Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO: Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Eeyaha ka Hortaga qaraxyada ka dhaca Muqdisho+Muuqaal Sir ah

DAAWO VIDEO: Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Eeyaha ka Hortaga qaraxyada ka dhaca Muqdisho+Muuqaal Sir ah

Muuqaal la doobay ayaa Muujinaya in Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya ay la shaqeeyana Eeyo Taba bar sare leh.

Eeyahaan Ayaa waxa ay yihiin Eeyo Si qaas ah uga hortagaya Qaraxyada Gawaarida laga soo buuxiyo Ee ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Eeyaha ayaa Awood u leh in ay sheegaan in Qaraxa uu ku jiro Gaariga isga oo si Deg Deg ah u sheegaya in gaariga uu miineeysanyahay.

Arintaan ayaa laga yaabaa in ay Qeeyb ka qaadato ka hortaga qaraxyada Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.

Halkan ku Dhufo oo Daawo Video

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

3 Responses to DAAWO VIDEO: Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Eeyaha ka Hortaga qaraxyada ka dhaca Muqdisho+Muuqaal Sir ah

  1. aisha says:

    Masha allah cadawgiin ha jabo waxa xaqiiqa inay ciidamada muqdisha ee bolis iyo milatariba ay shaqo wayn u hayaan dalka iyo dadka naftood hura yaal yahiin noolada guleeysta

  2. hibo says:

    waxey lasoo afdheer yahiin dowlada soomaaliya uu madaxda ka yahay mudane xassan sheeikh waxba kama qaban wadanka waase guul ey cidanka xooga dalka soomaliya iyo ciidamada booskiiska soomaaliya gaaren si ey cadawga uga hor tagaan maashaa allaah aloow guul siiy

  3. Yusuf says:

    Hawl fiican oo ka mid ah shaqada ciidamada nabadgelyada.
    Laakiin, Marqaan video-ga sir ma ah ee waa dhoollatus ay daawanayaan kumaankun qof ee sidaa ogaaada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *