Marqaan News Agency » (DEG DEG)Jawaari Oo Ku Guulaystey Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod Gudoomiyaha Barlamaanka

(DEG DEG)Jawaari Oo Ku Guulaystey Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod Gudoomiyaha Barlamaanka

Waxa Ku Guulaystey Gudoomiayah  barlamaanka Jawaari waxaana Jirin wax Wareega Oo loo gudbey doorashadani Iyadoona Codadka Ana Wali La Tirin.

waxa Is qabsaday Buuq hallka Iyo sacabka Barlamaanka Taasi oo keentay wali Inta Uu ku guulaystey lama Sheegin lakiin waxa Uu helay Inta La Doonayey Musharax Inuu ku Guulaysto .

Codadka kala Heleen Musharaxinta Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka

1-Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod

2-C/rashiid Max’ed Xidig 97-cod

3-C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey) 17-cod

4-Idiris Aadan Dhakhtar 2-cod

halkani Live Toos Uga Daawo

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

12 Responses to (DEG DEG)Jawaari Oo Ku Guulaystey Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod Gudoomiyaha Barlamaanka

  1. hanbalyo hanbalyo mudane jawaari

  2. hibo says:

    kkkkkk hanbalyo hanbalyo jawaari waloo aan larabey xidig

  3. Dab La Ridey says:

    @ hibo

    FILIMKAAGI WAA GUBTAY…MEESHAN WAA LA ISU QAYILAY !!!

  4. Dab La Ridey says:

    @ Mr Naabaal iskiifo

    Miyaad ka xishootay in aad soo qortid Qabiilkaaga ileyn adigaa igu yiri hawiye ma ahi,daarood ma ahi eelay ma ahi marka ma shiikhaal (Martiile Hawiye) baad tahay.

    Ha la Xishoon Qabiilkaaga sxb

  5. hibo says:

    daB laridey

    subax wanaagsan

    shaley ayaan maqal igu aheed inuu noqon doona xidig laakin tani waa siyaasad lama ogaan karo guush cidey raaceyso waloo uu asna careysan xidig uu kheeb wanaagasan ka soo galey siyaasad Mana aha inuu guul darestey asagana waxaan u rajeynayaa guul iyo gudasho Qaran waxaase nooharey waa hertanki madaxweynaha hawiye iyo daarood keebaa guuleysan saadaaliya yaasha siyaasad soomaali waa in ey sadaaluyaan yaanoqon doona Madax weyne? ma daarood mase hawiye? daB laridey war kakeen taasna

  6. doofaar la eryey raiisalwasaare maqaar saar ah waa kuu diyaar

  7. doofaar la eryey raiisalwasaare maqaar saar ah waa kuu diyaar qabiilka maxaa ka heshaa ma yibirbaa tahay waxyahow fiishku ka urayaa

  8. ku doofaar la eryey lixdansano maxaa kuu dheer waa adiga ku qafiifay khabiilkee mise social grantihiibaa kuu gooyeey sida aad marqaan u dhex fadhisid u getaway mashaqayste cayrqaata scorpion from Carlton centre Jo/burg

  9. Somali says:

    Mr naabaal Scorpoin,waan ku salaan sare,Waxaan la yaabanahy oo aan aaamini waayay ninkaan futo la ritay,ah da’da uu sheegtay iyo dhaqankiisa isma laha wuxuu yiri da’dadaaydu waa inta u dhaxeysa 40/30 iyo qabiil jeclidiisa waa isku kaay qaban la dahay,markaan Waxaan qiyaasay in ninka odayga ah uu gumaaysi ku soo koray,maxaa kaloo aad is leedahay nin dadaa jira hadane qabiilka aad u xiiseeya,,,,

  10. bro Mr Somali wc asalaam doofaar la eryey waa lixdan jir fadhiid ah oo afar miter oo irid lagabaxo aan lahayn Cary ku qaata waxbuu isku qasayaa sida aad sheegtay

  11. hibo says:

    nabaal Scorpion

    iyo somali

    walaalayaal idinkoo iga xumaan waxaan idin leeyahay ninka daB laridaa waa nin wanaagasan waa nin waxgarada waa nin kaftanka ku xeel dheer marka waxaan idin leeyahay halaga daayo ceyda aad personalka ah ee waad wada kartaa tan ah bug Land ceydeeda ah in kasta uu asna amaantamin daB laridey waxaan Oran lahaa jooji aflagaadada shaqsi kaara sababtuna goobti baashaalka ee marqaan wey marnaatey oo Qof waliba wuka cararey marka min fadli kun Naga daaya weeraraa Qaasa aad isku heeydaan walaalayaal ingana raali noqoda hadaan idinku soo xad gudbey

  12. ku hibo waanada aad noo jeedisay way wanaagsantahay abaayo waxaa jira waxyaabo Xenophobia ah ama dhacayb cunsiriyad oo subax galab Hameen lala soo taaganyahay ma ahan kaftan adiga Dr Alli Mohamed boondheere suxeyf oo waligay ma arkin khabaa il caynaya waa mida labaad internetka lama kala xigo cidii cidkale ku digata waa latusayaa khaladkiisa iniga igama suurowdo in aan ku qarwo saacad kasta warsangeli daarood illaahay wuxuu binuaadamka siiyey karaamo u gaar ah sida alle ku sheegay suuratul yaasiin xagee baa laga keenay in jufu soomaaliyeed oo ninkastaaba uu ka midyahay xitaa sheikh boqol soon in wixii larabo laga sheego wixii larabana lagu tilmaamo midaasi waa dulmi weyn mahadsanid hibo walaashay Qaali ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *