Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO: Maraykanka Oo laba Madaxweyne Yeeshay,Obama Oo Cuna qabatayn saaray Ruushka ,Iyo Donald Trum Go’an kale Soo saaray..

DAAWO VIDEO: Maraykanka Oo laba Madaxweyne Yeeshay,Obama Oo Cuna qabatayn saaray Ruushka ,Iyo Donald Trum Go’an kale Soo saaray..

Madaxweynaha Barack Obama ayaa Khamiistii cunaqabateyn kusoo rogay laba hey’adood oo kuwa sirdoonla ah oo uu Ruushku leeyahay, isaga oo dalka Mareykanka ka ceyriyey ilaa iyo 35 sarkaal oo Ruush ah.

Talaabadan ayuu maamulka madaxweyne Obama uga jawaabayey faragelin la sheegay in Ruushka uu ku sameeyey doorashooyinkii madaxtinimo ee dalka Mareykanka ka dhacay bishii November ee sanadkaan.

Ruushka oo isla markiiba ka hadashay cunaqabateyntan ayaa ku tilmaantay arrin sharci darra ah, iyaga oo ku hanjabtay inay jawaab adag bixin doonto.

Madaxwene Obama ayaa tallaabadani ku tilmaamay mid sax ah oo lagama maarmaan aheyd.

Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trumo oo arrintan ka hadlay ayaa sheegay inuu toddobaadka soo socdo la kulmi doono saraakiisha dhinaca sirdoonka Mareykanka si ay u siiyaan warbixin ku saabsan arrimahan.

halkani Riix Video

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

6 Responses to DAAWO VIDEO: Maraykanka Oo laba Madaxweyne Yeeshay,Obama Oo Cuna qabatayn saaray Ruushka ,Iyo Donald Trum Go’an kale Soo saaray..

  1. mingis tume@ soo dag) says:

    obama puntin, trump maxaa ka heysta soomaalida and Damajadid, shabaab maxaa kala
    Heysta, xasan culusow and xildhibaanada Cusub Maxaa kala Heysta.kkk kkk kkk
    ——————————————–
    ADUUNYADAN FASAHAADAY BAAN FAALADEED GALAYA
    1)Markaykana and Russia waxay isku Haystan
    Waa Dalka Suuriya waxay kala Taageereyn
    a)shiico—- oo Garab Madaxweynaha Bashar
    Asad)TAAGEERO KA HELAYA (RUSSIA).
    b)sunni–oo mucaarad ah oo Taageero ka helaya (America and Boqortooyada saudia Arabia.(aloow sahal amuuraha)
    SIDDA LOO KHIYAANAY SHACABKII SOOMALIYEED
    XASAN SHIEKH, XERTA DAMAJADID @
    1)waxay u fasaxeen in ay shabaab Caasimadii Hawiye ka adeegtan sida ay Doonaan ka yeelaan(shacabka xamar Dagan)
    2)xasan and xisbiga Damajadid ALL/HANTIDII
    TAALY OO DHAN OO GACANTOODA BIDIX KU JIRTA
    ALOOW- SHAL-AMUURAHA NA HORYAAL.

  2. boondheere says:

    MINGISTUME SOO DAG
    BOOWE SALAANTA ISLAANKA IYO BEELDAAJE
    MAJEERTEEN IYO XUKUN JECLI MAXAA KALA HEYSTA
    SHABAAB IYO DAWLADANA MAXAA KALA HEYSTA
    KHAATUMO IYO SOMALILAND MAXAA KALA HAYSTA
    CABDISAMAD GALLAN IYO GAASNA MAXAA KALA HAYSTA
    CABDRAXMAN MUUMIN DAACISH IYO PLAND MAXAA KALA HAYSTA
    PUTIN IYO OBAMA MAXAA KALA HAYSTA
    MINGISTUME SOO DAG IYO BOONDHEERE MAXAA KALA HAYSTA
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    BOOWE WAA KU SALAAMAY KAFTAN.COM

  3. Shanmaal says:

    waa mindi sadex af leh,dhinicii loo jeediyana wax u goynaysa.

  4. Eerible Faranfar says:

    MJ iyo Xabashi u adeeg maxaa kala haysta?
    MJ iyo xukun u hanqal taag maxaa kala haysta?
    Xasan Sh. Maxamuud iyo qoorsagarada dahsoon uu MJ ku hayo maxaa
    kala haysta?
    Tabar yarida Daarood iyo culaabta Hawiye maxaa kala haysta?
    Qaadan waaga Daarood iyo qabka Hawiye maxaa kala haysta?
    Maxaase kala haysta: Qaldaan goosasho ku hadaaqaya iyo khabardaarnimada Samaale.
    QABWEYNIDA SOOMAALIYEED IYO QOOQ BEENAADKA XABASHINA maxaa kala haysta?
    Sheeko baraleyda iyo beenta reer galbeedka iyo Samaale oo beenta
    ku dhegeysta dheg been ahna maxaa kala haysta?

  5. boondheere says:

    EERIBLE FARANFAR
    SCW SXB
    BOONDHEERE IYO MINGISTUME MAXAA KALA HAYSTA
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  6. cubeyd says:

    Atoore&Dumarlalatirsado maxaa kala
    Haysta garac latuuray&aabo raadin maxaa kala haysta Mr cawar&aqoon maxaa
    Kala haysta faroole&lacagta muqdisho
    Taala maxaa kala haysta waroos&dhuxul
    Maxaa kala haysta majerten&Malay maxaa
    Kala haysta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *