Marqaan News Agency » DEG DEG: Maamulka Soomaaliand oo is Hor istaagay Biyo Dhaamin iyo Gurmad ka socday Gobolka Sool

DEG DEG: Maamulka Soomaaliand oo is Hor istaagay Biyo Dhaamin iyo Gurmad ka socday Gobolka Sool

Warark anaga soo Gaaraya Deeganada SSC Ayaa waxa ay ku waramayaan in Ciidamada Maamulka Soomalilnd Oo hor istaagay biyadhaankii loogu gurmanayay dadkay aburuhu saamayeen.

Biya Dhaamintaan ayaa waxaa  maaamulka khaatumo waxaan Biyahaasi laga qaybinayay Deeganada Gobolka sool hoos yimaada oo aburuhu kasii darayan .

Soomaaliand ayaa Xarig ugu Hanjabtay Dadkaasi Wada Biya Dhaaminta iyaga oo qaarkoodna dib uga Soo Laabtay deegankaasi.

Falkaasi ayaa waxaa si aad ah uga xumaaday waxgaradka Gobolka Sool kuwaasi oo ku tilmaamay wax la layaabo.

Ganacsatada Khaatumo oo Ay Wehlinayaan maamulka Khaatumo ayaa Biyo Dhaamin iyo adeegyo loogu Gurmanayo dadka dhibanayaasha u ah abaarta ka wada Qeeybo kamid ah Gobolka Sool.

MARQAAN MEDIA

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

2 Responses to DEG DEG: Maamulka Soomaaliand oo is Hor istaagay Biyo Dhaamin iyo Gurmad ka socday Gobolka Sool

  1. Somali says:

    Kk waa nasab dhalay somaliland wlhi waa arin fiican,yaa waayo qofka yeelayo faqash biyo hala siiyo waa cidna waa in aay haraad u baa ba aan,xaaraanta xaaraantu dhashay,

    • Waran says:

      SOMALI
      XAARAAMI UU XAARAAMI DHALAY ADIGAA AHE MAADIGAA DIIDI KARA INAY KHAATUMO DADKEEDA CAAWISANA CIDNA UGAMA AMAR QAADANAYSO MOTHER FUCKER IDIOT
      GARAADKAAGA XUN BAAD KA HADASHAY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *