Sunday, January 21st, 2018
.

(DAAWO VIDEO )Heshiis Buuxa Beelaha Walalaha Ah Cabdi Garaad (Qayaad) iyo Maxamed Garaad (Ba’hararsame)

,
Published on December 31, 2016 by   ·   2 Comments

Heshiis kale Oo Buuxa Ayaa  lagu kala Dhariyey Labada Beelood ee walalaha Ah Oo  Dhawaan dagaalada Ku Dhex Marayey Gobolka Sool;,waxaana Laga Dhaariyey 90  Oday oo ka kala Tirsan labada Dhinac.

Heshiiskani oo hordhac Ahaa waxa Ka wada Qeyb galay wax garad ka Kala Socdey Sool,sanag iyo cayn Iyadoona halkaasi dar daaran loogu Jeediyey,waxaana Loogu baaqay inay baaqa qaataan.

Cabdi Garaad (Qayaad) iyo Maxamed Garaad (Ba’hararsame) ayaa Loogu Baaqay Inay joojiyaan Dhiiga Dadka Dadka Shacabka Ku dhimanayaan Macno darada.

Halkani Riix Video Muqaalka

.

Readers Comments (2)

  1. ciise says:

    shareecada islaamka ilaa laysku xukumo oo dilaaga laqisaaso ma liibaanayno.
    waxaa kadaran daba ayaa la marsanayaa gacan ku dhiiglaha, miyaanay dadku ogayn kan wax diley iyo kan difaacayaa inay ku shurkeeyeen dhiigga qofkaas muslimka ah tan kale haddiiba diyo laqaato waxaa loo qaadanayaa si dulmi ah oo ciddii xaqaa lahayd ma arkayso.
    subxaanallaah l, ilaahow xaqa nawaafaji

  2. shanmaal says:

    Waxaa mahadi u sugnaatay Allahweyn ee na abuurtay,marka xigta waxaan u mahad celinaynaa labada beelood ee walaalaha ah iyo heshiiska ay gaadheen .

    waad ku mahadsan tihiin heshiiskaas aad gaadheen walow mar hore loo baahnaa .maashaa Allah (waa in la qisaasaa qofka wax dila oo aan mag laga qaadan si dilka loo soo afjaro)






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...