Marqaan News Agency » DAAWO:cabdikarim Guuleed Oo cadaado tagey xilka Qaadisstiisa Kadib Arin filayn kala Kulmay..

DAAWO:cabdikarim Guuleed Oo cadaado tagey xilka Qaadisstiisa Kadib Arin filayn kala Kulmay..

Waxa Siweyn loogu Soodahweeyey Cadaado madaxweynaha Galmudug oo xilka Ka Qadeen Xildhibaanada Barlamaanka Maamulkaasi.

Madaxweynaha Galmudug Ayaa Soodhaweyn uusan Filayn loogu Soodhaweeyey Cadaado inkasta Oo  Khilaafka Barlamaanka Uu wali taagan yahay ,waxana Ka Qeyb galay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka.

Soodhaweyntani waxa Sidoo kale ka Qeyb galay saraakiilsha kala Duwan Ee ku sugan magaaladda cadaado.

 

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

4 Responses to DAAWO:cabdikarim Guuleed Oo cadaado tagey xilka Qaadisstiisa Kadib Arin filayn kala Kulmay..

  1. hani says:

    Marqaan waa marqaan Waa nin dhulkiisii hooyo tagay waa la soo dhawy nayaa galmudug guul

  2. hibo says:

    Adeerayaaloow horaan wax idinkugu sheegnay iney arintaas waxkama jiraan tahay ee indhiina ayaa macalin idin wada ah guleed guuleyso mudane

  3. Cismaan Cawad says:

    @hibo,

    Walaal dawladi ma curan ee ha hodmin. Soomaalida Soomaaliya Eebbe ayaa quluubtooda is waafajiyay oo sidaas ayay nabad iyo xasilooni ugu wada noolyihiin. Waa ummad ay colaadaha iyo dhibaatooyinku soo daashadeen oo runtii baa taabatay. Sidaas aawadeed anigu uma arko in ay qawsaaradan madax ku sheegta ah ee Xamar xaaraanta ku qasanaysa dalkani kheyr u hayaan shar mooyaan ee. hibooy musuq maasuq baahsan iyo xaaraan oo dhan baa Xamar la isku gacan dhaafsanayaa oo ma aha dad si xalaal ah lagu soo xushay. Calooshooda ayay u roorayaan ee waxba soo kordhin maayaan hibooy. Ilaahay aynu isu dhiibno oo dalkeenna la kaashanno inta jiil xalaal ahi xukunka qabsan doono.

  4. cubeyd says:

    Mr cawar
    Garoowe maxalaalbaa lagu hayaa wardoqonyahow asaasaqay adigu hargaysaad hoostagtaa maxaa xamar kaa
    Quseeya war faroole miyaadan Maqleen
    Inuu lahaa xamar lacag sadaqa hanasiiso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *