Marqaan News Agency » DEG DEG: Madaxweyne Guuleed oo Gasha Seefta kala baxay Kadib markii Xilka Laga Qaaday+Go’aan Deg Deg Ahna Gaaray

DEG DEG: Madaxweyne Guuleed oo Gasha Seefta kala baxay Kadib markii Xilka Laga Qaaday+Go’aan Deg Deg Ahna Gaaray

Madaxweyne Guuleed oo maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Gal-Mudug ay Xilkii ka qaadeen ayaa soo saaray go’aan adag.

Cabdi Kariin Guuleed ayaa soo saaray Xaalad Deg Deg Ah oo uu ku rogay Deegaanada Maamulka Gal-Mudug.

Guuleed oo Xilka laga qaaday ayaa sheegay in 90 Cisho oo u Dhiganta 3 Bilood Xaalad Deg Deg ah uu ku soo rugay Deegaanada Gal-Mudug.

 

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

15 Responses to DEG DEG: Madaxweyne Guuleed oo Gasha Seefta kala baxay Kadib markii Xilka Laga Qaaday+Go’aan Deg Deg Ahna Gaaray

  1. Cismaan Cawad says:

    Ku: Ugaaska Ceyreed ee Xerta Marqaan aka “somali” / “cubeyd”,

    Jawaabtii aad bog labaad ka hore ii soo dhigtay waa aan arkay. Waxa aan u malaynayaa in aynu kal hore isku waafaqnay in uu ruux kasta haddii beeshiisa toos loo caayo mise lagu been abuurto uu xaq buuxa u leeyahay in uu difaac adag u galo, laakiin se aynu isku qaddarinno waxii run iyo xaq ah ee ku saabsan siyaasadda iyo colaadaha dalkeena soo maray. Anigu sida aad ogtahay laga ma yaabo in aan qabiil islaameed toos u caayo xaasha! Laakiin dhacdooyin dhacay ee taariikhda galay ee ay beel mise shakhsi siyaasi ahi ka dambeeyeen sida Gen Caydiid iyo Habar Gidir haddii aad tidhaahdo yaan laga faalloonin waa eex aan caddaaladda waafaqsanayn ugaas. Diinta waad naga badisaa oo waxayna tidhi:”QULIL XAQ WALOOW CALAA NAFSIK”. Ujeeddadu mar kasta waa qaladaadkii dhacay oo la saxo ee ma aha faduul iyo xumaan qabyaaladeed.

  2. mingis tume@ soo dag) says:

    kkkkkkkkkk Cabdikariim Guulied oo afka Ciida Loo Daray Damajadidna
    oo wiishkii ku YEERAY. DAMAJADID OO DOONAYAAN DOORASHADA DALKA QABAD
    GASHO DALKNA ISKA DABA WAREEGO, XASAN XERTISA HADDII AAN DALKA LAGA QABAN HALIS AYUU GALAYAA.

  3. xaaji saalax says:

    Waa shirqool cad waxana kadanbeya ehlusana,pl,iyo yamyam iyo qadadwayn kkkkkkkkk

  4. Cismaan Cawad says:

    Waxaa meeshan ka soo if baxaysa xaqiiqada ah in ay qaddiyaddii 1991 ee ay Gen Caydiid iyo Cabdi Qaybdiid wateen gabbalkii u dhacay. Run ahaantii waxaa awalba qaddiyaddan horseed ka ahaa teer iyo 1991 ilaa iyo hadda reerka Sacad ah oo dhiig iyo dhaqaale badani kaga soo khasaareen. Waxa aan shakhsi ahaan isu naqaannaa oday ganacsade ah ee la yidhaahdo Qalax Tuurre oo afkiisa iiga sheekeeyay sidii ay qaddiyaddan isaga iyo maalqabeenno badan oo Sacad ahi u soo maalgaliyeen oo ay Gen Caydiid qorshaha la wadeen. Xaqiiqdii na isaga iyo mid Saleebaan ah ayaan mar kasta kala jiidi jiray kkkkkk. Markaasi waxaa fiicnaan lahayd in ay Sacadku qaddiyadan dhicisowday iskaga hadhaan oo ay Habar Gidirta kale iyo Hawiyaha kale ee Soomaalinimada iyo qarannimada jecel hawsha la wadaan. Tani waa faallo xaqiiqo ka hadlaysa ee ma aha neceyb qabiil. Carr ha ilu beeneeyo waa kaas ee.

  5. mingis tume@ soo dag) says:

    AAWAY CBEYD. AAWAY SAMAALE, AAWAY HALACA, AAWAY SOMAALI ALL/AFKA
    CUBEYD OO SADDEX MAGAC WATA OGAAD ISKA JIRAKKKKKKKKKKKKKKKK

  6. mingis tume@ soo dag) says:

    VIVA CAYR
    VIVA MAREEXAAN
    VIVA MURSADE
    VIVADUBLE
    VIVA DIR KOONFUREED (SUNNA-WAJAMEEC VIVA
    SHIRQOOLKII SUNNA WAJAMEECO OO GUULEYSTAY CADAADO BRITO LA QABAN
    IYO HOBYO BADIIRADLEY, CIIMADA KOMAANDOOS -SUNNA-WAJAMEECO KU FAATAXEYSAN OO ALOOW YAA U SHEEG NAABAAL.

  7. Gabar Harti says:

    ASC asxaabta, waa idin salaamay dhamaantiin

    kkkkkkk Anigu waxaan layaabaa marka dadku kadhigaan wax aan waba aheeyn waxweeyn? Macnaha awalba Gal-nus-Gal-rubuc=Gal-eber uunbeey aheeyd welina loogama fadhiyo maamul iyo dowladnimo.

  8. GABAR GALMUDUG says:

    doqon harti
    ebar waa adiga xagee ka tirsan tahay?maamul ma leedahay
    mise sidii kubata loo laado ayaa meel waliba lagu gumeestaa
    Galmudug waa dad jira oo maamul dhameestiran leh,adiga se
    lanaagab cid ayaa ku leh,markaad xoroowdid ayaad wax dhihi kartaa
    jariyad isaaq ayaa tahay ka seexo melaha dadka xorta ku hadlaan.
    dowalad iyo maamul waxba laga weedinayo,waxaa tahay doqon daaruud
    oo waligeed wax xornimo arag marna isaaq,tigree,kenyan intaa ayaa ku leh,

  9. GABAR GALMUDUG says:

    Doqomada harti
    markeey arkaan magaca Galmudug waa lagu yacaa sidii ineey,
    daroogo lagu soo duray ayee caaaaaaaaaaaaaac sowada qoraan,
    mise ineey soo caanbaxaan mey rabaan,aniga waba fahmi waaye mise jugtii ku dhacday mj meey la qaracmeen.

  10. Siciid says:

    Gabar Nus-nus rubuc taano.

    Diyaari moxogii iyo falfaliirkii meeshii afgooye iyo cadaado dab ayaa wada qabsaday waana la soo jafay mooryaantii.

    Bahalkaa falfaliirka ee dhuusada badana naga yareeya dheh.

    ciida ham hala siiyo. dhac iyo boob danbe waa dhamaadeen ee meeshii laga soo jafay mooryaanta ayaa lagu soo celiayay, dub falfaliirka iyo moxoga wax kale mahaystaane.

    Cubayd afjaahuur wali masheeko ayuu hayaa???

  11. Somali says:

    Kkkk saciid doqonow,ma ogtahay meeshii aay ku dambaaysay 18 guuradii buqland in aay gadaal u soo laabatau oo hada wax buqland la yiraahdo in aaysan jirin oo lagu kala cararay,kk waxaad kale oo aad ku war ladahay in uu cawar uu tuuladii gorowe ahaayd uu san tagI karin hadii u hawoodo in la kufsandoono,waxba ma haaydaane dhareerka ceshada ma gaartaan dowlad goboleedka barakaaysan GALMUDUG kkk saciid xoolo faqash badan ayaa coomo galay markii galmudug la dhisay coomihii labaad waxaay ku laabteen markii la furay dakada hobyo,bal u fiirso dawirsiga geed loogu soo gaban ee samaaynayo AF DHASHO,OO UU LEEYAHAY muqdisho lacag baa taal ee ha loo gurmado dadku abaaruhu sameeyeen ee buqlaan kkkk ma asagaa la cagta meesha dhigtay af dhasho marka reerhii buqlaan oo dhan waay soo tuugsi tageen ! Tuugsi.com

  12. cubeyd says:

    Mr cawar
    Cadaaladaadu ma inaad galkacyo dadka
    Isku haya aad qaar aflagaadayso maamulkoodaa cadaaladaadu ma inaad
    Caydiid beenka sheegto c/lahi tigree
    Aad amaanto dhibatada dhulkaaga&dadkaaga ayaa kuquseeya

  13. cubeyd says:

    Mr cawar
    Reerka sacad ama habargidir waxay
    Hormood u ahaayeen ridistii rajiimkii
    Dhibaatada&dulmiga kuhayay umada
    Samaale saaka hargaysa&muqdisho dadkii
    Lahaa ayaa maamulanaya waa ilaahay hadii

  14. cubeyd says:

    Waa ilaah mahadii adigu intaad leedahay taariq hore&galmudug eedeyn
    Teeda waxaa kuudhaama dhibaatada reerkaaga haysata&dayaca xuquuq la aanta kuhaysata inaad Kurdi somaliya
    Kanoqoto taas inaad taas hadasho

  15. cubeyd says:

    Siciido
    Maxaa dhamaaday intaan ku boobo
    Ayaan kukufsanayaa yaa iga kaa celinaya maxaa kuusoo kordhay
    Dameer aan saaranahay baad tahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *