Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO:Yaab Gudoomiyahii Barlamaanka Iyo cabdikarim Guuleed Oo Muqdisho madaxtooyo ka Furtay, Shirkiisa Jaraa’id Oo Xilka Qaadistiisa Ku Tilmaamay Sharci daro..

DAAWO VIDEO:Yaab Gudoomiyahii Barlamaanka Iyo cabdikarim Guuleed Oo Muqdisho madaxtooyo ka Furtay, Shirkiisa Jaraa’id Oo Xilka Qaadistiisa Ku Tilmaamay Sharci daro..

Shirka Jaraaid  Oo uu qabtay cabdikarim Guuleed Muqdisho waxa Uu Sheegay Inuusan Aqbalayn marna Xilka Qaadistiisa.

waxa Uu sheegay Inaysan waxba Ka Jirin Goaanka Kasoo baxay barlamaanka Galmudug Oo xilka Looga Qaaday  Isaga.

Barlamaabnka Galmudug waxa UU ku eedeyey Madaxweynaha Inuusan Shaqada Loogu talo galay uusan qabanin  waxana Tasai Muujinaysa Gudoomiyahii Iyo gudoomiye Ku xigeenkii iyo madaxweynahii oo muqdisho ku wada Sugan Shir ku qabtay.

Halkani Riix Video muqaalka

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

12 Responses to DAAWO VIDEO:Yaab Gudoomiyahii Barlamaanka Iyo cabdikarim Guuleed Oo Muqdisho madaxtooyo ka Furtay, Shirkiisa Jaraa’id Oo Xilka Qaadistiisa Ku Tilmaamay Sharci daro..

  1. Cismaan Cawad says:

    Dhega Juunoow qaddiyaddii waa ay galbatay oo soo noqon mayso ee fadlan adiga iyo Damul Jadiid Habar Gidirta iyo Hawiyaha kale ee qaddiyadda Soomaalinimo ku taagan dhinac ka raaca. Rabitaanka shacabka Galmudug waa muqaddas oo sidaasi aawadeed haddii meesha lagaa nacay u bannee dadkani waxa aad aaminsantahay uma muuqdaan oo qarannimo ayaa u cad ee.

    Haddii aad ka cabsi qabto in laca la’aani kugu dhacdo qurbaha iska aad oo dhididkaaga soo maal sida rag badan oo Soomaaliyeed sameeyaan. Haddii kale Qadar i biila dheh oo ganacsi ka furo Cadaado. Waa iga talo.

  2. xaaji saalax says:

    Geesi iga dheh adeerki caydiid waa Ku banaan yahay,kkkkkkkkkkkj

  3. hani says:

    Caasha cawad danta puklan iyo daacishka dhulkii idinka qabsaday ka hadal waa hadii bintilangab caqli ku danbeeyo

  4. ku ina cawad kabo tole sare ku doofaar la eryey waxaa tihiin others labadiinuba dadka ha wosaqaynina

  5. Dab La Ridey says:

    @ NAABAAL ISKIIFO

    WAXAAD IGU TIRI BERI DHOWD ANIGU MA AHI HAWIYE.MA AHI DAAROOD,MA AHI EELAY. MARKA SU’AASHU WAXAY TAHAY

    MA MARTIILE HAWIYE BAAD TAHAY (shiikhaal)

  6. Dab La Ridey says:

    WARKA CADAADO…..CABDIKARIIM GUULEED NO WAY BACK

    XASSAN XOOLO……AFKI BAA JUUQ GAGABAY

  7. Dab La Ridey says:

    GUDDOOMIYAHA BARLAMAANKA GAL-MOORYAAN IYO KU XIGEENKA GUIDOOMIYAHA BARLAMAANKA GAL-MOORYAAN OO ISKA CAYNAYA IDAACADAHA MUUQA-DISHO.

    BARLAMAAN XAAL QAADO.
    MAAMUL GOBOLEED XAAL QAADO.
    FEDERAL XAAL QAADO.

    BAAFIN MOORYAANTI GAL-MOORYAAN EE KALA AHAA

    1- MOORYAAN CUBAYD
    2-MOORYAAN QASHIN SOMALI
    3-GABAR GAL-MOORYAAN

    KAALAYA KALA QABTA MOORYAANTA CADAADO ILAA MUUQADISHO ISKU CAYNAYA OO XILKA ISKA QAADAYA.

    QASHIN MARKI LA QURXIYO AAKHIRKA WUU URAA OO QARXAA.

  8. TAXI GALKACYO 24/HOURS @ says:

    KKKKKKKKKKK VIVA SUNNA WAJAMEECO NOOLOOW NOOLOOW HOGAAMIYA SACAD
    EE FULAYGA AH OO CADAADO MARTIDA MADAXTOOYADA MARTI KU XAGGEE BUU
    HEYSTAA CEEEEEEEEEEEEEEEEEEB AND FEDEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEXO
    WAKAAS INA GAAS DALXIIS KU MARAYA XEEBAHA NAACOOWDA BADAN FROM TO DALXIIS CABDIKARIIM QOXOOTI XABAD KEENTO VILLA XASAN SHIEKH.
    AWAY CUBEYD MOOYAAN, SAMAALE MOORYAAN, SOMALI HABARGIDIR MOORYAAN
    HALAC MOORYAAN KKKKKK SOO HOOBO AFKA CIIDA MA LOO DARAY KKKKKKKKKK

  9. cubeyd says:

    Suldaan garac
    Madaxda galmudug haday iscaayaan waa
    Dad xor ah democratic ah ismagumaystaan sida pukland doqonka
    Warooska ah een garoowe lagu gumaysto
    Ee aan hadli Karin miyaad g/mudug mooday

  10. cubeyd says:

    Mr cawar
    Doqonbaa tahay aan dhibaatada haysata
    Ujeedin warmaxaad umada xortaa u
    Sheeganaysaa warlahaystahow Kurdishka
    Inagumeed awalba gumeysi&xornimo makala aqoon dhagajuun waa laandheere
    Xor ah

  11. muxubo says:

    kkkkkkkkkkkkk

    Suldaan Dab Lariday
    waad iga qoslisay wallahi. QASHIN HADII LAQURXIYO WUU URAA? KKKKKKK RUN BADANAA XIGMAD

  12. Gabar Harti says:

    Suldaan Dab La Riday
    maxaa tiri
    kkkkkkkkkkkkkkk

    QASHIN HADII LAQURXIYO WUU QURMAA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *