifadda iyo Garaad gaabnida reeraha qaribay iyo siyaasad xumadooda, ee lagu yaqiin, oo aan waxba ka xishoon jirin lyo caddaalad,kala danbayn, samir iyo xishood iyo ixtiraamku ka dheeraa.

  2. mingistume soo dag says:

    kkkkkkkk meesha ma cadaado miyaa mise waa ceelbuurkkkkkkksunni
    wajameeco oo u dagtay shirkada Diyuurada oo ay ku wargalisay
    cabdikariim guulied soo Qaadi karin (mogadisho)

    1) ma run baa in maanta cadaado ka soo Dagay

    2)ma riyaa meesha ma ceelbuur baa.
    3)nin sigtay ma noola @ CIYAAR WAA gALIN dANBE

  3. hibo says:

    Heedhe Naga daaya beenta eydu warba u haayina waad arkieysan sida madax weyne Guuleed loogu soo dhaweyhaayay cadaado marna haku fakirina kala qabka GALMUDUG






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...