Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO YAAB:Martidu Martida Kale way ka Naxdaa,Xaglotoosiye Oo ka hadlaya wada Hadalada Khaatumo & S/land”Dhiga Iyo Dhaqanka Cali khalif Kama Masuul Aha”

DAAWO VIDEO YAAB:Martidu Martida Kale way ka Naxdaa,Xaglotoosiye Oo ka hadlaya wada Hadalada Khaatumo & S/land”Dhiga Iyo Dhaqanka Cali khalif Kama Masuul Aha”

Horaa Waxa Oo yidhi martidu martida kale Way ka naxdaa sabbabtoo Ah Kuma Qanacsana Martida Wixii lagu marti qaadi lahaa inuu nin kale lasiiyo.

Waxa taasi la Mida Siyaasinta Hada Kujira Maamulka Soomaliland oo Iyagu isku Arka Hadii cali Khalif  iyo siyaasintaasi kusoo biiraan hargaysa Inay Iyagu Meesha ka Baxayaan Sababto Ah Dheecaankii Ayaa  laga Dhamaystay.

Intii Ay Joogeen Way Ku fashilmeen Wixii Iyaga Deegaanka Looga qaatay eeahaa Inay Bur Buriyaan Khaatumo iyo Deegaanadaasi siyaasinta Doonaya Inay maamul halkaasi ka Jiro.

Markii Iyagu ku fashilmeen Ayaa  Mamaulka Labaxay Soomaliland U Arkaa Inay Xiligani la Joogin wakhtigoodii Ay lacag badan Iyo hanti Badan ku qaadan lahayeen Inay dadkaasi iyagu Sheegtaan Inay matalayaan.

Inkasta Oo deegaanka Isku meel ay ka taagmi doonaan Kuwii Hore Iyo Kuwa Danbe hadana,Qolyahii hore Ujoogey hargaysa Ayaa hadaladoodda laga Dheehan Karayey  maal mahani inaysan ku qancin In Lacagti badnayd ee Iyagu qadanayeen Qolo Cusub qaadato.

Ragaasi waxa ka Mida saleebaan xaglotoosiye Iyo Baashe Oo hada Ah labada Nin oo hadlay warbaahinta Una Hadlay si ka gadisan  Inay iyaga Laftooda Marti ku yahiin hargaysa,taasi badalkeeda waxay ku milmeen beesha Isaaq Oo hada Iskuba Arkaan Inay  Dhalasho ka Haystaan.

Martida Martida Way ka Naxdaa

Halkani Riix Video xaglotoosiye Hadalkiisa

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

19 Responses to DAAWO VIDEO YAAB:Martidu Martida Kale way ka Naxdaa,Xaglotoosiye Oo ka hadlaya wada Hadalada Khaatumo & S/land”Dhiga Iyo Dhaqanka Cali khalif Kama Masuul Aha”

  1. Cismaan Cawad says:

    Amuuro taariikhda salka ku haya, kuwo siyaasad qabyaaladeysan salka ku haya iyo kuwo ay ka dambeeyaan danooyin shakhsiyadeed ayaa geyiga Somaliland isku cakiran oo dhaliyay jaha wareerkan taagan ee aan looba baahnayn runtii. Khubarada reer Galbeedku waxaa ay aad u tiigsadaan “war iyo wacyi gelin” marka ay olole ugu jiraan arrimo shacabka dantu oogu jirto. War iyo wacyi gelintu waa nooc ka mid ah baraarujinta iyo tacliiminta shucuubta.

    Siyaasiyiinta haatan hoggaanka u sidda geyiga Somaliland iyo kuwa mucaaradka ku ah intu ba qaddiyado iyo ajeendooyin is diiddan bay magacaas “Somaliland” iyo kuwa beelahooda sidooda kale isu ah ku jaha wareeriyeen. Beelaha Somaliland qolo walba amuurahaas aan kor ku soo sheegay ee aan is waafaqi karin ayay kala cabsan yihiin. Sidee bay isu qaban karaan haddaba weeye su’aashu.

    Xaqiiqada jirta iyo qorshaha uu caalamku Jamhuuriyaddii Soomaaliya ee burburtay ka wado haddii aan toos loo abbaarin oo aan beelaha lagu qancinin waallidaan uun baa abid lagu jiri doonaa. Hoggaan daacad ah ayaa degdeg loogu baahan yahay.

  2. sOmalilander says:

    soo hobo xaglatooge parasite meeshan dulsaar uun baan ku tahay fuck off dhulbahante.

    Kkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  3. Saed says:

    Marqaan news waad iga qoslisay
    Marridu martida waa ka naxdaa ciwaanka warka waa kaa iibsadeyn. Waa kalmada mug weyn
    xaglo toosiye xeebtii baa lagu soo ku baareeyey
    Sota isKaalo.

  4. Somali says:

    Kkkkkkkkkk waaa
    Kkkkkkkk sax
    Kkkkkk fuck
    Kkkk of
    KK dhu
    Los

  5. sOmalilander says:

    Fuck you dhuloos and fuck you puntiland and fuck daarood.

    fuck habar kintir

  6. Saed says:

    Kkkk somaliland Dadkii oo dhan maxaad u cayday kkkkkk

  7. Waayeel says:

    Kansas Somalia I your Somaliland isku wata caawa khamridii homeless_ka “yacni mid raqiis ah ayuu kadhargay. Kkkkkkk
    Dulli dulli dhalay

  8. Waayeel says:

    Kan Somali iyo Somaliland isku wata caawa khamridii homeless_ka “yacni mid raqiis ah ayuu kadhargay. Kkkkkkk
    Dulli dulli dhalay

  9. Atoore says:

    ASC.
    Sarqaanka sarqaanimada caanka ku ah maantay uGu daran tahay oo malaha waxuu liqay Beer EEY iyo Beer badan.Hadda ka hor bay mar murmeen nin kale oo wali jooga golahaan oo ad wada taqaaniin.Ninkaas baa kan sarqankaa ku yiri (war soo ma tihid kii darbiyada magaalada Toront-Kanada jiifi jirey?Kan Sarqaaanka ahu kama soo jawaabin waxa lagu sheegay.Waana la oran karaa waxa lagu sheegay iyo wax ka sii xun buu yahay.Waayo haddii uusan ahayn waxa lagu yiri uma uu soo hadleen sida siloon ee uu caadaystay.
    waxaana isaga la mida Huutuuga sheegta magaca somali.War Huutuu Mooryaan maba aha qof caadi ah oo dadkuu cunaa ee ka ilaashada caruuraha.

  10. sOmalilander says:

    Waar qofkan maxaa magacaygan daba dhigay?!?! Ilaahay baan kugu xawilay inuu Cancer kugu dhaco oo labada indhood dam kaasiiyo, AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN

  11. sOmalilander says:

    Qofka magacayga Copy gareeyoow,, ilaahay waxan ka baryayaa inuu Cudur Hallis ah oo Cancer ah Meel hallis ah kaagaa dhaco oo mindhiciraha ku googooyo waa habeen Jimce ahe , amiin amiin amiin amiin

  12. sOmalilander says:

    Qofka magacayga Copyga ku wadeee dadka ku caayayoow, waa habeeen JIMCE AHE waxaan ilaahay kaagaa baryayaa inuu deg deg xanuun aad ka kici waydo oo Cancer ahi wadnaha iyo labada sambab kàága dhaco amiin

  13. sOmalilander says:

    Qofka magacayga Copy ga ku wadoow, waa habeen jimce ahe waxaan ilaahay kaagaa baryayaa inuu xanuun aanaad ka kicin oo Canser ahi maskaxda iyo carabka kaagaa dhaco AMEEEN AMEEEN AMEEEN AMEEEN AMEEEN AMEEEN

  14. sOmalilander says:

    Qofka magacayga Copy gareeyoow,, ilaahay waxan ka baryayaa inuu Cudur Hallis ah oo Cancer ah Meel hallis ah kaagaa dhaco oo mindhiciraha ku googooyo waa habeen Jimce ahe , amiin amiin amiin amiin ,

  15. Raamaleey says:

    Soomali lander war dadka habaar ka kadaa habaar kaas aduukugu soolaabanayaa waayo xama aha habaar kaagu magaca waad uun isu taqaan laakiin kama xigtid cidna ee isdeji

  16. Raamaleey says:

    War wasiir kii Snm ee kafalaagoobay khaatymostd muxuu iskudhac walaal ayaa war ilayn tanookle Doqon shirshoore waa ku badan yahay Caro SSC OO KHAATUMADA SEEGTAY WAR KHAATUMADA QAADO OO MADAX WAYNE HAAGA SOODHAWEE HA RIYOO ADOO SOOJEED EE VIVA PRO MADAXWAYNE CALI KHALIIF GALAYDH

  17. mingistume soo dag says:

    Asc dhamaan warheede Hala xishoodo oo caayda joogta iyo aflagaada joogta iska daaya. soomaalidii hore dhaqan bey lahaayeen, waa ceeb raggu ma caytamo ee wuu kaftamaa oo hasaawaa. fadlan jooji caayda COPY BEEN-ABUURKA JOOJI FADLAN.

    WAYS TO STOP SWEARING @
    MY NATION, MY SELF @
    views: Why is it Some time harder to argue with people who have little knowledge and no valid argument.
    1). Because they do not listen to retute
    Often Get it wrong.
    Swearing is a bit of a bad habit, it is not too hard to stop.
    you may know that that you need to (Filter ) Yourself. thanks @

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *