Marqaan News Agency » DEG DEG+AKHRISO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka soo horjeeystay Xil Ka Qaadistii Guuleed

DEG DEG+AKHRISO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka soo horjeeystay Xil Ka Qaadistii Guuleed

Muqdisho ,10 January 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada uu jiro.

Madaxwweynaha ayaa sheegay inaan xiligaan la aqbali karin khalalaase siyaasadeed ee u dhaxayeeya Xildhibanaada iyo Madaxda dowlad Gobolleedka Galmudug , iyada oo la ilaalinayo ,Habraaca Baarlamaanka Galmudug islamaraana la dhowro fasaxii uu ku jiray Baarlamaanka Galmudug iyo Dastuurka Galmudug.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha ku baaqay in la texgeliyo daruufaha gaarka ah ee ka jira degaanada Galmudug, sida abaaraha iyo dagaalka lagula jiro Kooxaha Nabad diidka ah

–Dhammaad–

Shador Haji
Agaasimaha Warfaafinta
Madaxtooyada Soomaaliya

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

15 Responses to DEG DEG+AKHRISO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka soo horjeeystay Xil Ka Qaadistii Guuleed

  1. Jamal says:

    Dagaalka lagula jiro puntland muu iska dhaho xasan xoolo

  2. xaaji saalax says:

    Maxaan idinlahaa hadaa lagu dalbanayaa ciidamo kamandoos ah kuwan barlamanka isku sheegaya waa Labaqabqanaya kkkkkkkkl

  3. Warsame says:

    Xasan xoolo wadanku inuu federal yahay haloo sheego oo maamuladu leeyihiin arimahooda hoose,maxaa kagalay baarlamka cadaado ku shiraya,guuleed hadii aad shalay diyarad kubkeentay maanta diyarad baa xamar loo saaray.

  4. hibo says:

    kkk waxaas day waxka sokeeya day gobal iyo madaxda xakunta waxala xakumaa xassan sheeikh xafiiskisa walee ma arag siduu u dhugdhug leeyahay gaas cawire mase asoo kalaa ku badan dhulkaan

  5. mingis tume@ soo dag) says:

    KHIYAANADA LALA MAAGAN YAHAY BERITO DAAROODKA OO MOGADISHO KA DHICI
    DOONTO DOORASHADA GUDOONKA BAARLAMAAN OO SEEFTII 2aad lagu dili doono
    in uu noqdo Cabdirishid xidig(Daarood jabiyey) waxaan ka danbeeya
    1)ethiopia

    2)Damajadid

    3)Caade-qaate shariif shiekh Hassan @ shirqoolka ethiopia wadato
    oo xasan shiekh ama shariif sakiin oo ETHIOPIA QOORSHAHA SOMAALIYA
    KA LEEDAHAY SIDII TURKEY DALKA LOGA SAARI LAHAA KA DIB QABSATO.
    HADDII BERITO SIDAA U DHACDO SOMAALIA JAA- MOORTO.

  6. Cismaan Cawad says:

    @mingis tume@ soo dag),

    Suldaanka Ciise Dhuux iga guddoon salaanta salaaddiinta iyo boqorada Puntland. Mingis Tumoow jar Daaroodka Xamar looga degi karo maba jiro sababtuna waa sida soo socota.

    Dalkani waxii hadda laga billaabo waxaa uu hannaankiisa dawladnimo ahaan doonaa federaal. Federaalku macnihiisu waxaa weeyaan in madaxweynaha kursiga federaalka iyo raysal wasaarihiisu aanay lahaan doonin awood buuxda ee ay dalka iyo miisaaniyaddiisa ba sida ay doonaan kaga yeelaan sidii ay ahaan jirtay waagii dawladdii dhexe ee burburtay. Waxaa awoodda iyo go’aanka kama dambeyska ahi lahaan doona shacab weynaha federaalka wadaaga.

  7. sheikh waryaa says:

    mingis walee ninyahow nin wax fahmaa tahay xaqiqda ka hadashay aniga darood ma ahii lakin ogadeen waxeey arkeen in darood meesha waxna ku haynin side ay godoon prlm isu sharaxeen marka in ay tijaabiyaan godoon parl waa iska caadi waayo darood madexweyn ah ethiopia iyo kenya beesha caalamka ma rabaan darood hore loo tijaabiyay waxaan la ogaadaday in somalia ay madexweyn yaashi darood soamliaa meel xun dhigeyn wadankii qabyaalad iyo xukn xoog la baray

    mogadishu wa magaalo hawiye sxb in hawiye madex noqdo sharco ka yaal taasi ogoo beesha caalamka weey ku tageeri wayo nabad somalia ay tageereen iyo cida wax qaban karto ayuu dantooda ku jirto

  8. Cismaan Cawad says:

    @mingis tume@ soo dag),

    Awoodda oogu sarreysa ee maanta dalkan lagu kala horreyn doonaa waa tan dhaqaale. Dawlad Geyiyeed kasta ismaamul hoose ee ay amnigeeda, caddaaladdeeda, ganacsiyadeeda, canshuur qaadisteeda, dhaqaalaheeda iyo horumarkeeda gacmaheeda ugu maareysato ee aanay Xamar faro gelin toos ah ku lahayn ayay hananaysaa. Shacbiyadda geyi kasta ku nool ayay Eebbe ka sokow gacmaha ugu jirtaa.

  9. Cismaan Cawad says:

    @mingis tume@ soo dag),

    Sidaasi aawadeed ayay Daaroodku ku yeesheen nasiibka ugu wanaagsan marka dalka geyi ahaan loo kala dhigdhigo. Puntland iyo Jubbaland oo aqlabiyad ku leeyihiin waxaa u sii dheer oo una dhexeeya geyi Daaroodka u go’an ee ilaa Kililka Shanaad galaya. Waxaa ay Daaroodku dalka ku yeelanayaan dhulka oogu baaxadda weyn, oogu xeeb dheer, oogu bad weyn, oogu dekado badan, oogu kheyraad iyo dad badan, oogu eeraboodho badan ee isku wada xidhan. Goob straatiji ahna baddooda iyo dekadahoodu – waa Garacad ilaa Laasqoray ee – ayuu degelkoodaasu jooqraafi ahaan saaran yahay. Soomaali ka nasiib badani ma ay jirto runtii. Waxaa ka maqan oo keli ah garashadeedii iyo fariidnimadii ay fadligoodaasi ooga faa’iideysan lahaayeen iyo hoggaan caqli iyo aqoon leh. Daaaroodku calaacalkoodu waa mid baadil ah ee hoos ha isu egeen dalka iyaga ayaa oogu qanisan ee.

  10. Siciid says:

    Cubeyd wasqaan ma qandhaa haysa galabta???

    Soo soco oo ciida ham sii. HG xageebay galaysaa???
    Yaa arkay mooryaantii Hg ee Ali Afjaahuur iyo Cubeyn dabacayuun?
    Galnus Nus-nus rubuc bar iyo taaano oo lagu kala dhaqaaqay meelwalbana dabka la qabadsiiyay, xagee u baxsadeen Guuleed iyo dabdhilifyadiisii ee carabay ugu weynaa?? Lagactii burcad badeeda ee keenya iyo ugaandha in lagu dhaqo loo geeyay iyo raga watay waa la garanayaa waana la qabanayaa. sheeko dhamaatay.
    Meeqaan idinlahaa war isma xukumi kartaane meesha aad joogtaan isu dhiibaa 12-jir Daarood haduu idinka agdhoiwyahay.
    Anigu mar hore ayaan sheegay in nimankaa Ahlu-sunnah wax dhaama inaysan meesha joogin ee iyaga hala citiraafo guuleedna hilfaha haloo tuuro.
    Dabkii meelwalba wuu gaaray, Agooye usbuuc ayay u qabatay inay cadaado ku laabtaan oo wax walba oo isbaaro dadka lagu baaran jiray laga tirtiro hadii kale wacad waxay ku mareen in ay Hg dabka qabadsiin doonaan.
    Waxa u harsan waa in lagu laabto meeshii markii hore laga soo kiciyay iyo cuntadii hore ee MOXOGA iyo FALFALIIRKA ahayd.
    Baasto iyo moos way dhamaadeen iyo baad danbe, Guuleedna xabsiga gaalshire ha iska xaadiriyo waxaa loo haystaa dadka uu dhiigooda qubay oo sidaa loogaba hari maayo.
    Aaway habrihii, bilaaba moxoga iyo falfaliirka, ciidana ham siiya.

  11. Siciid says:

    Salaantii Suldaamada ayaan u dirayaa Generaal Cisman Cawad iyo Genraal Mingistume.

    Carabtu waxay tiraahdaa ‘kulu shayun yarjicu ilaa aslihi’ meeshaan caawa Hg waxay dib ugu laabanaysaa cunida Moxoga oo ah geedo xididadood iyo falfaliir oo ah didir la dubay oo ah meeshay markii hore ka yimaadeen.

    Guri danbe oo la diirto iyo isbaaro danbe way dhamaatay wana faashil aan isxukumi karin oo wada gacanbidxlayna ku shaqeeya gebigoodba.

    Dawlada Ahlu sunna waljameeeca ayaa gobolada dhexe ka talisa, Guuleed iyo dabadhilifyadiisiina waa xarig iyo maxkamad, lacagtay qaadeen iyo dhiigay daadiyeena waa ka jaasayn.

    Soo hoobta oo ciidda wada ham siiya.

    Suldaan dab la riday aad baan kuu slaamayaa.

    Mooxoga moxoga ayay caawa maraysaa iyo dhuusabadane falfaliir.

  12. mingis tume@ soo dag) says:

    Caaqil saciid boowe salaan Gobeed@ waxaa ka danbeeyey inqilaabkii
    sunna wajameeco ka sameysay Gobollada Dhex Afka Ciida u dartay
    Cabdikariim@ beesha caalamku wey OGTAHAY IN CABDIKARIIM UU MEELNA
    KA TALIN OO MAGACA UUN WATO, OO MAAMULKISA KA SHAQEYN MEEL BADAN
    VILLA WARDHIIGLEY ISKA HURDO.

  13. Somali says:

    Kkkkkk kkkkkk xawayaan saciid,alcolic cawad,bal inta isu tagtaan oo maskaxda isu gaaysaan is lahaaysiiya riyada aad ku jirtaan iyo maanta meesha uu daar oodka marayo, kkkkk bal fakara kkk daar,ood waxaa ka soo haray qaayb ka tuugsata caasimada iyo kuwa ku soo socda,oo tikid u soo jartay in dawarsiga ku biiraan car yaa wax kale sheegi kara kkkkk iga daa waa saciid xoolo iyo cawad alcoholic ,,,,,,

  14. cubeyd says:

    Siciido
    Ahlu sunah waayo sow hg ma aha mise
    Waa jaaji nacasyahow qoladaad usacaba
    Tumayso waa qayb iljeex katirsan war
    Mashxarada yareeya tani guul idin ma aha kii hoyada guursada waa adeerkaa

  15. cubeyd says:

    War adoontii ceerigaabo maxaa hg laga
    Siiyaa meyay duriyadii May shacabkooda
    Edeb nooga yeelaan jabartigii nala
    Deganaa waan edbinay war guntiina
    Naga Ceshada reer sh.isxaaqoow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *