Marqaan News Agency » TOP NEWS+AKHRISO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Si Layaab Leh uga Hadlay Guushii Jawaari

TOP NEWS+AKHRISO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Si Layaab Leh uga Hadlay Guushii Jawaari

Madaxweynah Jamhuuriyaddda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Xildhibaanadda Baarlmaanka Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya sida hufnaanta leh ee ay u dhacday doorashadii Guddoomiyaha Baarlmaanka ee Soomaaliya ee uu ku guuleeystay Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari.

“ Waxaan hambalyo lee yahay Xilhibaanada Golaha Shacabka Sooomaaliya oo maanta si dimuqraadiyadda leh u doortay guddoomiye, waxaa muujiyeen sida Baarlamaanka uga go’an tahay in dalkaan horusocokiisa la sii joogteeyo iyo sida xilkasnimada ku dheehan tahay ee ay ugu gudanayaan waajibaadka ka saran u adeegida shacabka ay wakiilka ka yihiin ee soo doortay” ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku ammaanay musharaxiintii kale ee tartaranka ka qeyb gashay sida kartida dheeraadka ah ee ay u aqbaleen natiijada doorashadii guddoomiyaha Baarlmaanka ee maanta dhacday.

“ Sidoo kale, waxaan hambalyo u dirayaa Guddoomiyaha cusub ee Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo mar kale ku guuleestay xilkaan culus, waxaana Allaah uga baryey inuu la garab galo, waxaana aamminsahay in Guddoomiye Jawaari uu yahay shaqsigii ugu habboonaa ee ay Soomaaliya u baahan tahay xiliga lagu jiro si howlahii Qaranka halkiisa uga sii wado” ayuu yiri Madaxweynaha.

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahad-celiyey ciidamada Qalabka sida si adag u sugaya ammaanka magaalada iyo guud ahaanba dalka xili lagu jiro xili adag oo ay doorashooyin dhacayaan.

-Dhammaad–
Shador Haji
Agaasimaha Warfaafinta
Madaxtooyada Soomaaliya

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

8 Responses to TOP NEWS+AKHRISO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Si Layaab Leh uga Hadlay Guushii Jawaari

  1. xaaji saalax says:

    Mar haduu jawaahiri soo noqday inuu xassan qoslaaye soo laaban baan umalayn

  2. hibo says:

    malo maxaa keeney waaba dhab inuu soo laaban mudane xassan sheeikh maxamuud seewaaye nooh

  3. hani says:

    Waa hubaal in uu soo laabanayo mudane xasan sheekh maxamuud

  4. Dab La Ridey says:

    ”’ WAX LA WAAAYEY GEELOW NINKI WAALAN BA U DUDE EH

    XASSAN XOOLO HADDU SOO NOQDO AWELBA MAAMULKIISU MA GAADHI JIRIN ”HURIWA” HADANA GAADHI MAAYO XAAFADDA BOONDHEERE.

    HADDU SOO NOQON WAAYO RAG BADAN IYO BILCAAN BADAN WAA LAGA WAAYAYAA MARQAAN MEDIA. SIDA

    1-SOMALI MOORYAAN
    2-CUBAYD ,MOORYAAN
    3-GABAR GAL-MOORYAAN
    4-HANI BAANTU
    5-SAMAALE MISKIIN
    6-hibo ”Weceysle/celi cumar.

    Doorashadda ka dib baan kuwan doondoonayaa insha allah.

    Anigu waxaan saadaaliyey in uusan DAAROOD qaadanayn Guddoomiye Barlamaan Taasna wey Dhacday

  5. cubeyd says:

    Suldaan garac
    Adigu sh.shariif jabriil&xasan kii
    Hoyada guursada waa adeerkaa 3nin
    Oo ilma adeer ah inaad kala jeclaato
    Waa kuu doqonimo

  6. cubeyd says:

    X.saalax
    War ninyahow shacabkaada maad edbisid
    Waa maxay cawaantaan madaxdii irir
    Ee somaliya kuwaashay kuwani wail
    Mondaya inuu afweyne noolyahay

  7. Dab La Ridey says:

    @ Cubayd Mooryaan

    Habaraneey iyadda waxba laga weydiin mayo somaliya ileyn somaliya waxaad ka tihiin
    1-qashin
    2-tuugo

    waxaad hoos fadhidaan oo marti u tihiin Abgaal.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk dhulka

  8. cubeyd says:

    SULDAAN GARAC
    WAR NACASYAHOW QOSOLKA DHOOCILAHA&
    DHULKA WAXAASI DHOOCILAKA PALL TALK
    AYAA WAXAAS QORA LAGA ROONE MIYAA
    TAHAY MISE CIYAAL WAA MAXAY KKK
    DHAQAMADAADA WAXKABADAL GUNYAHAY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *