Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO:Faroole Oo Nairobi Yimi “Xasan Sheekh Xilka Haka Dego”

DAAWO VIDEO:Faroole Oo Nairobi Yimi “Xasan Sheekh Xilka Haka Dego”

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland ahna xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta ka dhoofay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, isagoo kusii jeeda magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

C/raxmaan Faroole oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe kahor inta uusan dhoon ayaa sheegay inuu weli yahay musharax u taagan doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Dhinaca kale, C/raxmaan Faroole ayaa ugu baaqay ganacsatada magaalada Muqdisho inay taageero u diraan dadka abaartu ku dhufatay ee deegaanada Puntland, isagoo sheegay in Muqdisho ay lacag badan taalo, islamarkaana loo baahan yahay in lacagahaasi lagu kaalmeeyo dadka baahan.

Sidoo kale, wuxuu C/raxmaan Faroole caddeeyay in hore dadka Muqdisho ay ugu gurmadeen duufaantii Sunaami oo hore uga dhacday deegaanada Puntland, laakiin xilligaan ay xaaladdu kasii darran tahay.

 

Halkani Riix Video muqaal

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

17 Responses to DAAWO VIDEO:Faroole Oo Nairobi Yimi “Xasan Sheekh Xilka Haka Dego”

  1. Cismaan Cawad says:

    @mingis tume@ soo dag),

    Suldaanka Ciise Dhuux iga guddoon salaanta salaaddiinta iyo boqorada Puntland. Mingis Tumoow jar Daaroodka Xamar looga degi karo maba jiro sababtuna waa sida soo socota.

    Dalkani waxii hadda laga billaabo waxaa uu hannaankiisa dawladnimo ahaan doonaa federaal. Federaalku macnihiisu waxaa weeyaan in madaxweynaha kursiga federaalka iyo raysal wasaarihiisu aanay lahaan doonin awood buuxda ee ay dalka iyo miisaaniyaddiisa ba sida ay doonaan kaga yeelaan sidii ay ahaan jirtay waagii dawladdii dhexe ee burburtay. Waxaa awoodda iyo go’aanka kama dambeyska ahi lahaan doona shacab weynaha federaalka wadaaga.

  2. Cismaan Cawad says:

    @mingis tume@ soo dag),

    Awoodda oogu sarreysa ee maanta dalkan lagu kala horreyn doonaa waa tan dhaqaale. Dawlad Geyiyeed kasta ismaamul hoose ee ay amnigeeda, caddaaladdeeda, ganacsiyadeeda, canshuur qaadisteeda, dhaqaalaheeda iyo horumarkeeda gacmaheeda ugu maareysato ee aanay Xamar faro gelin toos ah ku lahayn ayay hananaysaa. Shacbiyadda geyi kasta ku nool ayay Eebbe ka sokow gacmaha oogu jirtaa.

  3. Cismaan Cawad says:

    @mingis tume@ soo dag),

    Sidaasi aawadeed ayay Daaroodku ku yeesheen nasiibka ugu wanaagsan marka dalka geyi ahaan loo kala dhigdhigo. Puntland iyo Jubbaland oo aqlabiyad ku leeyihiin waxaa u sii dheer oo una dhexeeya geyi Daaroodka u go’an ee ilaa Kililka Shanaad galaya. Waxaa ay Daaroodku dalka ku yeelanayaan dhulka oogu baaxadda weyn, oogu xeeb dheer, oogu bad weyn, oogu dekado badan, oogu kheyraad iyo dad badan, oogu eeraboodho badan ee isku wada xidhan.

  4. Cismaan Cawad says:

    @mingis tume@ soo dag),

    Goob straatiji ahna baddooda iyo dekadahoodu – waa Garacad ilaa Laasqoray ee – ayuu degelkoodaasu jooqraafi ahaan saaran yahay. Soomaali ka nasiib badani ma ay jirto runtii. Waxaa ka maqan oo keli ah garashadeedii iyo fariidnimadii ay fadligoodaasi ooga faa’iideysan lahaayeen iyo hoggaan caqli iyo aqoon leh. Daaaroodku calaacalkoodu waa mid baadil ah ee hoos ha isu egeen dalka iyaga ayaa oogu qanisan ee. Ganacsiyada iyo dhaqaalaha dalka ugu badan Daarood baa hanashadooda oogu dhaw, waa haddii ay iimaansadaan oo ay hanqal taagga Xamar ka il baxaan nimcadoodana garowsadaan. Allaah Kariim!

  5. Somali says:

    Kk Reerahaan in aay masab dhiman yihiin waxaad ku ogaanaaysaa afkooda iyo dhagahooda isma maqlaan kkkkk,bal fiiri AF DHASHO shalay wuxuu lahaa caasimada doorasho laguma qaban karo maantana wuuw tuugsanayaa wuxuu lee yahay Hana loo gurmado kkkk war wuxu nasab xumaa waa nacalad nacalad dhashay away ALCOHOLIC cawad ahaa haye waa taad lahaayd dhulka ugu waayn dhulka barakaaysan muxuu yahay tuugsiga dharaarta cad waa calaamadaha lagu garto midgaha DAAR’OODKA ayagoo dhan caasimadii ayay soo dhoobteen,tuugsi dartiis,

  6. Somali says:

    Kkkk alcoholic cawad aaway waxaad ku faanaayseen ama anaaniyadii oo ahaayd aniga maahane qof kale majidho,maxaa dhacay halkee salaadu iska qaban la’dahay mase Jen caaydiid ayaa qabriga ka soo baxay,waa maxay facsharkaan iyo ceeb taan maanta harti uu ku jiro, meeday arinkii ahaa mooryaan ayaa caasimadii joogta maxaad is leedahay waa idinka qaldan yihiin ka jawaab adigoon cabsaneen ama aan drank ahaayn,

  7. hani says:

    Puklan tuugsi kama dhamaado iyo caqli xumo af dawaco muqdisho maxaa kaa quseeyo dhulkii puklan daacishbaa qabsatay

  8. Dab La Ridey says:

    @ SOMALI MOORYAAN

    NASAB DHIMAN WAXAA LA YIRAAHDAA NINKA MASAAJID QABSADAY OO SHAN CIYAAL KU DHEX DHALAY,NAAGTIISA KU DHEX WASA MASAAJIDKA ILAAHAY,HOOS KA DAAWO

    KAAS BAA NASAB DHIMAN AH,HUMAN XITAA MA AHA, DHAQANKA DAANYEERKA LEH IYO XOOLAHA. HABARKINTIRLEY.

    HOOSE AKHRI QASHINKA CEYR EE ILAAHAY AAN KA XISHOON.

    https://youtu.be/5A3H8VOXt_c

    REERKAAD KA DHALATAY GAALO IYO BUDIST KEE WEEYE KOLAY ISLAAN MA AHE.

    NIN NAAGTIISA KU DHEX WASAAYA MASAAJID OO CARUUR KU DHALAAYA MASAAJID. QASHIN WEEYE HABAARANEEY

  9. Somali says:

    Kkkk adiga hooyadaa iyo Walaashaa ayaa Hal wiil oo adigo oo kale ah ayaa isku meel ku fuula,dhibaato intaaa la eg ayaa aduunka kama jirto,kkk

  10. cubeyd says:

    Suldaan garac
    Iimaan masaajid oo qaniis ah
    Ayaa kaadhashay ayaan xirsi.waris diriye waxa qasiis somali ceebeeyay
    Waa adiga cerigabo&bosaso nin asaga
    Ah ayaad ufataashaa kurdi gun waa gun

  11. Atoore says:

    Asc.
    Horta kala saara wixii siyaasad ah iyo tii qof si gaara u qusaysa.Dhawr qof oo ay ka mid yahiin kuwa la kala baxay Somali,Hibo iyo Cubeyd waxayn kala aqoon inay u jawaabaan qof ay qoraalkiisa qoonsadeen iyo in ay ummado dhan wada caayaan.Markastana waxay ka hadlaan QABIIL IYO ANIGAA KAA QABIIL FIICAN.War an idiin sheegee soomaali oo dhan waxaa LAAN DHEERE ka ah kan raaca jidka uu Ilaahay (swt) inoo sheegay ee ah hanuunka.Cubeeydoow Ayaan gaalnimadeeda waa arin ka dhaxaysa ayada iyo Ilaaheed.Waxaase ka sii dambi badan qof bilaash loo dilay oo la xalaashaday maalkiisii.Haddii qof sabab la’aan loo dilo waxay la mid tahay dadkoo dhan oo la wada dilay.Taasna kama hadashaan adiga iyo inta kula rayi ah.Ayaan gaalnimadeedu DHIB KUMA HAYSO soomaali iyo soomaaliyaba ee waxaa soomaaliya iyo soomaaliba dhib iyo shido joogto ah ku haya WIILASHA HAWIYE ee xamar lagu hayo oo caadaystay xasuuqa shacabka an is difaaci karin.Ma sheegi kartaan sababta aydnaan uga hadlin ammuuraha ka. Jira koonfurta soomaaliya oo ad diiradda u wada saartaan puntland baa saas iyo saas ah ama anagaa ka qabiil fiican reer Hebel.

  12. Somali says:

    Haye markaay wareeraan diintaay ku gabadaan kkk yahuuda ayaa la yiraahdaa geedbaa sheega marka aay gadaashiis galaan,kkkkk adinkuna anagaa idin sheega na markaad qayaanay qaran wadaan marka waxaad tihiin yahuudii africa marka ha dilin in lagu daayo caalaacalka yaray,atariisho bajaq,,,,,

  13. Atoore says:

    Ku:Somali.
    Waa xaddiis saxiix ah haddii uu qof caayo qof kale Waalidkiis waxay caydaasu aadsaysaa qofkii wax caayey waalidkiis.Marka Mr.Soomaaliyoow ma xaqbaa in aad waalidkaa abaal gud uga dhigtid cay iyo xumaan?Xaattaa haddii uu qof caayo Hooyadaa macaan ha caayin qofkaas hooyadiis illaa isagaa hooyadiis caayay.War haddii habeen iyo maalinba la caayo hawiye maxaa kaa quseeya.Adiga waxaa kuu daran oo dani kuugu jirtaa in waalidkaa adiga dartaa dhib loogu geysan.Hawiye kuma oga in aad difaacaysid oo ciduna abaal kuuguma hayso ee ilaasho Aakhiradaada iyo tan waalidkaaba.
    Ugu dambayn waxa meesha ka jiraa waa fadhi- ku-dirir ee meesha ma joogaan JABAHADO HABAARAN.

  14. Atoore says:

    Ku:Somali.
    Dambi oo dhan waxaa kuugu filan hadalka ad maanta tiri oo ah ummado Ilaahay oo muslimiin ah baa Yahuuda.Taasna waxay dhex taal Rabbi (swt) iyo adiga.Ma aha hawl u taal dadkaad ku dambaabtay.Maadaama uu garaadkaagu yahay kaas ad sheegtay ma aha in lagaa ficil qaato ee waxaad u baahan tahay in wax lagu tusaaleeyo.

  15. cubeyd says:

    Atariisho
    Garacaan reer ceerigaabo markuu hawiye
    Caayayo oo xolahooda&xilahooda&Carurtooda lacaayayo Waad ku raaxaysataa markii loo jawabana xadiis ayaad aqrinaysaa

  16. cubeyd says:

    Atoore&atariisho
    Intaad guntii hartida hawiye soo
    Caayo tiraahdo ayaad sheeq iska
    Dhigaysaa dad aan konfurta Somalia
    Degan aan kulahayn ayaa dadka caaya
    War guntaas adaa afyawaane labada

  17. cubeyd says:

    Adigaa af yaqaane lahadal una sheeq
    Inay somaliland xaqooda karaadsadaan
    Hadii kale jabartiga wala caayayaa
    Haday kurtumadooda umada caayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *