Marqaan News Agency » TOP NEWS+AKHRISO: Madaxweyne Guuleed oo Si Kulul uga hor Yimid Xil Ka qaadistii Lagu Sameeyay+Hanjbaadna u Diray Xildhibaanada Baarlamaanka

TOP NEWS+AKHRISO: Madaxweyne Guuleed oo Si Kulul uga hor Yimid Xil Ka qaadistii Lagu Sameeyay+Hanjbaadna u Diray Xildhibaanada Baarlamaanka

Warasxaafadeed Goordhow Ka soo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa Lagu Sheegay Mid Sharci Daro ah Go’aankii Maant aay Qaateen Baarlamaanka oo Ay Xilka uga qaadeen.

Cabdi kariin Guuleed ayaa ku sheegay arintaasi Mid aan Waafaqsaneeyn sharciga Gal-Mudug iyo Dastuurkeed.

Guuleed ayaa sheegay in aanu Aqoonsan Doonin Go’aankaasi islamarkaasina uu yahay Madaxweynaha Sharciga ah Ee Gal-Mudug.

Maanta ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Gal-Mudug Sheegay in uu xilkii ka qaaday madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed.

Halkan ku Dhufo oo Aqriso

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

14 Responses to TOP NEWS+AKHRISO: Madaxweyne Guuleed oo Si Kulul uga hor Yimid Xil Ka qaadistii Lagu Sameeyay+Hanjbaadna u Diray Xildhibaanada Baarlamaanka

  1. Dab La Ridey says:

    QORSHAHA XIL KA QAADISTA WAXAA HORBOODAAYEY
    1-SALEEBAAN
    2-CEYR
    3-MAREEXAAN

    WAXAA XAQIIQ AH IN SACADKA UU HORBOODAYO GUULEED AYSAN KU FARXI DOONIN IN XILKA LAGA QAADO NIN LAGA SOO XAQILAY MUUQADISHO.

    DADKA KU XEELDHEER MOORYAANTA AYAA NOO SHEEGAY IN GALMUDUG IN GALMUDUG LAGU KALA TEGI DOONO AMA AY NOQON DOONTO MEEL DAGAAL KA DHACO.

    XAALADDA DAGAAL EE SACADKU KA WADO DEEGAANADD 175 KM SQUAR EE AY GALMUDUG MAAMUSHO WAA MID SALEEBAANKU AYSAN RAALI KA NOQON,KUWA KALENA WARKOODA DAA.

    GAL-MOORYAAN WAXAY KU DHAMAAN DOONTAA QAABKI QAAB DARADA AHYD EE LAGU DHISAY.

  2. GABAR GALMUDUG says:

    Doqon la riday
    dabafeete ma intaas ayaad xariiqi taqaan saaqid nolosha ku qurmay
    waxaad gaari weesay waa laga haraa horta aad hadshidee Galmudug
    ma ku taqaan?cawaan jaaji aljabarti ah,saaqid uus dheer waqti
    waliba saacad waliba page waliba ka dhex ooy,ceerta ayaad ku aqli tahay nolashada waa dawarsi iyo camri duli baabasan,waxaa rabtid so xariiq ma dadnimo miyaad leedahay qabiilka loma ooyanka ogu
    baabasan waa waros mooryaan in lagu xamaasho mooye wada kale ma lihid adoon jaaji buulo cawas xolaha ogu qal mj,isaaqna biyaha u dhaami dami intaas adigoo ah ayaad la kaftami Governo Galmudug.

  3. Dab La Ridey says:

    @ Gabar Galmudug

    Saddex Arimood aan kuu Cadeeyo Walaal.

    1-Ceyr Ma Qaato waan shaqaystaa waxaana wata baabuur 2017 walaahi ah.
    2-Odey ma ahi Nin dhexdhexaad ah Ayaan ahay waanu isbaran karnaa inkasto aan cidi ku hayn Karin.
    3-Xafiiskayga amigo fadhiya Ayaan marqaan media waxaan doono ku qoraa shaqadaydana wataa.
    4-Sacad iska dhaafe iljeex oo dhan baan qiimo u hayn.
    Governo Sacad waxaa ka dambeeyey”’MOORYAAN SACAD”’

    HOPE YOU UNDERSTAND THAT !!!

  4. Dab La Ridey says:

    @ Gabar Galmudug

    Waxaan ahay Ninka keliya ee aan isqarin oo meesha ku soo qora Emailkiisa iyo mobile kiisa. Malaaq Boondheere weydi.

    Hadaan ahay odey uus dheer ma soo dhigeen emailkayga iyo mobile kayga.

    Hello Gabar Gal-mooryaan.

  5. ku dab .dhaxamoodey iga gidoon salaan daman oo daqran oo dayacan ma nasiibkaagiibaa alle ka dhigay in aad habargidir sarifku ku samaysid sxb adoo mahadsan ciilkaaga iskala joog

  6. Warsame says:

    Gal-mooryän markii horaba waxaa loo dhisay oo guuleed hurdaye madaxwayne looga dhigay in gurgurte dib loo soo doorto,ee maamul lagama rabin hadii maamul lagarabo ,dhusamareb iyo caabudwaq layskama indha tireen. Moryaantu dahab haday taabato waxu isku badalin xaar.

  7. cubeyd says:

    Suldaan garac
    Gabdhaha inaad latirsataan farac miyaad u leedihiin jabartigu dhaqan
    Xumaa awalba nasab ma ahayn

  8. Dab La Ridey says:

    @ Cubayd Mooryaan.

    Gabdhaha cidi ma caayin ee waa lala haasaaway,Mooryaan baad tahay aan kala aqoon haasaawaha iyo La Tirsiga.

    Laakin Gabadh Galmudug iyadaanba ahayn qof Rabaayad noqon kara oo guri lagu hayn karo. kkkkkk

  9. hibo says:

    war deg deg ah ee uga soo gaarey muqdishoow hogaamiyayaashi daarood oo kula jabey siyaasada soomaali iyo doorashooyinka nagu soo food haya xafidulaah madax weynaha jubbaland mudane Axmed madoowe oo u jaleecsadey dhanka madax weynaha soomaliya mudane xassan sheeikh maxamuud taasina ey dhabar jab ku tahay siyaasiyiinta daarood sida aan ku maqley warka nooloow mudane Axmed madoowe isbedal beynu dooneynaa uu madax ka yahay mudane xassan sheeikh

  10. Uk says:

    Dab lariday waxaad xoog ka dhiganasaa inaad habargidir kala qaadid taas kuusocon mayda waxaad tahay way yaqaaniin inaad tahay mooryaantii ay sida xun ugaleen oo nnolasha ka dhacay oo wali caloosha ka buka oo jacel mar inuu arko Haber gidir iska hortimaada taas ma dhacay so ee caloosha ka saar

  11. cubeyd says:

    Suldaan garac
    Saaka inaad iljeex kala tiriso
    M/saleeban miyaa kusoo baray kuwaas
    Ayaan dhangad kubaray adigu deegan
    Kulama wadaagan kurdi baad tahay ceerigaabo meeday mise waad ilowday

  12. cubeyd says:

    Warsan
    Aamus ina gumeedyahow aan Sumada
    Laheen maalinba magaca hasoo badalan
    Nadalyahow

  13. mingis tume@ soo dag) says:

    DOQONKII CABDIKARIN AHAA XILKII LAGA QAAD
    DOQONKII CUBEYD AHAA GALKACYO LAGA QAAD
    DOQONKII SAMAALE DAMAJADID CODKOODII DOORASHADA LA QAAD
    DOQONKII SOMAALI AH NINKA WATA 2X MAGAC CADAADO LAGA QAAD

  14. Somali says:

    Doqonkii,mingis dhabe ahaa ruuxaantii laga caayri,Doqonkii futo la ritay caqligii laga qaad,odaygii cawad Qamrigii laga daaaaadi muxuu ku marqaamayaa,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *