Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO:Musharaxintii Ugu badnaa Oo U Midoobey isbadal samayn Iyo Inuusan Soo Laban xasan Sh..

DAAWO VIDEO:Musharaxintii Ugu badnaa Oo U Midoobey isbadal samayn Iyo Inuusan Soo Laban xasan Sh..

Waxa Magaalada Muqdisho Waxa kulan iskugu Yimi Musharaxinta U taagan Xilka Madaxweynaha Intooda Ugu badan Iyagoona Samaystay Inay ku midaysan yahiin isbadal doon Siday Sheegeen.

Maxamed cabdulahi farmaajo Oo kulankani ka Hadlay Ayaa Cadeeyey In ay Doonayaan Musharaxintani isbadal Inuu dhaco una Taagan yahiin.

Halkani Riix Videdo  Muqaal

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

9 Responses to DAAWO VIDEO:Musharaxintii Ugu badnaa Oo U Midoobey isbadal samayn Iyo Inuusan Soo Laban xasan Sh..

  1. Dab La Ridey says:

    ”’ DO I DO WHAT YOU DO ”’

    ”’ HA WAREEGTO GIRAANTU ”’

  2. Cismaan Cawad says:

    WHO’S FOOLING WHO?

    All this hullabaloo surrounding the farce in Mogadishu really beats me. We all know too well that neither is there a real and democratic process taking place in Mogadishu nor is this country at a stage to hold real democratic elections. What is therefore transpiring in Mogadishu is nothing more than the same recycled garbage of the same rotten politics of tribal opportunism. Most, if not all, of these guys are self-styled thugs who have either self-imposed themselves or been super-imposed upon the Somali nation and people by enemies of this country. They are mere symbols of the deep tribal and clannish divisions that have wrecked the former Somali Republic since the civil war of 1991. They represent only their self-interests and the interests of foreigners hellbent on pillaging this country’s vast resources by exploiting the ignorant whims of the bigoted masses who see the world through a narrow and tinted tribal prism.

    (cont…)

  3. Cismaan Cawad says:

    WHO’S FOOLING WHO?

    For the majority of these presidential contenders, a lot is at stake that makes not winning the race to Villa Mogadishu both unimaginable and unacceptable in terms of their own selfish ambitions as well as the colossal bribery received from their foreign paymasters. Neither the country’s future nor the welfare of the miserable common Somali on the streets are at all in the equation. Whoever believes that anything positive is going to emerge from the fiasco in Mogadishu needs their heads examined by a psychiatrist. Unseen forces are operating behind the scenes and almost all of these “politicians” are serving as agents of foreign powers and multinationals intent on plundering Somalia’s untapped vast resources. What is even more agonizing about all this is the sheer stupidity and shortsightedness of the leaders of Puntland and Jubbaland who seem all too relaxed or disconcerted about the dangerous game being played out in Mogadishu. These two regions have the most to lose if their leaders fail to perceive the wider implications of what is transpiring in Mogadishu – unless they are part of the whole conspiracy.

  4. mrsomali says:

    Soomali hadii ay rabto wadani ka dhiciya cadowga , wadani danta dadka iyo dalka wada …

    TAAGEER FARMAAJO LANA XISAABTAN

  5. warsan says:

    xasan sheekh baa la dooranayaa isagaa iska leh

  6. boondheere says:

    WARSAN
    SCW ABAAY
    SALAAN SARE WALAASHEY QAALIGA AH
    WAXAAD KA MID TAHAY INTA AKHYAARTA EE SOO GASHO MARQAAN NEWS
    WAXAAN MARLABAAD KAAGA MAHAD CELINAYAA SIDAAD WALAASHEY UGU SOO DUCEYSAY MARKII AAY DHAQTARKA KU JIRTAY HADA ALXMDULILAH WEEY KA SOO BAXDAY WEYNA CAAFIMAADAY MAHADSANID ABAAY.

  7. mingistume soo dag says:

    259 xildhibaan waxaa maanta ka wanaagsan 15 sarkaal oo ciidanka
    xooga Dalka oo na QABSADA. OO DALKA LA WAREEGA. AYAA II DHAANTA

    1)JAWAARI

    2)XASAN XARAAN

    3)259 XILDHIBAANO OO CAADO-QAATE, LAALUUSH QAATE @
    WAXAAN MAANTA KA JECLAAN LAHAA IN XUKUN MILLITARY NA QABSADO
    DALKA IYO DADKA BADBAADIYAAN KUWAAN BARAKO MA LEH @

  8. Atoore says:

    ASC.
    Insha Allaah mid khayr qaba Allaah ha noogu badalo Xassan Shiikh.Isagana Ilaahay ha ku soo hanuuniyo jidka xaqqaa.Maamul wanaag dambe loogama fadhiyo Xassan Shiikh oo waa la soo arkay maamulkiisa iyo waxuu yahayba.Waxaan aad ula yaabaa dadka in dheer ma aragtada ah ee ku haya Xassan wax fiican buu qabtay.Dadkaas Xassan ku ammaana xoogaa uu u qabtay reerkiisa hoose ma ay oga in Xassan looga baahan yahay in uu wax u wada qabto soomaali oo dhan.Waayo Xassan waxuu masuul ka wada ahaa wadankoo d han.

  9. cubeyd says:

    Xasan somalida aan xanuunsaneen
    Ayuu madax uyahay wax qabadkiisa
    Somali kale way ogtahay waxa qaylina
    Ya waa jabarti arki maysid digil&mirif
    Le.dir hawiye Afarta beelood ee kale
    Waxa cabaadaya waa idinka waxaad rabtaana waa layaqaan garoowe1&2 shekadaas waysoo dhamaatay somali dhaqaaqday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *