Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO: Magaalada Muqdisho oo Maanta Bandoow ah isku Socodka Gaadiidka iyo Dadka oo Xiran

,
Published on January 11, 2017 by   ·   3 Comments

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa saakay waxaa xiran isku socdoka Gaadiidka iyo dadka wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya ayaa xiray wadooyinkaasi kuwaasi oo gaadiidkooda dagaalka ku jiray.

Wadooyinka xiran waxaa kamid ah Wadada Makka-Al-Mukarama , Wadnaha, 30-ka Ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo Gaadiidka laga joojiyay hayeeshee dad teel teel ah ay marayaan.

Saameeyn balaaran ayeey dadku Muqdisho ku yeelatay xirnaanshiyaha saaka wadooyinka Muhiimka ah Magaalada Muqdisho.

Saameeynta ugu balaaran ayaa waxa ay ku yeelatay Ardayda, Shaqaalaha, iyo Ganacsatada kuwaasi oo awoodi kari waayay in ay gaaraan Goobahooda halka kuwo kalena ay saakay lugeeynayeen.

Xirnaashiyahaan wadooyinka Muqdisho ay la xariirtaa Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka socoto.

.

Readers Comments (3)

  1. Dab La Ridey says:

    @ SOMALI MOORYAAN

    NASAB DHIMAN WAXAA LA YIRAAHDAA NINKA MASAAJID QABSADAY OO SHAN CIYAAL KU DHEX DHALAY,NAAGTIISA KU DHEX WASA MASAAJIDKA ILAAHAY,HOOS KA DAAWO
    KAAS BAA NASAB DHIMAN AH,HUMAN XITAA MA AHA, DHAQANKA DAANYEERKA LEH IYO XOOLAHA. HABARKINTIRLEY.
    HOOSE AKHRI QASHINKA CEYR EE ILAAHAY AAN KA XISHOON.

    https://youtu.be/5A3H8VOXt_c

    REERKAAD KA DHALATAY GAALO IYO BUDIST KEE WEEYE KOLAY ISLAAN MA AHE.

    NIN NAAGTIISA KU DHEX WASAAYA MASAAJID OO CARUUR KU DHALAAYA MASAAJID. QASHIN WEEYE HABAARANEEY

  2. mingis tume@ soo dag) says:

    MAXAA KEENAY IN AMINGA MOGADISHO CAASIMADA SAAKAY AAD LOO ADKEEYO
    MAXAA MAR HORE AMINGA LOO ADKEEN WAAYEY MA DOORASHOOYINKA KALIYAH
    AYEY NABAD LOO ADKEEYAA MISE HABAACSANAAN DOWLADA FADHI KU DIRIR AH
    UU MADAXWEYNAHA 4TII SANO LACAGTA DAYNTA KU YIMID KUNA QABSADAY XUNKII
    UMMADA SOMAALI WEYN KA DHAXEEYSAY IN UU YIRAAHDO AMINGA AYAAN SUGAYA
    MAANTA WAA WAX LA QOSLO KKKKKK KKKKK KKKK(Badaw Badaw Dhalay)
    ———————————————————————-
    DAL AND DAD AND DHUL AAN LAGAA XIGIN SIDA AAD DOONTO KA YEESHO
    WAXAA LAGA HELAA QAARADA AFRICA GAAR-AHAAN GEESKA AFRICA WAA SOMALIDA OO (a)madaxweyne Tuug AH (b) XILDHIBAAN tuug(call box money) (c)Gudoomiye Barlamaan tuug ah)(c)Dowlada tuug iyo mooryaan)
    d)shacab tuuga ah
    e)siyaasi Tuug ah
    f)askar) tuuga ah
    g)oday Dhaqmeyd 90 jir ah)oo Tuug ah
    h)wasiiro 40-50 jir)tuug ah.
    INTAAS OO SOMAALI TUUG AH GEESKA AFRICA NALA DAGAN BAAN MAANTA U
    FIDHINAA AMA DHOWREYNA AMA WAX KA SUGEEYNAA IN AY NA XUKUMA MAR
    Labaad 2aad 3aad 4aad oo Horay inoo DHACAY WIXII DAKHLI-YIILAY
    DALKA HOOYO SI TOOS OO GANBASHO LA HEYN JEEBKOOD UGU DHICI JIRTAY
    WAA MASHRUUC QOF WALIBA OO MAGACA SOMAALI KULA-WADAAGA DOONAYO IN
    DALKA KU DHACO)Loot private property)and(stolen money or valuables)
    (you cannot hang out with negative people and expect to live a positive life)reporting by/mingistume(Iam not a very political person)thanks.

  3. Dab La Ridey says:

    MUUQA-DISHO WAA BANDOW MA HURTO
    MUUQA-DISHO WAA QARAX MA HURTO
    MUUQA-DISHO WAA DIL MA HURTO

    WIXII XAARAAN KUGU SOO GALA SIDAAS BAA ILAAHAY KA DHIGA
    ————————0———————————–






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...